Sign in to follow this  
Umal-Zamzam

Ciidamo Tigree who are taking over Puntland

Recommended Posts

Ciidamo aad u hubaysan oo Tigree ah oo gaaray magaalada Gaalkacayo iyo shacabka ku nool magaaladaas oo cabsi ay soo food saartay.

 

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gaalacyo ayaa aad uga argagaxsan ciidamo tirada badan oo Tigree ah oo soo galay gudaha Gaalkacyo maalmihii ugu dambaysay.

 

Ciidamadaan Tigreega ah ayaa waxaa ay ku suganaayeen magaalada Gaalkacyo dhawrkii maalmood ee ugu dambaysay ayada oo sidoo kalena saxaafada loodiiday in ay ka ag dhowaadaan goobaha ay ciidamadaasi saldhigyada ka samaysteen iyo in ay wax sawir ah ka qaataan.

 

Ciidamadaan ayaa waxaa la sheegay in ay dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo, iyadoo uusan weli jirin wax war ah oo arrintan la xiriira oo ka soo baxay maamulka gobolka Mudug.

 

Warar la isla dhexmarayo ayaa sheegaya in ay u yimaadeen in ay xoog ku kaxaystaan dad lagu tuhunsanyahay in ay ka danbeeyeen qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

 

Dadweynaha ku nool magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa soo food saaray walaac fara badan ka dib markii ay soo galeen magaaladaasi ciidamadaanTigreega ah oo wata ilaa todobo gaari oo ah baabuurta dagaalka ee gaashaaman ayna weylinayaan gawaari yaryar ah, Shalay ayey ahayd markii ugu horaysay ee ciidamadaan lagu arkay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

 

Mahan markii ugu horeysay oo Ciidamo Tigree ah ay soo galaan Magaalada Galkacyo, waxaana badanaa ay qafaashaan dadka ka soo jeeda Gobolka Somali Galbeed iyo Culumada ku nool degaankaasi

 

 

Brothers come under the safety of the black flag

Share this post


Link to post
Share on other sites

these soldiers are there because so called 'Puntland' is a neo-colony under their military rule and dependence.

Soon, the mujahideen will be coming to destroy them, as well as their vile puppet clients insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

W/salam

 

I must have missed that thread. Wlc back.

 

Did you forget Somali during your ban? maxaad la fahmiiwidey "miyad akhyirisatey" icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

You did not have to dig it up and prove it- Ramadan I was offline.

 

Enjoy your stay nevertheless and don't get banned again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jibreel   

Tigre has long taken over Somalia. The three Murtads in the three provinces all come under and answer to Meles. Perhaps this is an old news?

 

Jibreel

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this