Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Puntland cabinet sworn in: PICS + Audio

Recommended Posts

Abtigiis   

Xaafadu waa Puntland. Kor u bax kolkol.

 

Xaaskaygana waan tusay inaad Caanboodhayow ila dabasoctid. Muxuu ahaa bay tidhi ninku? :D:D

 

Waxaan ku idhi nin fiican oo kaftan badan buu ahaan jiraye, laakiin siddii odaygii Cabdullahi ahaa meesha looga qaaday cay unbaa laga afgartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@"Muxuu ahaa bay tidhi ninku"... :D:D

 

A&T: Caana boorihii hadaaba islaantii iigaga dacwootay; bal xaal qaado ninyahow oo ina-adeertay iga maslax-- Anigu sheekada iney meel xun kadacdo marabee! Laakin saas oy tahay...waad og-tahay, caano booranimadaada Cabdulahi iyo awoowgiisba iney ka weyntahay ee maxaad saas u leedahay?

 

As for Puntland... it is home sweat home for me; meelnah ugama socdoh ee adigu xagee ila rabi lahayd?

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

DQ

 

War sheekadaadaan u soo xiisaye wax shiddo ah majirto. Caanihiina sidii baan boodhka uga afuufaa.

 

Muxuu ahaa ninku markay igu tidhi waxaan ku idhi waa mid ka mid ah kuwa Universal TV warka ka aqriya, deedna waxaan tusay Xuseen Nuur Geesay oo ka soo waramaya Mogdishu. Kanu muxuu kaa caayi, Waa ku fool xun bay tidhi. :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL^^^ :D Ninyahow xaaskaaga waa gabar af-miishaarad ah. Ofcourse, "waa mid foolxun" ayee ku dhaheysaa! se baa adiga agtaada, nin kale quruxdiisa ey uga hadli-kartaa ama u faanin-kartaa? Yaah? Ninyahow-- marwo niyada kuu dhista kuuna qaboojisa ayaad qabtaa ee alxamdulilaahi dheh! ;)

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

 

p.s

Universal T.V, california weli masoo gaarin, mana sugayo... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

It doesn't matter. For all it matters whenever I see Xussen Nuur, I think of you.

 

Dhinaca kale, who is your candidate for the president of Somalia? Xassen Abshir?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this