Sign in to follow this  
ANWAR

SOME GOOD NEWS I THINK

Recommended Posts

ANWAR   

Ganacsi maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogeysanaya ayaa haween Soomaaliyeed ay ka bilaabeen meel u dhexeysa Ex-hotelkii SYL iyo xaafada ay ku nool yihiin fanaaniinta Soomaaliyeed ee Ex-Fiyoore oo ka tirsan degmada Wardhiigley ee magaaladan Muqdisho, kaasoo ay ugu talo galeen ciidamada Itoobiyaanka ah ee fariisinkoodu yahay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya.

 

Haweenkan oo u badan kuwa degan xaafadaha ku yaala agagaarka xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa iyagu halkaasi ka sameystay goobo ganacsi oo isugu jira kuwo lagu iibiyo waxyaabo kala duwan oo isugu jira qaad, qudaar iyo allaabo kale oo aad u fara badan, waxaana marka aad tagto goobahaasi aad ku arkeysa ciidamada Itoobiya oo raxan raxan ugu xoonsan goobahaasi iyagoo iibsanaya alaabada kala duwan ee halkaasi loo iib keeno.

 

“Waxyaabaha ugu badan ee ciidamada Itoobiya ay naga iibsadaan waxa ka mid ah qudrada noocyadeeda kala duwan sida Yaanyada, baradhada, basbaaska iyo allaabo iyo waxyaabo kale oo mararka qaarkood ay naga dalbadaan ciidamada, oo ka dib aynu magaalada uga soo iibino, sidoo kale waxaa ka mid ah ganacsiga aynu halkan ku heyno qaadka oo aad arkeyso haween anaga naga mid ahna ay halkan ku iibiyaaan, iyadoo Itoobiyaanka ciidamadooduna si aad ah ayey u iibsadaan, una isticmaalaan qaadka, waxaan sida kuu muuqato halkan ku yaala goobo lagu iibiyo shaaha oo loogu talo galay iney ku qayilaan” ayey tiri mid ka mid ah haweenka halkaasi ganacsiga ku heysta oo magaceeda ku soo gaabisay Faadumo, waxayna intaas ku dartay in inkastoo aysan garaneyn luuqada Itoobiyaanka ee ciidamada Itoobiya ay ku hadlaan, haddana ay si wanaagsan isu fahmaan marka ay wax ka iibsanayaan.

 

Ganacsigan ay haweenka Soomaaliyeed ka abuurteen ciidamada Itoobiya ayaa agagaarka Hotelkii SYL ka dhigay meelo bulsho ah oo had iyo jeer ay ciidamada Itoobiya wax ka iibsadaan, waxayna si wanaagsan isu barteen dadka halkaasi ku nool, waxayna halkaasi iska maraan iyagoo xitaa aan dharka ciidamada lebisneyn, wax hub ahna sidan, waxayna u muuqaal egyihiin Soomaalida waxa kaliya ee aad ku garaneyso iney Itoobiyaan yihiina waxay tahay marka aad maqasho luuqada ay ku hadlayaan.

 

http://www.dayniile.com/june/13june4.htm :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

jbbbbbbbbbbbbbbbb ? we all know why they are there but but you didn't have to say it ? i can't believe anwar thinks its a good thing .......blind person will only see when he trys to get help. Anwar ilaahay haku caawiyo bro

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anyone knows why only women got this "business booming" down town Hamar, if it is not AIDS spreading business. Consider famous Bur Karole is close to this Ex-fiyoore so all biatches entertaining AIDS-rich occupation forces.

 

Waxba soosocda...

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

This Anwar dude has some serious issues wallee.

 

Anyways, it's just khudaar miise waxaa kalaa lasocda.

 

No somali lady (exception, halots) would choose to sleep with some of the filthiest creatures on this planet. It aint our culture peeps.

 

These folks dont' shower, shoot.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't blame Anwar ,, he is just posting the news and i believe the title of the thread is meant to be a kinda joke

 

 

come on folks ,, u don't have to jump on the guy

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by XOG-ogaal:

jbbbbbbbbbbbbbbbb ? we all know why they are there but but you didn't have to say it ? i can't believe anwar thinks its a good thing .......blind person will only see when he trys to get help. Anwar ilaahay haku caawiyo bro

Malaha isaguna mar dhow ice-cream van buu meesha dhigan doonaa. Good news ku lehe, dad shacabkiisii xasuuqay oo qaad cunaya ayuu noo ammaanayaa. Soomaali baanan jaad cunid ku ammaanayn waaba Itoobiyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this