Sign in to follow this  
miles-militis

TAAR International Airport - Gara'd, Puntland

Recommended Posts

Horumarka Dalkaaga Hooyo kuma Xirna Hay'ad Ee Waa Wadaniyadda, Taar Air Port WQ. Maxamed Cabdi F Botan (Shiike)

 

Waxa maanta sharafti ah, in bulsho waynta soomaliyed ay garankarto in horumarka wadanka uu ku xiran yahay shaqsiyaadka u nasab sheegta wadanka, qormadan waxan kusoo qaadanaya wax qabadka muwaadinka .

 

Agaasimaha Shirkadda Illaalinta Xeebaha Dowlad Goboledka Puntland, Mudane, C/Wali Cali Taar ayaa waxa uu dhagaxdhig Garoon diyaaradeed kasameeyay Magaalada Garacad, oo katirsan Degmada Jariiban Gobolka Mudug ee Puntland Somaliya, Mudane Taar waxa uu ku guulaystay mushruuciisii ahaa in Tuulada garacad ay yeelato garoon Diyaaradeed , Garoonkaas oo labilaabay taarikhdu markii ay ahayd 16.02.2002 ayaa hadda waxa uu helay aqoonsiga Caalamiga ah ee (International Air Port System), garoonkaan oo loogu magac daray (TAAR AIR PORT) waxa furitaankiisa kasoo qayb galay dhammaan hay'adaha Caalamiga ah, ee UN'ka, sida wakiilka WFP,UNICEF,MSF Belguim, Oxfam,UNDP,UN Security Agency,Govermental and non Govermental NGO's,, iyo hay'adaha dowladda ee Maamul Goboledka Puntland. Garoonkan oo uu furitaankiisa kadib hadal kajeediyay sargaal sare oo ka tirsanaa hay'adda nabad galyada ee Qaramada midoobay, oo dhalashadiisu tahay Srilankan, ayaa waxa ay fajaciso ku noqotay sida uu wadanka somaliya yahay qaybo kamid ah , isla markaana qaybihiisa kale ay higsanayan horumarka caalamiga ah, sargaalkaas waxa uu mahad ballaaran usoo jeediyay dhammaan dadkii sida wadaniyadda lahayd ee ka qayb qaatay abaabulka garoonkaas, isla markaas waxa uu hadalo qiiro leh usoo jeediyay dadkii kasoo qayb galay xafladdaas.

 

Garoonka ayaa hadda waxa uu nasiib u yeeshay inuu helo Laysan, kaasoo micnihiisu yahay , haddii diyaarad dulmaraysa deegankaas ay lakulanto cillad farsamo ay si degdeg ahi ugu dagi karto TAAR AIR PORT. si kastaba ha'ahaatee waxa garoonkan garab socda Waddadii waynayd ee lawada sugayay looguna magac daray WADAAGSIN, Waddadan Wadaagsin waxa fikirkeeda wax ku lahaa Agaasimaha Shirkadda Illaalinta Xeebaha Puntland ee SOMCOM, Mudane C/Wali Cali taar oo ku guulaystay Dhismaha Garoonka TAAR AIRPORT.

 

Waxa kale oo lataaban karaa oo uu mudanaha ka dhisay Gobolka Mudug Magaaladiisa galkacyo ee Dowlad Goboledka Puntland, Hoteel aad u wayn , Hotelkaas waxa uu'u jiraa Bartamaha magaalada galkacyo in kusiman 1KM iyo Bar ee dhinaca waqooyiga,Hotelkaas oo hadda si toos ah oga howlgalay deegankaas, Hoteelkaas waxa magaciisa layiraahdaa TALEEX HOTEL, marka aad hormarayso Hoteelka waxa kuu muuqanaya Astaanka Calanka Somaliyeed oo ka dhexbabanaya Gudaha Hoteelka, isla markaasna waxaa dhinacyada hoteelka oo dhan kaaga muuqanaya Calamada waddamada USA, UK, KENYA, TANZANIA, GERMANY,ITALY,Franca, iyo Kuwa hay'adaha ka howlgala dalka gudihiisa.

 

Ugu danbayntii waxa qofkasta oo somaliyeed xilkasaaran yahay dalka Somaliya sidii uu oga qayb qadanlahaa horumarka dalka, kaga dayo horumarka dalkaaga hooyo kuwa u xayt-xaytay dhismaha wadanka. waxan dhawaan idin soogudbinaynaa sawiradii muuqalka TAAR AIR PORT, Waddada Wadaagsin, Iyo Waliba Hoteel Taleex.

 

Mahadsanidin

Maxamed Cabdi F Botan (Shiike)

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Originally posted by SmithNwestern:

But knowing some people they dont even know where GARAD is

LoL. We know who those people are :D

 

Samurai,

Thanks for your posts on Puntland. Very informative! Keep it up ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mystery   

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@Yusufaddie

 

is it gara'd or garacad>? if
garacad
what is the post saying? there is an airport there?

:D:D:D:D:D

 

Originally posted by SmithNwestern:

But knowing some people they dont even know where GARAD is

SNW well said,

Garad where???? :confused: :confused: :confused:

 

How desperate and pethetic can these people get.

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

You know what? haters are green with envy . when ever they hear how puntland fast growing and becoing rich state haters get shocked and start bad mouthing . but they can keeeep hating while puntland growing bigger and bigger .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Uh did i miss something? i don't think anyone is hating anyone. Wallahi i don't know where it is and would like to know beause i know garacad is bordering southern Mudug hence it is important to my knowledge. hek it took me 4 months to realise that Obbia is actually Hobyo. so again where is Gara'd?

Share this post


Link to post
Share on other sites
India   

NO man's land that is where Yusuf.

 

See these people try and come here and convincve others that their land is lush and lavish when it is infact plain desert--Arid.

 

 

Garad and co....before you convince others convince yoursleves 1st.

 

I have nothing against Putland's development infact I hope it prosporous BUT on the same token remember you are now taking the footsteps that we too back in 1991 and for that fact alone will always be LIGHT YEARS AHEAD. No enny or Hate btother just PLAIN FACTS.

 

Dusty.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mystery   

Uh did i miss something? i don't think anyone is hating anyone.

Yusufaddie, let the boy release his tension. guraad I hear you my boy. smile.gif

 

It’s hilarious to read their writings. Bari and Guraad keep on making my day their pathetic cries and moaning. :D:D:D

 

If you notice he and Bari go off the topic of discussion and never understand what is written by others. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Even so they are muslim and you are obliged to uphold their honour even in there absence. now if Islam is a dumb religion or Allah does not exist, continue making other muslims feel sad, however if you believe in allah and the last day then uphold their honour.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this