Sign in to follow this  
General Duke

TFG troops take steps in Mgadishu,,

Recommended Posts

Ciidamada Dowladda Oo Hawlgalo Ka Wada Muqdisho (Isbitalka Madiina & Wadooyinka Qaar Oo Maanta Gabi ahaanba Xaniban).

Posted to the Web Feb 11, 04:02

 

 

MUGADISHU: Waxaa gabi ahaanba xaniban Hawlihii Caafimaad ee Isbitalka weyn ee Madiina iyo dhaqdhaqaaqa xaafadaha ku xeeran, ka dib markii Ciidamada Dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Ethiopia ay hawlgalo adag ka bilaabeen halkaasi.

 

 

Wadooyinka Xaafadaha Buula Xuubeey, Ex Zope, Isbitalka Banaadir ilaa Isgoyska km4, ayaa gabi ahaanba aysan ka jirin wax isku-socod ah Dadweynaha iyo gaadiidka intaba.

 

 

Madaxa caafimaadka Isbitalka Madiina, Dr. Daahir Maxamed Maxamuud (Daahir Dheere), ayaa qiray in Isbitalka uusan maanta shaqeyn, islamarkaana ay gali waayeen dhaqaatiirtii Isbitalka ka dib markii wadooyinka soo gala Isbitalka lawada xanibay.

 

 

"Waa Nasiib darro in Bukaanka isbitalka aysan 24-kii saac ee lasoo dhaafay aysan helin wax dawo ah ama qaliin deg deg ah" sidaana waxaa yiri Dr. Daahir Dheere.

 

 

Isbitalka Madiina, ayaa waxaa haatan si aad ah u buux-dhaafiyey Bukaan aad u fara badan, oo u badan dadkii kusoo dhaawacmay Weeraradii Madaafiicda ee Caasimadda hareeyey, gaar ahaan kuwii shalay gilgilay Magaalada.

 

 

Inta u dhaxaysa Isbitalka ilaa Villa Baydhabo ayaa saakay lagu arkayey ruux mayd ah oo la garan waayey, kaasi oo xalay ku waxyeeloobay Weeraradii dhacay, sida la qiyaasayo.

 

 

Hawlgaladan ayaa waxa ay imanayaan, xilli habeenkii xalay ahaa weerar Hoobiye lagu qaaday xarunta Villa Baydhabo oo fariisin u ah Ciidamada Ethiopia.

 

 

C/risaaq C/laahi Maxamed

Puntlandonline

Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
ansaar17   

Nice try DK.

 

i thought your propaganda were bit more realistic. the xabashi-worshipers are going back to the same hotel that was bombed a day ago.

 

Apparently they do not have any where else to sleep.

 

They are testing their luck.

 

note: this is the same website u branded a clan website.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Every day you speak tough on cyberspace the relity on the grouynd is changing, shifting to the advantage of the Somali people, the whole national institutions are now in Government hands, local admins are being set up and a new 10,000 troops are being trained in all places Bali-Doogle Can you belive it, a month or so ago it was the command centre of the clan courts and the fiefdom of IndaCade..

Share this post


Link to post
Share on other sites
sourceWasiir Ku Xigeenka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Salaad Cali Jeele ayaa sheegay in awood xoog badan oo Maxkamadaha ka haray ay Muqdisho joogaan, isla markaana Ciidamada Dowlada ay la dagaalami doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
source Taliyaha Qeybta 1aad ee Ciidamada xooga Dalka Somalia Saciid Dheere ayaa sheegay inay talaabo adag ka qaadayaan kooxdii shalay sheegatay inay ka dambeeyaan qaraxyada iyo weerarada lagu qaado Ciidamada DF iyo goobaha ay joogaan Mas'uuliyiinta DF, isagoo sheegay in qof is qarinaya oo afka duubtay aysan u baaqan doonin ciidamada Afrikaan ee la filayo inay dalka soo gaaraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ansaar17   

10,000 low life drug addicts, moryaans will fail. god willing the ethiopians and their stooges will be defeated. the question is what/who will you cheer next?

 

may allah guide you from your tribal menace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You are the one who is so driven by clan he has nothing else to do but hide behind the faih. As for the 10,000 troops, they are just a new batch there is more coming and insh Allah there will be peace in Somalia and social justice for all the people specillay the unarmed clans who have been robbed of their lands. The properties will be returned and a new Somalia will emerge insha ALLAH.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Yes I support Puntland.. That makes me a clanist?

Dude, you can't be avid supporter of Puntland and accuse others of bieng motivated by clanism. It's hypocritical.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Yes I support Puntland.. That makes me a clanist?

Not only a clanist, but an expired stooge in sight of Zenawi!

 

Welcome to the playfield, the pendulum is changing to the right and against you now!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this