Sign in to follow this  
Gordon Gekko

Fake TFG soldiers captured in action

Recommended Posts

Lately the anti-TFG members of the forum has been boasting about TFG forces carrying out widespread looting. Hopefully this will serve as an adequate response to these allegations:

 

Ciidamada DF oo maanta qabtay rag labisnaa dareeska ciidamada oo lacago baad ah Muqdisho ka qaadanayay.

 

Muqdisho, Axad, April 29, 2007 Simba Radio

 

Ciidamada Dowladda KMG ah ee Somalia ayaa howl gal ay maaanta ka fuliyeen isgoyska Baar-Ubax, waxa ay ku qab qabteen maleeshiyo labisan dareeska ciidamada Dowladda oo halkaasi baad ka qaadanayay .

 

Maleeshiyadaan labisteen dareeska ciidamada DF ee maanta la qabtay ayaa ahaa kuwo lacago baad ah ka qaadanayay gawaarida BL-ka dadweynaha ee isticmaasha isgoosyska Baar Ubax.

 

Maleeshiyadaan oo tiradooda lagu sheegay lex qof ayaa maalmihii ugu dambeeyay lacago baad ah ka qaadayay gawaarida Bl-ka ee isticmaasha isgoosyka Baar Ubax.

 

Goobjooge ayaa Idaacada Simba u sheegay in ragaan ay qabteen ciidamo ka tirsan Dowlada oo sheegay in ragaan aysan ka tirsaneen ciidamada DF isla markaana ay yihiin rag burcad ah lagana qaadi doono talaabo ku haboon.

 

Goobjoogaha ayaa sheegay in ragii labistaa dareeska ciidamada ay sheegteen inay ka tirsan yihiin ciidamada Dowlada balse lagu yiri meesha aad ka tirsan tihiin nageeya taaso ay ku fadhilmeen.

 

Arrintaan ayaa kusoo beegmaya iyadoo maalintii saddexaad ciidamada Dowlada Federaalka howlo galo balaaran ay ka wadaan isgoosyada magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geedi "Xubno ka tirsan Maxkamadaha oo dareeska ciidamada DF wata ayaa dhibaatooyin ka wada Muqdisho".

 

Muqdisho, Axad, April 29, 2007 Simba Radio

 

Ra'iisul Wasaaraha Dowladda KMG ah ee Somalia Cali Maxamed Geedi, ayaa maanta sheegay in xubno ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga ah oo labisan dareeska ciidamada Dowladda ay dhibaatooyin ka wadaan magaalada Muqdisho.

 

Geedi ayaa hadalkaan ka sheegay shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in xaalada Muqdisho ay tahay mid xasiloon isla markaana ciidamada ay ku howlan yihiin sugida amniga.

 

Geedi ayaa sheegay in ciidamada Dowlada ay amar ku qabaan inay gacanta kusoo dhigaan kooxaha Muqdisho ka wada bililaqada iyo ammaan xumada.

 

Ra'iisul Wasaaraha Dowladda KMG ah ee Somalia Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay inay jiraan rag wata dareeska ciidamada Dowlada oo uu sheegay inay ammaan daro ka wadaan Muqdisho.

 

Geedi ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ciidamada Dowlada ay howl galo hub aruurin ay ka bilaabi doonaan suuqyada Muqdisho iyo guryaha, isagoo ugu baaqay shacabka inay arintaan kala shaqeeyaan Dowlada.

 

Geedi ayaa ka hadlay kulan golaha Wasiirada Muqdisho ugu socda isagoo sheegay in loogu hadli doomo ammaanka magaalada Muqdisho iyo xaaladaha dalka Somalia .

 

Hadalka Geedi ayaa kusoo beegmay xili Muqdisho laga hadal hayo rag wata dareeska ciidamada Dowlada oo bililaqo u geysanaya hantida dadweynaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lake   

Originally posted by TheSomaliEconomist:

^^ In case your not suffering from a reading disorder, you can see that the articles clearly state that their from
Simba Radio
(Simbanews.com).

"Ordinary people says: No problems with Ethio troops"

 

 

LMAO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by TheSomaliEconomist:

^^ In case your not suffering from a reading disorder, you can see that the articles clearly state that their from
Simba Radio
(Simbanews.com).

Simba Radio only quoted the allegations of a certain Mr Ali Geedi. Now, what other evidence do you have, for fake T.F.G soldiers being caught in action other then the words of a vet-turned warlord?Here is what the Times Newspaper reported about the warlord clan militias, you label as government forces:

 

Quote:“The Government’s own army consists of barely 5,000 “soldiers” — former members of the warlords’ militias who inspire fear, not confidence. They man checkpoints and stand on corners in central Mogadishu, flaunting their semi-automatics. Many chew qat. Some steal and extort (we twice had to pay bribes at checkpoints).

 

Terrified of insurgent attacks, they remove women’s niqabs — Islamic head coverings — so they can see who is underneath.”

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Here is more from the Observer:

 

Quote:There are already signs that the transitional federal government is using aid as a weapon - restricting food aid deliveries to hundreds of thousands of civilians, who are also being charged to shelter under trees on the road out of the capital to Afgoye, 30km away. According to the European Union's head of humanitarian aid, Louis Michel, Somalis fleeing the fighting have endured 'systematic looting, extortion and rape by uniformed troops' - only the Ethiopian and government forces have uniforms.

 

And last week uniformed troops commandeered 12 trucks and helped themselves to tonnes of sugar and computers from the recently opened Coca-Cola factory in Mogadishu. Only after aggressive intervention from the Americans and EU did the government agree to allow enough food for 32,000, less than a tenth of the number in need, through its roadblocks heading west on Friday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geel jire: Actually, according to the article, it was local eye-witnesses that reported the incident and that the uniformed looters showed not to be TFG-soldiers after a short interrogation from government troops. You seem to be focusing on the latter article.

 

On the Observer quotation, it must be noted that Louis Michel didn't mention that "only the Ethiopian and government forces have uniforms" but rather this addition was from the journalist Sam Kiley. One could wonder how he can be so sure about this though, as it's a well-known fact that ICU fighters did have uniforms that resembled the ones the TFG is wearing. Compare for yourself:

 

somalia_olf_icu_121306.jpgCiidamo_Muqdisho_3.jpg

 

 

Also when quoting other news articles to support your arguments make sure to provide the full links.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

The Somali economist, i gather you still have no evidence to back up your claims. Just like you tried to claim the populace of Muqdisho had no problems with the Ethiopian troops. Again i ask you, where is your evidence apart from the words of a vet-turned warlord? The very same man who claimed that terrorists were orchestrating the war in Dahar etc.....You can't hide the fact that the militias of the warlords government do have an awful history. The names Mohamed Dheere, Qeybdiid ect... donot inspire much confidence, do they? So i wouldn't expect any different from their supporters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geel jire: I don't think the 'vet warlord' was the one that was featured in the first article which I told you to have another look at:

 

Goobjooge ayaa Idaacada Simba u sheegay in ragaan ay qabteen ciidamo ka tirsan Dowlada oo sheegay in ragaan aysan ka tirsaneen ciidamada DF isla markaana ay yihiin rag burcad ah lagana qaadi doono talaabo ku haboon.

 

Goobjoogaha ayaa sheegay in ragii labistaa dareeska ciidamada ay sheegteen inay ka tirsan yihiin ciidamada Dowlada balse lagu yiri meesha aad ka tirsan tihiin nageeya taaso ay ku fadhilmeen.

 

I believe the above quotations from the ppl who witnessed the incident and spoke with the Simba journalists about it in article #1 is enough 'evidence' to confirm PM Gedis theory in article #2. The rest of your post seem mostly to be random rambling and I'm having trouble to see how it strengtens your arguments. I see you've omitted the useless Observer article quotations though which is a step forward.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Quote:rag burcad ah lagana qaadi doono talaabo ku haboon

 

"Rag Burcad ah".

 

Quote:Goobjoogaha ayaa sheegay in ragii labistaa dareeska ciidamada ay sheegteen inay ka tirsan yihiin ciidamada Dowlada balse lagu yiri meesha aad ka tirsan tihiin nageeya taaso ay ku fadhilmeen.

 

Nothing about Islamic Court members.

 

 

And then the words of the vet-turned warlord himself:

 

Quote;Ra'iisul Wasaaraha Dowladda KMG ah ee Somalia Cali Maxamed Geedi, ayaa maanta sheegay in xubno ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga ah oo labisan dareeska ciidamada Dowladda ay dhibaatooyin ka wadaan magaalada Muqdisho.

 

 

Once again prove to me that Islamic Courts members were dressed as T.F.G soldiers, whilst looting!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Geel-Jiire, bro these news portals were anti-TFG, specialy Simba.

 

The TFG troops are not looters, simple.

Kooxo ku labisan dharka Ciidammada Dowladda oo lagu qabtay iyagoo lacago ka urursanaya Isgoyska Baar Ubax

 

April 29 . 2007 Radiofreesomalia.com

 

Kooxo labisan direyska ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay iyagoo canshuuraad ka qaadanaya dadka ganac satada ah iyo gaadiidka ku sugan Isgoyska Baar Ubax

 

Kooxahaan ayaa waxaa gacanta ku dhigay ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda iyagoo xabsiga u taxaabay, waxaana ay sheegeen saraakiisha ciidammada Dowladda inay sharciga hor-geyn doonaan kooxa haas.

 

Wararka ayaa waxay sheegayaan in kooxahaan labisan dharka dowladda ay dhaceen gaari ka tirsan kuwa shacabka iyagoo kala cararay, waxaana dadka qaarkood ay sheegeen inay dhacdooyinkaan yihiin kuwo ku soo badanaya Muqdisho.

 

Arrintaan ayaa waxay ku soo beegantay xilli Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Geeddi uu sheegay inay jiraan kooxo ka haray Maxkamadihii Midoobay oo ku labisan dharka dowladda oo shacabka dhibaato culus u geysanaya.

Tan iyo intii ay dowladdu la wareegtay gacan ku haynta Muqdisho ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in kooxo ku labisan dharka dowladda ay bililiqo ka geysanayaan xaafadaha Muqdisho iyo goobihii lagu dagaalamay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

The TFG troops are not looters, simple.

Everyone can detect the lack of convinction in that statement. You know full well as do most informed Somalis that the TFG is teeming with looters, killers, corrupt officials and the works.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this