Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: Parliament Approve New Ministers

Recommended Posts

Gediid   

Originally posted by xiinfaniin:

:D:D:D
@
I've left out the names of the organizations for the common security reasons.

 

 

…yet secessionists and their hired pens have yet to find their voice in a manner that could convince the world about the merits of splitting Somalis along clan lines.

 

Recent election and the manner in which it was executed were impressive…the resultant outcome in the form of Siilaanyo’s leadership represented a ray of hope in the region. Still in the eyes of the power centers that matter, it was indeed a local in nature and had nothing to change the geopolitical equation.

Even this had me wanting to drop a comment or two.Waar Ninka sidan ka daaya, this is bigger than a setup.Sidii suuqi doqon ma waaye ayaad Xiin intaad buudhi sarteen ayaad kaga tagteen.Talk about him quoting that old adage a few days back waar reerku ma sidan ayuu u sal fududaa...... :D

Markuu Somaliland maqlo ayuu odeygu sidii Islan saar hayo ayuu u soo boodayaa.

 

Its been a while,Good to see yall,SOL was a great pastime... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have said from the beginning, the guy has NO diplomatic or any other international experience. Even if you like him that is no reason to make him the highest diplomat of a country who has so main goal is to achieve international recongnition.

 

Diplomacy is an art which is very different from intellectual debates in front of a public where an issue is decided on the merit of the arguments.

Share this post


Link to post
Share on other sites

6-wasiir iyo 3-wasiir ku xigeen oo ka mid ah xukuumada madaxweyne siilaanyo oo ay saaka aqlabiyad ku meel mariyeen mudanaasha golaha wakiiladu

 

 

Hargeysa (HWN) mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa cod aqlabiyada ugu codeeyay 6- wasiir iyo saddex wasiir ku xigeen oo ka mid ah xukuumada madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

 

fadhigan saaka oo uu shirguddoominayay guddoomiyaha golaha wakiilada Mud. C/raxmaan Maxamed C/laahi (C/raxmaan Cirro), ayaa waxa ka soo xaadiray 55 mudane, waxaanay dhamaantood u codeeyeen 9-kaas xubnood ee isugu jira wasiirada iyo ku xigeenada.

 

xoghayaha guud ee golaha wakiilada ayaa ugu horeyn halkaas mudanayaasha uga akhriyay CV-yada wasiiradan, waxaanu ka sheekeeyay taariikhahooda shaqo waxbarasho iyo waliba kaalmihii ay ka soo qaateen dalka ka hor intii aan loo magacaabin wasiirnimadan cusub.

 

markii uu xoghayaha guud dhameeyay isla markaana mudanayaasha u soo bandhigay CV-yadooda ayaa waxa uu guddoomiyaha golaha wakiiladu min saddex daqiiqo siiyay wasiiradan, si ay golaha ugu soo bandhigaan waxyaabaha ay damacsan yihiin mustaqbalka in ay qabtaan, iyada oo uu mid waliba halkaas ka sheegay talaabooyinka uu damacsan yahay in uu ku dhaqaaqo wakhtiyada soo socda.

 

waxaanu intaas oo ka dib guddoomiyaha golaha wakiiladu uu ka codsaday mudanayaasha in ay u codeeyeen wasiiradan iyada oo ugu horeyn magaciisa madasha laga xaadiriyay Wasiirka xannaanada, deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Dr. Axmed Xaashi Oday oo ay u codeeyeen 54 mudane, cid diiday iyo cid ka aamustay toona aanay jirin.

 

wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka Xuseen Axmed Caydiid isna waxa ogolaaday in uu wasiir ka noqdo dalka jamhuuriyada somaliland 54-mudane, cid diiday iyo cid ka aamustay toonii may jirin.

 

wasiirka caafimaadka Xuseen Maxamed Muxumed (Xuseen Xoog) waxa ogolaaday 54 mudane, cid diiday iyo cid ka aamustay midnaba may jirin.

 

Wasiirka kalluumaysiga, khayraadka dabiiciga ah iyo maamulka dekedaha Maxamed Yaasiin Xasan waxa ogalaaday 54-mudane cid diiday iyo cid ka aamustay midnaba may jirin

 

Wasiirka beeraha Faarax Cilmi Maxamuud 54 mudane cid diiday iyo cid kaa aamustay midnaba may jirin

 

Wasiirka ciyaaraha, dhalinyarta iyo dhaqanka Maxamed Xaashi Madar 54 mudane cid diiday iyo cid kaa aamustay midnaba may jirin

 

 

 

Wasiir-ku-xigeenka W/waxbarashada Cali Xaamud Jibriil waxa ogolaaday 54 mudane cid diiday iyo cid kaa aamustay midnaba may jirin

 

wasiir ku xigeenka hawlaha guud Cali Cabdi Saa´iq waxa ogolaaday 54-mudane cid diiday iyo cid kaa aamustay midnaba may jirin

 

wasiir ku xigeenka caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan 54 mudane cid diiday iyo cid kaa aamustay midnaba may jirin

 

gabagabadii ayuu guddoomiyaha golaha wakiiladu mudanayaasha ku wargeliyay in 9 todobaad oo ka bilaabmi doonta maalinta beri ah ay fasax yihiin,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this