Sign in to follow this  
Showqi

A list of all the things Al Shabaab banned

Recommended Posts

lolzzz,,,

al shabab waxay mamnuuceen waxa ka mid ah:

rajabeeto

kastuumo

ookiyaalo

shukaansi

heeso

cayaaro

food in lajarto

labiska yoyoga

jalaato in wadada lagu cuno

cilaan buufis

xaflad aroos

tusbax

bun iyo daango

and so many things i can't remember now

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xarakada shabaab oo magaalada Baydhabo ka mamnuucay omeyga

 

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa gawaarida loo yaqaanno homeyga ka mamnuucay inay ka dhex shaqeeyaan gudaha magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

 

Maleeshiyada ayaa xabsiga magaalada Baydhabo isgu geeyey ku dhawaad toddobaatan gaari oo nooca Homey-da ah, iyagoo ku wargeliyay inaanay ka dhex shaqeyn karin gudaha magaalada.

 

Abuukar Xasan ka tirsan milkiilayaasha garwaarida ayaa Bar-kulan u sheegay in baabuurtooda si qasab ah lagu kaxeystay, iyadoo aan loo sheegin sababta.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in maleeshiyada ay doonayaan in gawaarida ay kaga daabulaan magaalada baydhabo dadka abaaraah uga soo barakacay si ay dib ugu celiyaan deegaannidii ay horay uga soo barakeceen.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this