Sign in to follow this  
Paragon

ONLF now in control of Qalaafe town

Recommended Posts

Paragon   

Jabhada ONLF Oo Lawaeergtay Gacanku Haynta Degmada Qalaafe

 

(Qalaafe}18.05-07Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Magaalada Qalaafe oo ka tirsan Dhulka Soomaali Galbeed ay gacanta u gashay Jabhadda ONLF. sida ay sheegeen dadkii degganaa magaaladaas ma jirin wax dagaal ah oo ka dhacay halkaas.

 

 

Sida uu noo xaqiijiyay Wariyaheenna Magaalada Qalaafe ma jirin wax ciidan ahaa oo ku sugnaa magaaladaas marka laga reebo dhawr dabaqoodhi oo la shaqayn jirtay dowlada ethiopia.

 

markii ay Jabhaddu qabsatay Magaalada Qalaafe ayaa waxay u kuur gashay raadinta shaqsiyaadkii la shaqayn jiray dowlada ethiopia iyo kuwii ka soo baxsaday Jabhadda ee markii dambana Jaasuuska u noqday dowlada ethiopia, waxayna markii dambe heshay laba nin oo la shaqayn jiray dowlada kuwaas oo ay Jabhaddu markii dambe khaarijisay.

 

Magaalada Qalaafe ee ay qabsadeen Jabhadda ONLF ayaa iyadu hadda deggan oo aysan jirin haba yaraatee wax cabsi ama argagax haysta shacabka deggan magaaladaas

 

. Qabsashadan ay jabhaddu kula wareegtay gacan ku haynta Magaalada Qalaafe ayaa ku soo hagaagtay xilli Xili ciidamada dowlada Ethiopia halkaas joogay ay ka baxeen oo ay u kicitimeen dhinaca Soomaaliya iyo waliba iyadoo Booliskii dhulkaas joogayna sidoo kale laga soo kaxeeyay oo la geeyay Tababaro uga billaabmi doona Huurso oo ah Xarunta Tababarka dowlada Ethiopia ..

 

 

Widhwidh Online News Deskk.Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Anaa iska leh indeed!

---

 

Ethiopia: ONLF Army takes over Qalafe City

 

May 15, 2007 Reports from our ****** Online reporter in the Godey province confirm the capture of Qalafe city by O-- National Liberation Army, ONLA, around 9:30 AM on Monday May 14th.

 

Reports add that the Ethiopian military personnel and its associated militias in and around the city of Qalafe did not mount any resistance having seen and received in advance a reconnaissance report indicating the strength of the ONLA. Eyewitnesses confirm that the Ethiopian military abandoned its garrisons immediately after the first ONLA fighters enteredthe city.

 

Eyewitnesses indicate that the victorious ONLA convened a gathering for all the city dwellers in order to explain the long-term objectives of ONLF and the successes of the struggle against the colonial Ethiopian forces in ******. Qalafe residents were observed congratulating each other and ONLA for having defeated the Ethiopian military.

 

In a related news, it is reported that a high ranking military officer and a strategic military advisor to the head of the Ethiopian autocracy has acknowledged the futility of the current plans to wage an expansive military campaign against the entrenched ONLA throughout ******.

 

This high-ranking military officer used the Ethiopian military defeat at Cobole as an example as to why it will be next to impossible to overcome the strength, high morale, and the ever-increasing number of ONLA throughout ******. He added that every military defeat at the hands of ONLA increases the number of Ethiopians defecting to ONLF or asking for a safe passage to a third country.

 

Other reports from many parts of ****** indicate the continuation and the increase of missions to kill, maim, rape, and loot public property carried out by the Ethiopian military and its associated militias in many parts of ******.

 

--****** Online news

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Zenawi is losing a desperate battle in that region. His current adventures in Somalia will also add this. But the funny thing is that some sources say that he is planning a war against Eritrea( this winter).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Dagaallo ku dhexmaray jabhadda ONLF iyo ciidamada dawladda degmada Shilaabo

Jigjiga, May 17, 2007 (WDN) - Warar lagu kal soonyahay oo naga soo gaadhay degmada Shilaabo oo ka tirsan goballka Qoraxay ee Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa sheegaya in dagaal lagu hoobtey oo u dhaxeeya Jabhadda ONLF iyo ciidamada dawladda dhexe ee Itoobiya uu ka dhacay tuulada Laasa Dawoco, oo ka tirsan degmada Shilaabo

 

Jabhada ONLF ayaa la sheegay in ay weerar ku soo qaadday galabnimadii Arbacada tuulada Laasa Dawoco oo ay markaas ku sugnaayeen qaar ka tirsan maamulka degmada Shilaabo iyo ciidamada dawladda federalka ee Itoobiya.

 

Sida wararka na soo gaadhayaa ay sheegayaan dagaalka ka dhacay goobtaas ayaa ahaa mid aad u qadhaadh oo faraha la iskula tagay.

 

Waxa wararku intas ku daryaan in labada dhainac eek u dagaalamay goobtaas ka sokow in dirirtani ay u geysatay qaar ka tirsan dadka rayidka ah ee degaanka iyo madaxda degmada.

 

Waxa illaa hadda naloo xaqiijiyay geerida dad ay mid yihiin Alle ha naxariistee:

 

Gudoomiye ku Xigeenka Degmada Shilaabo marxuum Duullane Guuleed Carab oo in badan ka tirsanaam Maamulka gegmada Shilaabo, isla markaasna ahaa nin aad looga yaqaano degaanka.

Caaqil Aadan Maxamed Canshuur oo ka mid ahaa oday dhaqameedyada degaanka

Wiil dhalin yaro ah oo anaan illaa hadda magaciisa helin.

Warar aan la xaqiijin oo soo gaadhay wardheerNews, ayaa ku eedayanaya dilka caaqilka in ay ka dambeeyeen ciidamada dawladda. Dhimashada guddoomiye ku xigeenka ayaa iyana la sheegay in ay ka dambaysay ka dib markii baabuur Uural ah oo uu saarraa miino la kacday.

 

Waxa adag in la helo warar xaqiiqo ah oo tifaftiran oo faahfaahinaya khasaaraha iyo xogta dagaalka ka dhacay Laasa Dawoco. Taas oo sababta ugu weyni ay tahay isgaarsiinta degaankaas oo aad u liidata. Hase yeeshee waxa cad dagaalada dhawaanahan ka soo cusboonaaday gobo ka mid ah degaanka Soomaalida ee Itoobiya, in uu saamayn weyn ku yeeshay nolosha dadka deegaanka oo markeeda horeba iska liidatay.

 

Jigjiga,

WardheerNews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

I think the struggle of ONLF has the best chance of being recognized by the world if they consistently make surprise attacks by breaking the back of the enemy. The Ethiopian army has spread too thinly to mount an open confrontation with ONLF. Eritreans were successful in their struggle after Somalia recaptured its occupied territories in the mid of 1977.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sayid   

I think ONLF is on a roll here. They've been consistent destroying Woyanes since recent years. Specially since Malez started thinning his defense lines inside the region by carrying expedition into Mogadishu. IT could be the start of the end of TPLF........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good news indeed.

 

Guddin afleh bay kula doonayaan

Geedkad gashaba kula gooynayaa

Guusha (ONLF) iyagaa leh

guusha guusha iyagaaaaa leh!

 

insha'allah!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

May Allah grant them Victory. They make us proud. The irony, Muqdisho, the symbol of Somali freedom is now an Ethiopian Town while Qallaafe is free. This is too sad of a reality.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Would be funny if NFD started taking over towns aswell and SomaliGalbeed came out victorious and both of them teamed up and freed Somalia from US hegemony and created a unified state

 

whoa! that would be crazy

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this