Sign in to follow this  
Liibaan

Shuyuukh Badan Oo Kuxidhan Jeelka Hargeisa (East African version of Abu Ghraib)

Recommended Posts

Liibaan   

xabsigahargasa.jpg

 

Shuyuukh Badan Oo Kuxidhan Jeelka Hargeisa Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay

 

(Hargeisa}7.03-7

Maxkamada Gobolka Hargeysa, ayaa xukuntey, kuriday Xubno Ay Ku Tilmaamtay Argagaxiso , waxana Maxkamadu ay xukun isugu jiray dil iyo xadhig kala duwan ku xukuntay qaar ka mida wadaad-dadiii hore loogu cadaadin jiray Jeelka hargeisa oo uu kamid yahay sheekh maxamed ismaaciil..............................

 

Maxkamada oo Ragaasi ku xukuntay Magaalada Berbera waxa fadhigii xukunka gudoominayay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Sahal C/laahi Xirsi.

 

Waxa xubnaha magacyada la xukumay iyo sida loo kala xukumay ay kala yihiin sidan:

 

1. Sheekh C/raxmaan Maxamed Jaamac ‘’Indha Cade’’ Waxa lagu xukumay Dil toogasho ah

 

2. Sheekh C/raxmaan Cismaan Yuusuf , waxa lagu xukumay Xabsi Daa’in isagoo Maqan.

 

3. Sheekh Ibraahim Dheere , waxa lagu xukumay Xabsi daa’in , isagoo maqan

 

Sheekh 4. Maxamed Cabdi Godane waxa lagu xukumay Xabsi Daa’in , isaga oo maqan.

 

5. Sheekh Ibraahim Jaamac waxa lagu xukumay Xabsi Daa’in isaga oo Maqan

 

6. Maxamed Caydiid Waxa lagu xukumay Xabsi daa’in isaga oo Maqan

 

7. Sahal waxa lagu xukumay Xabsi daa’in , isaga oo Maqan

 

Sidoo kale waxa maxkamadu ay 20 sano oo xadhig ah ku xukuntay .

 

1. Maxamed Ibraahim Axmed ‘’Laba Qumac’’

 

2. Muuse Cali Yuusuf

 

3. C/laahi Maxamed Axmed

 

4. Axmed Cali Xuseen (Axmed Kayse)

 

Sidoo kale Maxkamada gobolka Hargeysa waxay saddex sano oo xadhiga oo laga soo bilaabayo Muddadii la qabtay ay ku xukuntay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo ahaa ninkii sanadkii hore Sawiradiisa lagu baahiyay Internetka oo sida foosha xun loogu jidh dilay Xabsiga Hargeysa,

 

Widhwidh Online News Desk...media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alot of people consider this justice for the slain girl and boy caught in the cross-fire and the 3 dead police officers.

 

Indhacadde being the ring-leader of the plot to destablize the region got the death sentence, even though I think its a bit harsh but he did open fire and murder innocent bystanders in his exchage with police back in 2005.

 

The families of the victims might get some closure.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Jacayloow,

 

Wlaahi hadii aad qof daacad u dariiq uga qaado waxaa lagu odhanayaa miyaad taqaana ninkan markaa tidhaa mayana waxaa lagu odhanayaa biloo uu INDHA CSDOO kale yahay

 

DADKII khalakhlbay galiyeen let them face justice.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

The locals hate them with paasion....xitaa kuwa timaha waa wayn leh ee wadaadada sheegta way neceb yihiin. Markaan ku idhi maxaa dhacay waxay lagu odhanayaa oo diintaba daaqad bay ka so galeene maxay ka yaqaanaan.

 

Locals are very religious but they don't like fanatics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Sharif_seylaci:

Where does it says in the kitaab 2 kill enoucant ppl

Then why are those innocent sheikhs being killed?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lake   

Do you guys know that's an acting job? The video is all over Youtube check it out. Watch the ending how the dude tells the camera guy "Did you get that part (as in recorded)" What people will do to degrade others is disgusting...First it was that false Rape charge now this sh!t.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Tone:

Do you guys know that's an acting job?

A question is what's supposed to convince us it's an acting job? Man, you got a monumental task ahead of you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Jaylaani:

 

Locals are very religious but they don't like
fanatics.

Aleyle nin walba kii abuuruu ku laaban. What qualifies as a fanatic Jaylaaniy-ow?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this