Sign in to follow this  
Liibaan

“Laas-Caanood hadaynaan tagin waxay noqonaysaa God laynaga Dilo

Recommended Posts

Liibaan   

“Laas-Caanood hadaynaan tagin waxay noqonaysaa God laynaga Dilo, Haday adkaadaan nimanka soo baxay (Maxkamadaha) ee yidhi geeska…”Faysal Cali

 

 

(Faysal Cali waraabe)

hadhwanaag 2006-11-19 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- “Anagu waxaan balanqaadaynaa haddanu nahay mucaaridka inaan dawlada gacansiino si aynu cadowgeena dibada uga midaysnaano, oo aynu xuduudaheena u tango, Laas-Caanood hadaynaan tagin waxay noqonaysaa God laynaga Dilo, Haday adkaadaan nimanka soo baxay (Maxkamadaha) ee yidhi geeska Afrika ayaan jihaad islaamiyaa ayaan gelinaynaa, haday soo adkaadaan laas-caanood ayey imanayaan, Ninka C/laahi yuusuf ee Beerta sameystay laascaanood ayuu imanayaa labada jeerba, markaa waa inaynu tagnaa laascaanood inta aan la iman tagnaa” sidaa waxa uu Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng, Eng, Faysal Cali waraabe ku sheegay Xaflad lagu dhiiri gelinayey dadka la haybsooco ee loyaqaano Gabooyaha oo maanta lagu qabtay Hotel Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa.

 

Munaasibadan oo ay soo qabanqaabiyeen xisbiga UCID, ayaa waxa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali waraabe, Gudoomiyaha Gobolka Hargeysa ee Xisbigaasi, Xasan Suldaan C/laahi, Afhayeenka Xisbiga UCID, XasanXuseen iyo xubo ka socday Golaha dhexe ee xisbigaasi iyo Caaqilo,iyo dhalinyao Gabooya oo xisbiga ucid fiiga ka bixiyo jaamacada Hargeysa.

 

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID faysal Cali waraabe ayaa tilmaamay in dhibaatada dalka ka jirta lagaga bixi karo in la midoobo mucaarid iyo muxaafidba , isagoo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi “Siyaasiyiintu waxay mucaaridka wax ka sheegaan marka uu dalku *** u socdo, oo waxa ayaa uu muuqada siyaasiyiinta, maanta waxa dalkeena ka socdaa waxa garanayaa ilmaha yare e shan jirkaa, in la tilmaamo dhibaatada dalka ka jirta, anaga way na naaftay, waad aragteen waxa Berbera ka dhacay, Madaxtooyada waad arkaysaa in Madaxweynihii iyo Madaxweyne Kuxigeenkii iyo wasiiradii ayaa is-wada haystaa, markaa uma baahnaa inaan anagu hadalno, ee iyaga ayaa hadlaayaa, oo shacbigii ayaa hadlaayaa, laakin waxaan idiin sheegayaa waxaan kaga bixi karno oo ah in la midoobo”

 

Md, Faysal Cali waraabe waxa uu xukuumada Somaliland ugu soo jeediyey inay ogolaato wada tashiga magaalada Sheekh uga bilaabmay gudida turxaan saarka wixii ka soo baxa, waxaanu yidhi “Maanta way dhaaftay in la yidhaahdo wado ha la sameeyo, laydh ha la keeno, biyo ha la keeno, shan sano ayaan lahayn ha la keeno oo waa la keeni waayey, maanta waxaan isugu imanaynaa inaanu dalku inaga dumin, oo aynu xoogeena isugu geeyno oo inta aynu nabada haysaanaa inaga Burburin, la labaad waxaynu isugu geynaynaa inay doorashooyin inoo dhacaan si wanaagsan oo cadaalada, taasina waxay u baahan tahay wada tashiga ay bilowday hada dawladu ee sheikh lo tagay in wixii ka soo baxa ayogolaato”

 

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali waraabe waxa uu farta ku fiiqay haddii aynaan tagin xuduudeena sugin magaalada laascaanood waxay noqonaysaa god laga dilo Somaliland, waxaanu yidhi “Anagu waxaan balnqaadaynaa haddanu nahay mucaaridka inaan dawlada gacansiino si aynu cadowgeena dibada uga midaysnaano, oo aynu xuduudaheena u tango, Laas-Caanood hadaynaan tagin waxay noqonaysaa God laynaga Dilo, Haday adkaadaan nimanka soo baxay (Maxkamadaha) ee yidhi geeska Afrika ayaan jihaad islaamiyaa ayaan gelinaynaa, haday soo adkaadaan laas-caanood ayey imanayaan, Ninka C/laahi yuusuf ee Beerta sameystay laascaanood ayuu imanayaa labada jeerba, markaa waa inaynu tagnaa laascaanood inta aan la iman”

 

 

Waxa sheegay gudoomiya xisbiga ucid in la dhaqan geliyo siyaasadii ay ku waajahnay sidii loo sugi lahaa xuduuda Somaliland, ee ay hore xisbiyadu u saxeexeen, waxaanu yidhi“Siyaasad ayeynu ayaanu soo saarnay Bishii August 2003- lagu tagayo laascaanood oo ay saxeexeenda sadexda xisbi, madaxweynuhuna nala ogolaaday, kadibna madaxweyne kuxigeenku guddi u sameeyey, waa in siyaasadii lagu socdaa, oo si saalima ku tagnaa”

 

Mar uu ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga UCID faysal cidii aqoonsanweyda Somaliland iyaduna aqoonsanmeyso,“Arrimaha Sooamaaliya ka socdaa waxba inaga khuseeyaan, waayo waxynu nahay dawlad, inaga waxa inagu waajiba kolba cidii ixtiraamta gooni isku taageena, waa inaynu inaguna soo dhaweynaa, haday gooni iskutaageena, qaranimadeena tixgeliyaan, cidii xitiraamiweynada qaranimadeena inaga mudna ha ahaado sheikh ama shaydaanba”Ayuu yidhi

 

waxay ahayd waar USC-yoow wax sameystoo oo nidaam sameysta oo nabadgelyo dalkiina ku soo celiyaa “Waanu Soo dhaweynay (UCID) xaalada ka dhacday magaalada Muqdisho, waaan u soo dhamweynayey micnaheedu muu ahayn kaalaya oo na qabsada ama Abshir bacadloow noo ganay oo waxaad nagu tidhaahdaa walaahi waxaad ku noqondoontaan Dul-cad iyo baliyalay, waana dhulkii ay hore noo geeyeen, waxay ahayd waar USC-yoow wax sameystoo oo nidaam sameysta oo nabadgelyo dalkiina ku soo celiyaa , way khaldameen haday moodeen taageerayaashaydu kaalaya sheikh shariifow na xukun, Walaahi inaad halkan (Somaliland) aanad xukumayn” Ayuu yidhi Faysal

 

inagii taageernay markay inoo gabyeen, ee xasan turki inoo dhaartay ayaa ilaahay iyagana (maxaakiimta) wareemay“ ilaahay ha u sahlo indhihii aduunka ayey isku soo jeediyeen oo ilaa waxa la marinaya Uranium ayaa laga qadabayaa oo ay Iran hub ka sameysanaysaa, waxa iyaga ayaa isku geystay, inagii taageernay markay inoo gabyeen, ee xasan turki inoo dhaartay ayaa ilaahay iyagana (maxaakiimta) wareemay”

 

waxa isna halkaasi ka hadlay Kamaal Daahir ayaa sheegay in xisbiga ucid yahay xisbiga kaaliyaa ee daneeya sidii kor loogu qaadi lahaa dhalinyada gabooyaha looguna dhiirigelin lahaa siyaasada, “ Waxaan u sheegayaa Gudoomiyaha Xisbiga UCID in beelaha la hayb sooco iyagoo ku kala maqan, wadanka dibadiisa iyo gudihiisa inuu yahay xisbiga maanta beesha (gabooye) rikoodhkeeda ku jiro uu yahay xisbiga UCID, maadaama uu yahay xisbiga kaliyaa ee doonaayaa dhalinyaro talo leh oo ka soo jeeda Beelaha, iyagoo labada xisbi ee kale (KULMIYE iyo UDUB) aanay danaynayn beelaha laga tirade badan yahay, ay yihiin xisbiyo daneeya shakhsiyaad afmiishaaro ah”Ayuu yidhi

 

xisbiga ucid waa xisbiga kaliyaa ee bilkaa shuruud ku soo sharaxay musharixiintii Golaha wakiilada, iyadoo nasiibkayagu na reebay“Runtii beesha gabooye beerida aad beereysaan dad dhalin yaro ah, xisbiga ucid waa xisbiga kaliyaa ee bilkaa shuruud ku soo sharaxay musharixiintii Golaha wakiilada, iyadoo nasiibkayagu na reebay, waana xisbiga aanagu daray Golaha dhexe”

 

Weriye, Mustafe-janaale

Reporter Hadhwaagnews.com/Hargeysa

E-mail,janaale94@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Hada ma ninkaasa siyaasi ah?

 

Faisal is just another clan warlord

 

waxaan oran lahaa

 

Faisalow haa ka yaabin in Laascaanood ey qabsadeen Hergeysa clan-malitia

 

Faisal naceebka iyo cadaawada uu qabo reer laascaanood badanaa,

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Garaad

 

I don't understand why Faisal always talks about invading Laascaanood,

 

Anuu ma garan Faisal ma sidaanu ku helaa tageero?

 

Faisal hadii uu rabo in Hargeysadiisa in loodaayo, dadka waa inuu nabad ki siiyo dhulkooda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaruuri   

I am not surprised to hear these statements from Ina Cali Waraabe. Fomenting hate and discord is what he does best. What else do you expect from Somalia’s born again leading neo Nazi pseudo politician?

 

This is how he is described by one commentator in Hargeysa:

 

[“Ill read and ill educated, Faysal is an ignoble demagogue who made himself the laughing stock of Somali’s of all walks of life. Unpopular in his home turf, he is known to have a loose tongue for venomous rhetoric and thoughtless diatribe…” A. Duale Sii’arag in his commentary on: The challenges to Social life in Hargeisa.]

 

The sad story is there are many bigots like him who are at large. Let us all reject these visionless characters or reap the benefits of tolerating these charlatans. Folks our core values of decency as a society are at stake here.

 

Xaruuri

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Originally posted by Sophist:

He is doing what his populace want! simple.

Exactly, doing the dirty job. We should from now on disregard anything he says. Nimaad taqaan ya tahey lama yiraahdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Sharmakee:

the man expressed his view

No, he did not

 

 

Faisal is making here a hate speech, nothing to do with freedom of speech or as you put it the man is simply expressing his views

 

You have to realize sharmarke, Faisal is making a serious threats against the people of Laascaanood particularly and the people of North-central Somalia (Sool Sanaag and cayn)

 

Maybe for you, If someone makes threats to kill a person, its expression of views or freedom of speech

 

Here Faisal is saying to his kinsmen to invade Laascaanood,

 

I am concerned about this threats, since most of my relatives are in that city

 

 

Sharmarke, waad hanaagi laheed if one warlord says we should capture Mogadisho? or any other town in your home region

 

 

Originally posted by Sharmakee:

why is it that you have many so-called somalilanders in hargeis

Here you unfairly offended people of Laascaanood

 

Let me ask you this question, why is it that you have many so called politicians from your region in Baydhabo? Why is Gheedi, Ceydiid and so many others in Baydhabo?

 

Why is it that so many politicians from somaliland like Buubaa, Sifir, Kaluun, Qaalib are in Baydhabo and Mogadisho?

 

waad ogtahay in 99% of people north central Somalia (sool sanaag and cayn) support unity and against the secession promoted by the clan-state based in Hargeysa

 

Originally posted by Sharmakee:

but yet calaim buuuuuqland? just a question..

Your extreme hate against the clans of Puntland explains all !

 

You wrote somalilanders as "so-called somalilanders" and Puntland as "buuuuuqland"

 

that explains why you sided with Faisal against what you "buuuuuqland" pure tribalism

 

and hows your clan-courts?

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

I didn’t surprised with seylici’s comments, but wats interesting and unfortunate is to learn that our Sheikh sharmarke is a fan of Faisal Waraabe as well,

 

Its wrong and irrational to relegate the hateful threats of Mr. Faisal, as merely man expressing his views,

 

I am just disappointed with shiikh Sharmarke, waxaan u haystay inoo intaa ka caqli badanyahay

 

I believe it’s wrong to support or make excuses any warlord who is making threats to invade Somali town, in this case Faisal’s frequent threats of invading Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites

Obviously, such indecent warmongering has very little support among mainstream society; he's merely trying to be in the limelight again.

 

There is clearly a misunderstanding with Sheikh Sharmaarke.

 

NN stop insulting the people in Woqooyi Galbeed and people in Burco and Las Caanod have much more in common than with you.

 

The dream of war between Muslims brothers won't come true, however hard some try to ignite it...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this