Sign in to follow this  
Camel Mlik

Somali PM unhurt in stadium blast, 10 dead

Recommended Posts

Somalia: Mogadishu Stadium rocked by large explosion

Tue. May 03, 2005 08:35 am.

Somali Prime Minister Mr. Ali Geddi was in a middle of long speech in the stadium which was packed by government officials, foreign and UN delegates, and thousands of Mogadishu residents when the whole building shook and deafening sound followed. Seven people were confirmed dead and about a dozen wounded.

 

The cause of the explosion is now leaning toward accidental anti-tank missile firing although people at the scene described it as an attempt on the prime minister’s life. He left the stadium right away unharmed.

 

Whether it was an accident or deliberate attack, innocent people who came there because of their deep hunger for justice, equality and true government lost their lives today.

 

Somalia has been without central government for over a decade now. The new government was setup in Nairobi, Kenya last year and it is now trying to relocate to Somalia. A lawless country filled with all types of weapons and people who have not been governed for a long time await Mr. Geddi and his government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali PM unhurt in stadium blast, 10 dead

- Tuesday, May 03, 2005 at 14:38

 

By Mohamed Ali Bile

MOGADISHU (Reuters) - At least 10 people were killed by an explosion at a soccer stadium in Somalia's capital Mogadishu where the prime minister had just addressed hundreds of supporters on Tuesday, witnesses said.

 

Prime Minister Ali Gedi escaped unhurt and talked to reporters shortly afterwards, saying he was in shock.

 

The cause of the blast, just days after Gedi's arrival in Mogadishu on a trip to mend a rift in the fledgling government, was not immediately clear.

 

Lawlessness has continued to plague Mogadishu despite the formation of President Abdullahi Yusuf's Transitional Federal Government in the relative security of neighboring Kenya last year in an attempt to end 14 years of chaos and bloodshed.

 

Seven people were killed at the stadium, one was killed by a vehicle escaping the scene and two others died on their way to hospital, witnesses said. Officials at three hospitals said they were treating a total of 35 wounded.

 

The powerful blast destroyed a wall of the stadium and witnesses said they saw lots of blood at the scene.

 

Gedi flew to Mogadishu on Friday for the first time since his appointment last year to try to end a rift in his government and shore up sagging confidence in efforts to rebuild the broken country.

 

Foreign governments and donors have put increasing pressure on the new government to return home.

 

But cabinet ministers and members of parliament are split over which city it should initially be based in -- a dispute that stems from power struggles among rival clans and regional powers vying for dominance in Somalia, diplomats say.

 

MPs aligned to Yusuf say they want to temporarily relocate to the relatively calmer cities of Baidoa and Jowhar.

 

Others insist the government should return to Mogadishu, Somalia's single most dangerous place, which the transitional constitution stipulates must serve as the capital.

 

Yusuf has asked African and Arab states to supply 7,500 troops to help disarm the militiamen roaming Mogadishu since warlords overran the Horn of Africa country in 1991, ousting military dictator Mohamed Siad Barre.

 

However, militant Islamists and influential warlords - some of whom are in the government - have vowed to attack troops from so-called frontline states of Kenya, Djibouti and longstanding rival Ethiopia if they are deployed.

 

Source: Reuters

 

 

 

Powered by AllPuntland.com

Copyright ©AllPuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Cali Maxamed Geeddi oo ka badbaaday weerar banbaano

 

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cali Maxamed Geeddi, ayaa saaka ka badbaaday bam lagu weeraray.

Weerarkaasi waxaa uu ka dhacay, fagaaraha Stadio Muqdisho, halkaas oo uu khudbad ugu jeedinnayay kumanyaal dadweynaha Muqdisho ah oo isugu soo baxay in ay khudbaddiisa dhegeystaan.

 

Ugu yaraan 7 ruux ayaa ku dhintay isla goobtii.

 

Dhowr iyo labaatan kalena way ku dhaawacmeen.

 

Lama oga cidda weerarka ka dambaysay, laakiin dadka qaar ayaa ku tilmaamay in ay ahayd bambaano ka baxsatay mid ka mid ah ilaalada hubeysan ee goobta joogay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

This is crazy, dadkii ku dhintey meeeshaas Ilaah ha u naxariisto.

 

 

Dayniile.com reports everything, they always on the front line, they even post shocking images!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haddad   

May Allah have mercy on the innocents who perish on a daily basis. May Allah protect and empower the innocents.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Ra’iisal wasaare Geeddi oo shir jaraa’id oo uu qabtay ugu tacsiyeeyey dadkii ku dhintay garoonka Stadiyo Muqdisho.

Ra’iisal wasaare Cali maxamed Geeddi ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay hotel ramadaan kadib qaraxii maanta ka dhacay garoonka kubada cagta ee istaadiyo Muqdisho oo ay isugu soo baxay dadweyne kumanaan gaaray oo uu halkaasi kula hadlayey, ayaa waxaa uu tacsi u diray dhamaan shacabka Soomaalyieed meel kasta oo ay joogaan iyo gaar ahaan eheladii dadkii ku dhintay kuna dhaawacmay qaraxii ay ku dhinteen kudhowaad 20 ruux, 25 kalen ay ku dhaawacmeen, isagoo nasiib darro ku tilmaamay sida ay wax u dhaceen.

Raiisal wasaare Geeddi oo ka hadlayey sida uu u arko qaraxaasi ayaa sheegay inuu ahaa shil caadi ah oo dhacay waxaa uuna beeniyey waraka dadku ay isla dhex maraayaan ee sheegaya in dhacdadaasi ay aheyd weerar isaga loola dan lahaa “haddii ay aheyd wax aniga la iila dan lahaa bambo la tuuray akshinkaas ficilka ka danbeeyey ayaa la arki lahaa oo meesha ciidamo fara badan oo madaxda Qaranka ah oo aan anigu kow ka ahay halkaasi ku ilaalineysay ayaa meesha joogtay, marka haddii wax la tuuro bambo la tuuray dadka wey arkayaan jawaabteeda ayaa la arki lahaa, taasu waxay beenineysaa in wax la tuuray aysan aheyn, arrintuna gacanta baaritaanka ayay ku jirtaa wixii ka soo baxana waal oo sheegi doonaa Soomaalida iyo saxaafadaba†ayuu yiri Prof. Cali Max’ed Geeddi oo intaasi raaciyay in dhacdadaasi aysan wax iskabedeli ah ku keeni doonin mowqif kiisa siyaasadeed ee ku wajahnaa magaalada Muqdisho isagoo tusaale u soo qaatay in maalinkii garoonka diyaaradaha ee No-50 illaa uu ka yimid magaalada Mudisho asaga iyo dhamaan martidii ka socotay beesha caalamka sidii diiraneyd ee shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka G/Banaadir ay u soo dhoweeyeen.

Sidoo kale waxa uu sheegay in maalmihii uu ku sugnaa magaalada Muqdisho uu la kulmay ururada bulshada rayidka, siyaasiyiinta xubanaha labada gole ee kusugan Muqdisho, ganacsato, culumaa’udiin, nabadoono Haween iyo ganacsato gaar ah oo intaasina waxaan ka dareemayay sida ay u doonayaan una muujiyeen rabitaankooda dowladnimo.

 

Dhanka kale, ras’iisal wasaare Geeddi ayaa saakay kormeer ku tegey dekedda weyn ee Muqdisho isagoo soo indha indheeyey xaalada dekedda oo isagoo sidoo kale shalay booqday qaar ka tirsan dugsiyada, Jaamacadaha iyo goobaha caafimaadka oo ay ka mid ahaayeen Isbitalka Hooyada iyo dhalaanka ee Banaadiriyo goobo kale.

 

 

W.Q Nasrudiin Caydiid salaad(diini)Dayniile ,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

halkii_uu_taagnaa.jpg

 

Ra'iisal Wasaare Geedi waxaa uu nasiib darro ku tilmaamay in shacabkii u qiireysnaa dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya in arrintaas ka dhacdo, isagoo u tacsiyeeyay eheladii iyo qoysaskii ay ka geeriyoodeen dadkii ku naf waayay Qaraxaas, halka kuwii kale ee ku dhaawacmayna uu u rajeeyay caafimaad.

 

"Waxaan rabaa in aan dadka Saxaafadda kala hadlo oo aan qudbadeydii sii wato, waxaan filayaa in ay ii joogtay in aan cadeeyo mowqifka dowladda Federaalka Soomaaliyeed, waxaan horay u sheegay in siyaasadda dowladeydu tahay mid derisnimo wanaag iyo wada noolaasho kasbeysa caalamka guud ahaan, gaar ahaana Qaaradda Afrika iyo geeska Afrika, waa mid ka tarjumeysa heshiisyada caalamiga ah iyo ururrada caalamiga ah in ay Dowladda Soomaaliyeed ka mid noqoto muddo dheer kadib, intaas kadib waxaan rabaa in aan u sheego dadweynaha Soomaaliyeed in dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ay u heelan tahay daryeelka Umadda iyo adeegyada bulshada.

Xagga Waxbarashada

Waxaa i farxad geliyay shalay dugsiyo iyo Jaamacado waxbarasho oo aan booqday, kuwaasoo aan caalamka laga dhaadhicin karin in ay Muqdisho ka jiri karaan, hayeeshee taasi waxay u sahleysaa dowladda Federaalka una fududeyneysaa meel ay ka bilowdo waxbarashadii dalka

Xagga Caaafimaadka

Warbixin waa la i siiyay, waxaana booqday Cusbitaalka Banaadir oo ah Saldhigga caafimaadka ee Hooyada iyo dhallaanka, xagga arrimaha Bulshada waxaan rajeynayaa in dowladdeydu ku tallaabsato daryeelka shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Agoonta, Hooyooyinka, Dhallaanka iyo Dadka danta yar, taasoo aan u sameyn doono hay'ado gaar ah oo fuliya adeegyada ay u baahan yihiin dadkaasi Soomaaliyeed.

Xagga Amniga

Sida aad la socotaan Soomaaliya waxaa ka jirta nabadgelyo la'aan, dadku nabad iyo dowladnimo waa rabaan, laakin hannaan iyo abaabul hanan kara ama hoggaamiya ayaa ka maqan, waxaana u ballanqaadeysa hannaankaas dowladda Federaalka Soomaaliyeed"ayuu yiri Ra'iisal Wasaare Geedi oo ka dhawaajiyay in ay beenowday hadal henytii ahayd in aanu Muqdisho imaan karin iyo in aaney dadku dowlad rabin.

Ra'iisal Wasaare Geedi waxaa uu sheegay in aanu waxba ka bedeli doonin qaraxii dhacay qorshaha socdaalkiisa, wuxuuna caddeeyay in uu dhowaan booqan doono deegaano ka mid ah Soomaaliya, balse uu socdaalkaasi dib u dhiganayo tan iyo inta laga xaqiijinayo sababtii keentay iyo wixii ka dambeeyay qaraxaas, isla markaana uu cusbitaallada ku booqan doono dadkii ku dhaawacmay qaraxaas.

Xagga xasilinta dalka iyo ciidamo ku soo dabaalidda ayuu Ra'iisal Wasaare Geedi sheegay in ay Xukuumaddiisu go'aamisay in ciidamo Afrikaan iyo Jaamacadda Carabta isugu jira ay ka qeybqaataan, wuxuuna ujeedada ciidamadaas ay u imaanayaan Soomaaliya ku tilmaamay in ay ilaalinayaan kaliya goobaha dowladda iyo ilaha dhaqaalaha, sida garoomada, dekedaha iyo wadooyinka waa weyn, iyagoo ka talo qaadanaya ciidamo Soomaaliyeed oo hoggaan leh oo markaasina ka amar qaadan doona dowladda federaalka Soomaaliyeed iyo talis ay u dhan yihiin Dowladaha IGAD, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta oo ka qeybqaadanaya barnaamijka xasilinta Soomaaliya.

 

"Walaalayaal waxaan rajeynayaa in qorshaha Xukuumaddu uu cadyahay, dadka Soomaaliyeedna laga bixiyay tashwiishka ay geliyeen dad aan u maleynayo in aaney dowlad rabin, Soomaaliya aysan u rabin nabad, sharaf iyo heybad" ayuu yiri Prof. Geedi oo sheegay in Adduunyadu ay la dagaameysay muddooyinka dambe wax la yiraahdo argagixiso, isagoo weliba carrabka ku dhejiyay in aysan diinta islaamka iyo muslinnimadu aysan ahayn argagixisadu, hayeeshee ay jiraan dad nabad diid ah oo doonaya in uusan adduunku xasilin.

 

"Kuwaas iyaga ah waxaan ku baaqayaa in gacan adag la isaga qabto, dowladda Federaalka Soomaaliyeedna shaqadeeda ayay ka qabsan doontaa" ayuu mar kale yiri Prof. Geedi oo caddeeyay in uusan xitaa isagu aaminsaneyn in diimaha kale ee Adduunku ay argagixiso yihiin, isagoo aan si cad u qeexin waxa uu qudbaddiisa ugu soo daray ka hadalka argagixisada.

Ra'iisal Wasaaruhu wuxuu sheegay marka Umadi guul gaarto in aan la weyneynin cadaw gudaheeda ka dhasha ama dibadda uga yimaada, sidaasna uu ugu baaqayo Umadda Soomaaliyeed in ay difaacdaan mirihii ka soo baxay shirkii Kenya oo ah Dowladda Federaalka Soomaaliyeed.

ciidamo1.jpg

 

 

furaha_dekedda.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bachelor   

Very sad and disappointing. May ALLAH shower his mercy on those who killed in this non-sense. Those who said Xamar is peaceful good example. Now C/Y has one more reason to stay in Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The cause of the explosion is now leaning toward accidental anti-tank missile firing although people at the scene described it as an attempt on the prime minister’s life. He left the stadium right away unharmed.

Was it really accidental? I am reading everywhere that a bomb (not a tank missile) went off, so how can a bomb go off without some detonating it and why anyone bring a bomb to a stadium where there are many civilians. This whole incident and the different coming out of the news outlets is fishy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this