Sign in to follow this  
General Duke

Where is Mohamed Dheere??

Recommended Posts

dagaal ooge Maxamed dheere oo ku dhuumanaya Xero ciidan oo godey kutaalla

 

(Godey}14.06-06

Wararka ka imanaya magaalada Godey ayaa sheegaya in dagaal ooge Maxamed Dheere oo laga qabsaday magalada Jawhar uu hadda kusugan yahay xarunta ciidamada Militariga ee Birgaydhka Godey halkaasoo uu ku dhuumanayo.

 

Maxamed Dheere ayaa in muddo ah kusugnaa magaalada xaduudka ah ee Feerfeer isagoo rajo ka qabay in dawladda Ethiopia ciidamadeedu ay gacan qabataan oo ay ka difaacaan ciidamada maxkamdaha ee hadda gacanta ku dhigay Jawhar.

 

Dhinaca kale waxaa shacabka magaalada Godey sheegayaan in uusan Maxamed Dheere kasoo bixi karin xerada ciidanka, isagoo cabsi kaqaba shacabka reer ********iya ee kudhaqan magaalada Godey, kuwaasoo uu hadda kahor in badan ka afxumeeyay idaacadaha muqdisho iyo BBCda.

 

Balse hadda waxuu usoo qaxay dadkii reer ********iya ee uu idaacadaha ka afxumayn jiray isagoo aad moodo in xaaladiisu kusugan tahay "Nin qoyan biyo iskama dhawro".

 

Lasoco qormooyinka danbe ee Widhwidh Online waxii kasoo kordha arimahaas iyo kuwa kaleba.

 

C/raxmaan Seere

Seere7@hotmail.com

Xigasho: Godey news

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

sources (which I cannot confirm) say that he is in Ethiopian Jail, because according to these sources hubkii uu amxaarada ka soo qaatay ayaa maxkamaduhu gateen oo ay isaga iyo xulafadiisaba kaga saareen goobihii ay joogeen kuna qabsadeen.

 

Kolleey anigu ma caddayn karo warkaan balse looba joogee, murti Soomaaliyeed baa oranaysa "Ninkii khayrkiis loo xiirayow, soo qoyso adiguna" Raggii Maxamed dheere ay amxaarada u wada shaqayn jireenoow, idinkaa is yaqaane maxaad sugeysaan.........HAYS ORAN CIDI KUMA ARKAYSEE, MAXKAMADAHA U CAMMIR......

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Waa sidaas, Abwaan, waad ku sugtay markaad hadalka sidaas u dhigtay: Ninkii qeyrkiis loo xiiray adna markaaga soo qoyso! Nacam, waana u wada joognaa hadalkaas aan isleenahay wuu idin farxad galin karaa, Max'ed Dheere oo amxaaro caawa xabsi ugu jira, waxaan filayaa in uu ka badbaaday dharbaaxadii shaqsi ahaan ku dhici laheyd oo ay Maxkamadaha Islaamiga la sugayeen.

 

War jiraaba Cakaaruu imaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Originally posted by General Duke:

dagaal ooge Maxamed dheere oo ku dhuumanaya Xero ciidan oo godey kutaalla

 

(Godey}14.06-06

Wararka ka imanaya magaalada Godey ayaa sheegaya in dagaal ooge Maxamed Dheere oo laga qabsaday magalada Jawhar uu hadda kusugan yahay xarunta ciidamada Militariga ee Birgaydhka Godey halkaasoo uu ku dhuumanayo.

Im 99% sure that the man is not hiding but is imprisoned by ethopians on the order of cabdullahi yusuf, a sweet revenge by c/yusuf for calling him "saqajaan hebel hebel ah" and one warlord less to deal with in the future,

 

Afduubka lagu suubiyeye Maxamed Dheere waxey aheed mid awoodisa lagu majaxaabinayey, maxa yeelay jowhar dagaalimimeeyso hadu Maxamed dhere maqanyahay, taasina waxey ila tahay cabdullahi yusuf wuu oga, maxa yeelay 3 sac ayey qaadatay dagalka Jowhar waana mid ka liidata dagaalki balcaad, wallahu aclam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zaylici   

I have theory: Ethiopia was furious about the support offered by US to Somali warlords. They cannot do anything about US, but they can do something about MOhamed DHere. Another reason: Ethiopia wants the defeat of Warlords, just like other countries in East Africa because if Courts win they would groom themselves to fight against them with the help of the TFG. This explains why the Parliment has approved the bill allowing troops to come in. However, Ethiopia and IGAD is not happy that they were not invited in Newyork, but no problem. They are known to support anti-terror cause, however, they are broke, US is searching for them some resources so that they may now be employed in SOmalia at the cost of EU and US. If so, Yusuf should be happy, IGAD should be happy and warlords should gracefully commit sucide. However, their clans would now have opportunity to re-organize and join either side whichever suits them. There goes history.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this