Sign in to follow this  
Maaddeey

Qubuurta: Biyamaalow, M.din Celi, Aden Dhere, Ali Mumin oo la burburiyey

Recommended Posts

Maaddeey   

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Ciidamada Maamulka Xarakada AL Shabaab ee gobolka Banaadir oo maanta mar kale howlo qabri bur burin ah ka sameeyay Magaalada Muqdisho (KA DAAWO SAWIRRADA SHABELLE).

Posted: 3/25/2010 12:19:00 PM

Shabelle: MUQDISHO

Ciidamada Maamulka Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa maanta mar kale howlo qabri bur burin ah ka sameeyay Magaalada Muqdisho iyagoo bur buriyay qabrigii Macalin Max’ed Biyamaaloow.

 

 

 

Waxaa maanta maalintii sedaxaad Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Banaadir howlgalo qabuuro bur burin ay ka sameyeen degmooyin ka mid ah gobolka Banaadir waxaana maanta howlgaladaasi laga sameeyay degmad Howlwadaag ee gobolka Banaadir halkaasoo masjidka Biyamaaloow oo uu ku aasnaa Macalin Max’ed Biyamaaloow ay gudaha u galeen ciidamo iyo masuuliyiin ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

 

 

 

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa isku fidiyay hareeraha Masjidka waxaana bilaabatay bur burinta iyo faagitaanka ilaa sedax qabri oo halkaasi ku yiilay kuwaasi oo mid ka mid ah uu ku jiray Macalin Max’ed Biyamaaloow.

 

 

 

Madaxa la dagaalanka Shirkiyaadka ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Saacid Karataay oo saxaafada kula hadlay goobta uu ka socday howlgalkaasi ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay howlgaladii qabuuro bur burinta ahaa ee sedaxdii maalin ee ugu dambeysay ay ka sameeyeen degmooyin ka mid ah gobolka Banaadir isagoona sheegay in ay sii wadi doonaan howlgalda ka midka ah midka ay ku guda jireen.

 

 

 

“Waxaan bixinay ilaa 6 qabri kana waa kii 7 aad, waxaan soo bixinay kii Muxudiin Celi, waxaan kaloo bixinay Xaaji axmed, waxaana sidoo kale bixinay cali Cabdala, oo aan ku xajinay Sheekh Cali Muumin waxaana sii raacsiinay Aadan Dheere oo qabrigiisa aan ka helnay sawiro ah isagoo gaalo ku dhex jiro oo Salaamaya waana soo bandhigi doonaa insha Allaah”ayuu yiri Karataay.

 

 

 

Sheekh Saacid waxa uu sidoo kale ka hadlay halka ay geynayaan lacafaha dadka ay ka soo bixiyaan goobaha ay ku duuganyihiin.

 

 

 

“Waxaa weeye lafaha inagu waan bixinaa marka aan bixino lafahaasi qabuuraha sedax nuuc weeye, kuwa ugu horeeya waxaan ka bur burinaya qabuurta Masaajidka ku dhex taala waxaana fiirinaa ma masaajidka ayaa horeeyay mise qabriga,kan labaad waa kuwa la caabudo waana bixinaa masaajid haku jireen ama banaanka ka yaaleen, waxaana lafaha ku duugnaa dadku meel aysan garanayn si aanay mar kale dadku u caabudin”ayuu hadalkiisa sii raaciyay Sheekh Saacid.

 

 

 

Madaxa la dagaalanka Shirkiyaadka ee Xarakada AL shabaab waxaa uu sidoo kale faah faahin ka bixiyay goobta ay ka soo bilaabeen howlgalada ay ku bur burinayaan qabriyada.

 

 

 

“Qabuuraha la caabudo bur burintooda waxaa laga soo bilaabay Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe waxaa lagu xijiyay Sh/hoose waxaa kaloo la soo bur buriyay Bay iyo Bakool iyo Gedo waxaana haatan ay maraysaa Muqdisho,waxaan kaloo soo bur burinay Qabrigii ninkii weyna ee keenay Dariiqada Axmadiyah Xasan Macalin Muumin oo kuyaalay Basra waan soo baabi’inay” ayuu hadalkiisa ku soo gaba gabeeyay Sheekh Karataay.

 

 

 

Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa sedaxdii Maalin ee ugu dambeysay degmooyin ka mid ah gobolka Banaadir ka waday howlgalo ay ku bur burinayaan qabriyo ay ku sheegeen in ay ku aasnaayeen culilamada la caabudo kuwaasi oo horay Magac ugu lahaa Soomaaliya iyadoo culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ay cambaareeyeen howlgaladaasi qabriyada lagu qodayo ee ka socda Magaalada Muqdisho.

 

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

 

 

Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

 

 

 

Shabelle Media Network - Source of Somalia News

Share this post


Link to post
Share on other sites

^What has the digging of graves got to do with falsehood. Yes educate people about going to graves, but digging into graves of some dead sheikhs and collecting their remains/bones from the dirt, sounds creepy to me.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Shaakirullaah:

“Truth has come and falsehood has vanished;

Rather ignorance , has emerged.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Shaakirullaah, I would respond to you, but after reading your comment, I really don't think there is a point. for you are not aware of what you are saying. I don't doubt that you are well-intentioned and very sincere but unfortunately this ideology is not any different from the infamous " ME against My BROTHER mentality" and it didn't work for us down the years and it will never do. be it Islamic groups, tribes, or even regions.

 

General comment.

 

Let's say for example this people worshiped these graves (may Allah forbid that happening), what would the rule of the so called Ameer would be? to condemn it maybe, perhaps educating the people or even prohibiting it, but destroying respectful Muslims Sheikhs's grave who have taught numerous of Somali Muslims from all over the country, who were the first to announce Jihad when the colonial Stepped at the coasts of Somalia is nothing but mere arrogance and ignorance.

 

Those Sheikhs whose graves have been destroyed, whose their bones were collected, they are completely free and not responsible for such accretions and innovations. They had never asked for it, liked or encouraged such actions.

 

I would love to hear the poster's take on this?

Share this post


Link to post
Share on other sites

The basic principle is that it is not permissible to destroy graves.

However, the people began to associate the occupants of these graves with Allah and to call upon them along with Allah, which is major shirk that puts a person beyond the pale of Islam.

Since it is shirk to join anyone or anything in worship with Allah and the path to this evil would be the presence of these graves and their occupants, the islamic administration took and carried out the decision to destroy the graves and remove the occupants to bury them at an undisclosed location so as to prevent the people from committing shirk.

May Allah reward them for this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Cawaale:

 

I would love to hear the poster's take on this?

My take is not that important yaa fadiilatal Ustaaz, lakin inzaalan li raghbatik:

 

In qabri la bixiyo iyadoo maydka loo daneynayo, sida in aan lagu tukan ama la illoobay in la dhaqo waa banaantahay, tan aad ka hadleysid ee ah in haddii mayd laga baqo in lgu talax tago ma la faagi karaa,lafihiisana ma la bixin karaa, jwaabtedu waa: HAA daliilkyguna waa:

 

قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله

 

[[ لم يكن على عهد الصحابة قبر نبي ظاهر يزار لا بسفر ولا بغير سفر

 

لا قبر الخليل ولا غيره

 

ولما ظهر بتستر قبر دانيال وكانوا يستسقون به

 

كتب فيه أبو موسى الأشعري إلى عمر بن الخطاب

 

فكتب إليه يأمره أن يحفر بالنهار ثلاثة عشر قبرا ويدفنه بالليل في واحد منها

 

ويعفى القبور كلها لئلا يفتتن به الناس

 

وهذا قد ذكره غير واحد

 

وممن رواه يونس ابن بكر فى زيادات مغازي ابن إسحق عن أبى خلدة خالد بن دينار

 

حدثنا أبو العالية قال لما فتحنا تستر وجدنا في بيت مال الهرمزان سريرا

 

عليه رجل ميت

 

عند رأسه مصحف له

 

فأخذنا المصحف فحملناه إلى عمر بن الخطاب

 

فدعا له كعبا فنسخه بالعربية

 

فأنا أول رجل من العرب قرأه

 

قرأته مثلما قرأ القرآن هذا

 

فقلت لأبى العالية ما كان فيه قال سيرتكم وأموركم ولحون كلامكم وما هو كائن بعد

 

قلت : فما صنعتم بالرجل

 

قال حفرنا بالنهار ثلاثة عشر قبرا متفرقة فلما كان بالليل دفناه وسوينا القبور كلها لنعميه على الناس لا ينبشونه

 

قلت وما يرجون فيه

 

قال كانت السماء إذا حبست عنهم برزوا بسريره فيمطرون

 

فقلت من كنتم تظنون الرجل

 

قال رجل يقال له دانيال

 

فقلت منذ كم وجدتموه مات

 

قال منذ ثلاثمائة سنة قلت ما كان تغير منه شيء

 

قال : لا ،

 

إلا شعيرات من قفاه ، إن لحوم الأنبياء لا تبليها ألأرض ولا تأكلها السباع

 

ولم تدع الصحابة في الإسلام قبرا ظاهرا من قبور الأنبياء يفتتن به الناس ولا يسافرون إليه ولا يدعونه ولا يتخذونه مسجدا

 

بل قبر نبينا حجبوه في الحجرة ومنعوا الناس منه بحسب الإمكان

 

وغيره من القبور عفوه بحسب الإمكان

 

إن كان الناس يفتتنون به

 

وإن كان لا يفتتنون به فلا يضر معرفة قبره

 

كما قال النبي صلى الله لعيه وسلم لما ذكر أن ملك الموت أتى موسى عليه السلام

 

فقال أجب ربك

 

فلطمه موسى ففقأ عينه

 

فرجع الملك إلى الله فقال أرسلتني إلى عبد لك لا يريد الموت وقد فقأ عيني

 

قال فرد الله عليه عينه

 

وقال ارجع إلى موسى فقل له الحياة تريد فإن كنت تريد الحياة فضع يدك على متن ثور فما وارت يدك من شعره

 

فإنك تعيش بكل شعرة سنة

 

قال ثم ماذا قال الموت

 

قال فمن الآن يارب ولكن ادنني من الأرض المقدسة رمية بحجر

 

قال النبي صلى الله عليه وسلم فلو كنت ثَمَّ لأريتكم قبره إلى جانب الطريق عند الكثيب الأحمر

 

وقد مرَّ به ليلة الإسراء فرآه وهو قائم يصلى في قبره

 

ومع هذا

 

لم يكن أحد من الصحابة والتابعين يسافر إليه ولا ذهبوا إليه لما دخلوا الشام في زمن أبى بكر وعمر

 

كما لم يكونوا يسافرون إلى قبر الخليل ولا غيره

 

وهكذا كانوا يفعلون بقبور الأنبياء والصالحين

 

فقبر دانيال كما قيل كانوا يجدون منه رائحة المسك فعفوه لئلا يفتتن به الناس ]] مجموع الفتاوى م 27 ص 271

 

Ps. dhowr mar ayaad i weydiisay waxa aan topic ka qabo,marna ma xasuusto adoo igu soo noqday oo : 'waa sax ama waa qalad' yiri, maxaa jiro?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

Masaajidda qabriga lagu ag dhisay oo sheekha ku dhinac aasan looga shafeeco qaadanaya ma banaan alshabaab in aay dumiyaan waxaas oo kale waan ku raacsanahay, hasa-ahaate in qabri la qodo oo meyd dhintay waa hore lafihiisi banaanka la soo daadsho taa waa xun tahay waana ku qaldan yihiin haddii aat taa suubiyeen dhallintan midabada badan leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Maadeey, salaan kadib waxaan ka xuamahay in aan dib ugu soo noqon qoraalladaada, laakin taas macnaheda ma ahan in aanan aqrinin oo aanan fahmin ra'yigaaga, aad ayaana u mahadsanaahy.

 

Adduunyo buriskeed aan heynaa sxb.

intaas kadib hal iyo labo aan ka dhaho arintan markale:-

 

Dabcan waad la socotaa aan u maleyhaa in ragga qubuuraha dhiso(ama calaamadeeya sida ay ayaga u arkaan)in ay heestaan daliil ay ayaga u arkaan in uu u baneynaaayo sida qolada kale ee diiddan ay u leeyihiin waa xaaraam waana in la burburiyaa.

 

anagoon galin daliil is waydaarsi ku saabsan arintaas waxaan rabaa in aan si khaas ah uga hadlo tan maalmahan ka socota Soomaaliya oo 1400 sano ka hor Islaamka soo gaaray, gumeysi aad u xunna soo martay oo falal aad u fool xun geestay umadda Soomaaliyeed, sidaas ay tahay taariikhda kuma heyno talyaani, xabash, iwm oo burburiyay qabri muwaadin Sooomaliyeed oo Muslim ah, waliba ka mid ah ragg diinta iyo dadka wax ku taray.

 

Haddaan aan usii guda galo fuulxamda maalmahan socota, waxaan aad ula yaabay, foolxumada ay ku kacayaan niman iksu sheegay in ay yihiin Umarada umadda(taasna su'alahed ay ledahay oo yaa wakiishay, yay matalaan, misdaqiyadooda iyo afcashoda, oo tii hore iyo tan maantaba leh!!) burburinta qabriyada, ayagoo ku andaconaya in ay umadda shirki uga cabsanayaan.

 

Waxaa nasiib darro ah in ragga fuliyay falalkaan foolxumada leh aysan garaneyn masalada laga hadlayo meesha ay salka ku heyso iyo meesha ay kasoo askuntay, iyadoo la ogsoonyahay in dhowr dal oo ay ku jirto boqortooyada sacuudiga laga burburiyay goobo qadiim ah iyo qubuuro oo qaarkod aysan ahayn dad aana sidaa taariikhda ugu jirin, dabcan cudur-darka ama caado ka yeelashada an iraahdena waxay ahayd in umadda shirkiga laga ilaalinaayo.

 

Maaddeey sxb, waxaan filaaya in ragga(culumada) qubuurahooda la burburiyay qaar kood aad aqoon u ledahay, waxaa ka mid ah Sheekh garweyne(Gandarshe) oo ka mid ah raggii ku jihaaday gumeestaha sido kale waxaa ka mid ah Sheekh Axmed Xaaji oo aan aniag shkhsiyan u aqaano, waxaan xasuusta in uu sheekha na magan galiaya xili dgaallo aad u ba'an ay xamar ka socdeen, ilaahay waa kan niyaddayda waxa ku jira iyo waxa an sheegaya aanay ka qarsooneen Sh. Axmed wuxuu nooga baxay guriiga anagoo dhwor qoys oo qaxooti ah!, waxan xusuusta in maalintad u taganay oo baqro hore ahayd in dhamaan ilmahiisa quraan ay aqrinayeen(gabdho ay u badnaayeen), asna wuxuu ku mashquulsanaa qaadista alabata iyo boos u raadinta xabada keentada(dadka qaxootiga ah oo aan aniga ka mid ahaa), marka sxb Waxaa nasiib darro ah in ragga fuliyay falalkaan foolxumada leh aysan garaneyn masalada laga hadlayo meesha ay salka ku heyso iyo meesha ay kasoo askuntay, iyadoo la ogsoonyahay in dhowr dal oo ay ku jirto boqortooyada sacuudiga laga burburiyay goobo qadiim ah iyo qubuuro oo qaarkod aysan ahayn dad aana sidaa taariikhda ugu jirin, dabcan cudur-darka ama caado ka yeelashada an iraahdena waxay ahayd in umadda shirkiga laga ilaalinaayo.

 

Waxaan ognahay in maanta Soomaaliya Shabaabka aad looga cabsado, marka sow kula ahan in hadii ay go'aan cad kasoo saari lahaayeen ayagoo ugu goodinaya dadka ziyaarto qubuuraha ama caabduo wadaadaas(sida ay ayaga u arkaan) in ay ka maarmi lahaayeen burburinta qubuuraha, haddiise sabata burburinta ay tahay qabuuraha oo dhulka aad uga sareeyo, in ay haraaga ka tagaan somwa wanaagsanayan.

 

intaas kadib waxan raba in aan kusoo xusuusiyo xadiiith aan filayo in aad xasuusankartid haddaad maqasho:-

عن جابر الأنصاري رضي الله عنه سُئل : أترمي أحداً من أهل القبلة بالشرك ؟ قال : معاذ الله أيكون ذلك ؟ أترميه بالكفر ؟ قال : لا يكون ذلك أبداً

Mar haddii saxaabada rasuulka C"S ay ku adaatay in qof muslim ah "mushriknimo" ugu yeeraan, maxad u maleyeneysa raggeenaan maanta USC/SSA/RRA iwm ka mid ka ahaa oo maalin walba cid gaaleyn la taagan, waxaan ogahay in aad tahay nin fikir ahaan aad u fiiriyaha waxyaabaha waaqica ah ee la taabankaro oo inta badan ku dadaalla dhinac walba in uu fiiriyo(sida aan ka arkay qoraalladaada), laakin mararka qaar waaan arkaa rag SOL ku jira oo rag kale oo reer SOL ah gaalo iyo zanaadiqa ku tilmaamay adigoo u sacab tumaya taas ayaana i walwal galisay sxb.

 

waxaan u maleynaa jawaab sidaan u dheer igama fileynin, run ahaantii aniagaba soo ma wadin laakin waa tan iga soo baxday.

 

waxaan ka xumahay in aan kugu dheereeyay iyo lajjadaha badan ee aan isku daray, taas tabay ay iga tahay oo waam ka badin waayay sxb. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

This seems like simple thought-wouldn't be easier to educate those people "visiting" the graves than it's to actually destroy the graves.

 

If your aim to save the souls of these people, helping them understand Islam might be better route instead desecrating graves-an act that will hardened the feelings of those that seek forgiveness from the dead.It's amazing one would quote the Quran and the Hadiths to justify the destruction of graves while failing to teach people the Quranic verses and hadiths that ban or discourage worship of saints.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this