Sign in to follow this  
Jacaylbaro

HUGE EXPLOSIONS IN HARGEISA

Recommended Posts

Abwaan   

Originally posted by Norf 1:

JB go home saxib.

I hope u can communicate with him or one SOL member can by other means to check he is ok and feedback onto us if he doesn't come here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well, i'm Ok saaxibayaal. i went home but didn't stay there for a long.

 

Tried to visit the hospital but thousands of people were there to check if their relatives are among the dead/wounded. Police were shooting bullets on air to disperse the people. Nobody was allowed to go inside the hospital.

 

Initial information:

 

Around 20 died and more than 30 wounded. One of the dead was my classmate.

 

Bodies of the suicide bombers were laying at the presidential palace if they could be identified.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Amin, Allaha u naxariisto intii ku dhimatay

 

JB, nice to hear you safe and sound. Is it possible to send us pictures of the situation there...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahay ha u naxariisto dadka masaakiinta ah wax ku noqday Hargeisa. Dadka waxaa la garabaa UNITY in these difficult times.

 

dhulQarnayn

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Is there any Axmaaro dead? JB? Arintaa ii soo ogow. Inta kale, ilaahay naxariistiisa haka waraabiyo. Somaliland and Puntland wey ku socdeen jidkaas. For how long, will trade in innocent people be allowed to continue?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

AT&T, trading innocent people has nothing to do with this qaraxyo, and it doesn't say anywehre on the articles of the news!!

 

 

Bal hadaad xog-ogaal u tahay warar qarsooon ama dahsoon, nala qeebso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Khasaarihii Qaraxyadii Bosaso iyo wararkii ugu danbeeyey

 

Horseed Media

Bosaso, Puntland

 

Waxaa soo baxaya faah faahin la xariirta qaraxyadii ka dhacay maanta magaalada Bosaso, ayadoo labo goobood oo kale gedisan ay ka dhaceen weeraro ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gawaari lasoo saaray waxyaalaha Qaraxa.

 

qarax_bambaano_1.jpg

 

Labada goobood ee weerarada lagu qaaday ayaa ah labada Xarumood ee magaalada Bosaaso ku leeyihiin ciidamada Sirdoonka Puntland ee loo yaqaan PIS.

 

Xarunta weyn ee ku taal xaafada Laanta Hawada ee magaalada Bosaso oo ah saldhiga 1aad ee PIS-ta ayaa waxaa la xaqiijiyey in khasaaraha halkaasi ka dhashay mid baaxadleh, ayadoo qof haweenay ah oo kamid ah shaqaalaha xaruntaasi ay halkaasi ku dhimatay, waxaana sidoo kale jira qaar kamid ah ciidamada illaalada oo ay dhaawacyo soo gaareen.

 

Xarunta ayaa laga arki karaa khasaaraha burburka uu qaraxan geystay ayadoo gaarigan oo la sheegay inuu ahaa nooca Surfaha loo yaqaan oo uu saarnaa nin isa soomiidaamiyey uu xoog ku galay gudaha xarunta asagoo jiiray ciidamadii illaalada irida iyo ganjeelkii weynaa ee xaruntaasi.

 

Weerarka labaad ayaa asaguna ka dhacay dhinaca Xeebta Boosaaso, jidka aada Xarunta Madaxtooyada, halkaasi oo ay ku taal xarunta 2aad ee PIS, halkaasi oo uu weeraray gaari kale oo lasoo saaray bambaanooyin, waxaana gaarigaasi rasaas xoog badan ku furay illaalada xaruntaasi kahor intuusan jabsan illinkii laga geli jiray xaruntaasi saaran xeebta, halkaasi oo weli laga arki karo qaaca ka baxaya qaraxii halkaasi ka dhashay.

 

Weerarka labaad ayaa ah mid lamid ahaa kii 1aad ayadoo gudaha xarunta laga arki karo god weyn oo uu qoday qaraxii xooga badnaa ee halkaasi uu isku qarxiyey nin naftii hure ah.

 

Tirada dhaawaca askarta ayaa la sheegayaa in ay gaareyso 7 askari, wax dhimasho ah oo kale weli lama xaqiijin oo aan ka ahayn haweenayda ku dhimtaya xarunta 1aad ee PISta.

 

Labada qarax ayaa ahaa kuwo aad u xoog badan oo magaalada oo dhan laga maqlay, waxaana xooga qaraxan laga dareemi karay xaafadaha ku dhaw labada goobood oo guryihii ku yiilay ay muraayadaha ka jajabeen.

 

Warar ay Horseed Media ka helayso illo ku dhaw ciidamada Sirdoonka ayaa sheegay in la hayo meydadkii labada qof ee isqarxiyey kuwaasi oo jirkoodii goo’go’ay. Waxayna sidoo kale ciidamada Booliiska sheegeen in la hayo xog la xariirta gaadiidka loo adeegsaday weeraradaasi ayagoo sheegay in baaritaan dheeraad ah uu socd

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this