Sign in to follow this  
Gabbal

According the TFG: We have captured 17 fighting cars in Diinsoor.

Recommended Posts

Gabbal   

Baydhabo: " 17 gaari ayaa maxkamadaha laga qabtay maxaabiisna gacantaa looga dhigay" xildhibaan dawladda ka tirsan.

Khamiis, December 21, 2006

 

APL

 

Baydhabo(AllPuntland)- Tan iyo markii shalay dagaallada xooggan ay ka socdeen gobolka Baay tuulooyin hoostaga waxaa la waayay warar rasmi ah oo sheegaya khasaaraha dhabta ah ee dagaalladii shalay oo dhan socday ay gaysteen.

 

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xasan Yacqub Geescadde ayaa sheegay weeraradii dhowrka waji ahaa ee ay maxkamaduhu soo qaadeen ay ahaayeen kuwo la iska caabbiyay , khasaarana ay kala kulmeen dagaalkaasi.

 

Md: Geescadde oo waraysi siinayay Radio Gaalkacyo ayaa sheegay in maxkamadaha ay qabteen gaadiid gaarya 17 oo ah kuwa tiknikada ah oo dagaalladii shalay ka qayb qaadanayay.

 

Xildhibaanku wuxuu sheegay inuusan war u ahayn khasaarihii ka dhacay Magaalada Buurhakaba, hase ahaatee 17kan gaari lagu qabsaday dagaal ka dhacay aagga Diinsoor.

 

Wuxuu intaasi xildhibaanku ku daray in gaadiidka laga qabtay ay dawladda federaalku gacanta ku hayso, sidoo kalana ay dawladdu hayso rag maxaabiis ah oo dagaalladii shalay lagu qabtay.

 

Xildhibaanku wuxuu sheegay dagaalkii ka dhacay Buurhakaba uu ahaa mid aad u kharaaraa, maxkamadahana bannaanka looga saaray magaaalada, ayna ku sugan yihiin buundada magaalada looga boxo.

 

Mar wax laga waydiiyay qorshayasha dawladda u yaalla dagaalladii shalay kadib , wuxuu sheegay in dawladdu ay ku taagnaanayso waddadeedii ay kusoo taagnayd 2da sanada iyo barka ee ahayd inay colaadda iyo dagaalka ka war wareegto.

 

Khasaaraha dagaalladii shalay dhacay ayaa wararka qaar ay ka badaniyaan inta uu xildhibaanku sheegay , halka warar kuwaasi kasoo horjeedana ay ku tilmaamayaan in khasaare wayni uusan gaarin maxkamadaha.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Government claims victory in Somalia fighting

 

by Mustafa Haji Abdinur Wed Dec 20, 6:08 PM ET

 

MOGADISHU (AFP) - Somalia's transitional government claimed its Ethiopian-backed armed forces had inflicted heavy losses on Islamic fighters in an upsurge in a conflict threatening to embroil the entire region.

 

Rival forces pounded each other with heavy shells and rockets near the seat of government in Baidoa, about 250 kilometres (155 mile) northwest of the capital Mogadishu, and hundreds of terrified civilians fled the battlezone.

 

"The onslaught of the Islamic Courts Union and their terrorist allies has been defeated," the information ministry in Baidoa said, adding that "hundreds" of Islamic fighters had been killed.

 

The clashes began overnight Tuesday after Islamist forces attacked government training camps in Daynunay and Manas, each within 30 kilometres (20 miles) of Baidoa.

 

"The ICU sustained hundreds of their combatants dead while other hundreds are wounded," the ministry said in a statement.

 

Earlier, Islamic commander Sheikh Mohamed Ibrahim Bilal told AFP the fighting "could result in heavy casualties."

 

Residents said hundreds of civilians fled the battlezones in southern Somalia, where nearly a million people have already been affected by heavy flooding.

 

"People have already started fleeing (from the area) and there are a lot of armed forces from both sides," Muhidin Ali Mursal, a resident of a village near Idale, told AFP.

 

The fighting came a day after the expiry of an Islamist ultimatum for Ethiopian forces backing the weak government to withdraw.

 

The statement made no mention of Ethiopian troops despite witness accounts of them participating in the fighting that erupted midnight Tuesday, two hours after after the expiry of the Islamist ultimatum.

 

It added that the two military outposts had come under sustained mortar fire on the outskirts of Baidoa.

 

The fighting occurred on the day European Commissioner Louis Michel held talks with President Abdullahi Yusuf and Islamists chief Sheikh Hassan Dahir Aweys and announced their willingness to resume stalled peace talks and halt hostilities.

 

"Both parties ... have reiterated their commitment to the Khartoum dialogue process and political solution to the Somali crisis," Michel told a press conference after returning to Nairobi.

 

They agreed to "an immediate cessation of hostilities and refrain from any hostile acts (and) to resume the Khartoum dialogue process unconditionally," he added. No date for a resumption was given.

 

The leader of the Islamists, Sheikh Hassan, played down the clashes as "a small incident" pitting his forces against Ethiopian troops and not the government.

 

"The fighting was a small incident," Aweys told a reporters in Mogadishu after the meeting with the Brussels envoy.

 

"We had a meeting with the EU and the meeting was significant and it ended in mutual understanding," Aweys added, without elaborating.

 

Arab League-mediated peace talks collapsed last month when the Islamists refused to meet the government until Ethiopian troops, deployed to protect the government, withdraw.

 

The Islamists, who control swathes of southern and central Somalia and are accused of links to Al-Qeada, have already declared a holy war on Ethiopian forces and claimed first blood in recent skirmishes with Addis Ababa troops.

 

Deputy defence minister Salad Ali Jelle said one group of Islamist fighters involved in the clashes was led by Sudanese national, Abu Taha al-Sudan, one of three extremists wanted by Washington.

 

"Al-Sudan, the terrorist is leading the Islamic courts militias in the fighting," said Jelle. "We have information that he is the one who attacked us is Idale," one of the government training camps.

 

Ethiopia has sent several hundred military trainers and advisers to help the government, but denies widespread reports it had deployed thousands of combat troops to Somalia.

 

Analysts have warned that a war in Somalia would engulf the whole region, drawing in Ethiopia's arch-foe Eritrea, as both countries are accused of fighting a proxy war in the lawless country.

 

Somalia has lacked an effective administration since the 1991 ouster of dictator Mohamed Siad Barre and the two-year-old government has failed to exert control across the impoverished nation of 10 million people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Somalia: Fighting outbreaks overnight between Islamists and the government

 

Shabelle Media Network (Mogadishu)

 

December 21, 2006

Posted to the web December 21, 2006

 

Aweys Osman Yusuf

Mogadishu

 

Heavy fighting, in which warring parties in Somalia -- Islamic Courts fighters and government forces -- exchanged artillery fire and mortar shells overnight, has reportedly subsided Thursday.

 

The Islamic Courts Union fighters and the Ethiopian-backed government forces are facing off less than one kilometre apart around Modemode and Daynunay settlements, some 30 km south of Baidoa, the temporary base for the transitional government.

 

As number of casualties cannot be independently confirmed, both sides claim victory over each other in the war.

 

A communiqué issued by the government on Wednesday said they have killed 100 Islamist militias, seized a number of trucks mounted with antiaircraft guns and pushed the ICU fighters back, while Yusuf Mohammed Siad Indhoadde, ICU defense chief, said his forces are in Daynunay near Baidoa, killed a large number of Ethiopian troops and grabbed ground from the government.

 

Islamists admitted that eight of their forces were wounded in the fight.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Suldaanka:

^^Xashaa, I don't forsee or fortell the future dear HA.

 

Laakin sida wax u socdaan, one can connect the dots.
:D

Well I wouldn't know. Inshallah kolba waxa soo baxa waan arki doonaa. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalo xoogleh oo ka socda Moode Moodey iyo DFKMG oo la sheegay in ay qabsatay deegaankaasi

 

Last Updated::2006-12-21 16:19:19

 

map_dagaalada_bay.jpg

 

Muqdisho:- Wararka ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya jiida hore ee

dagaalada ka socdaan ayaa sheegaya in dagaalka uu usoo siqay dhinaca Buur Hakaba.

 

Dagaalo xoogleh oo saaka ka bilwoday deegaanka Moode Moodey ayaa la sheegay in la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

 

Wararka soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay madaafiicda goobta ay ciidamada Dowlada iyo kuwa taageersan ee itoobiya ay saaka ku duqeeyeen deegaanka Moode Moodey oo u dhaxeysa Daynuunaay iyo Buur Hakaba.

 

Saaka ayaa halkaasi uu dagaal xoogleh ku dhexmaray, ayadoo ay magaalada Buur Hakaba iyo Muqdisho soo gaarayaan dhaawacyo badan oo kamid ah ciidamada Maxaakiimta.

 

Warsaxaafadeed ay saaka ku qabteen magaalada Xubno kamid ah hogaanka sare oo uu ku jiro Xoghaynta Guud ee Maxaakiimta Shiikh Maxamud Ibraahim Suuley ayaa saxaafada u sheegay in ay dagaalka ku dileen tiro kamid ah ciidamada Itoobiya.

 

Warar kasoo baxaya dhinaca jiida hore ayaa sheegaya in deegaanka Moode Moodey ay saaka duqeeyeen dhinaca Dowlada kadibna weerar balaaran kusoo qaadeen.

 

Halka la hadal hayo in ciidamada Maxaakiimta ay dib ugu soo durkeen dhinaca magaalada Buur Hakaba.

 

Iidaale

 

Waxaa sidoo kale maalintii 3aad uu saaka dagaal xoog badan uu ka qarxay deegaanka Iidaale oo ay shalay ku dagaalameen labada dhinac.

 

Sida ay sheegayaan warar xog ogaal ah sidoo kale ciidamada Dowlada ayaa saaka waaberigii weerar kusoo qaaday goobaha ay ku sugnaayeen ciidamada Maxaakiimta.

 

Dagaalada ayaa la sheegay in ay khasaaro badan ka dhaceen, inkastoo aan la hayn warar madax banaan.

 

Dagaaladii shalay ayaa la xaqiijiyey in ay weerarkooda lahaayeen dhinaca Maxaakiita Islaamiga ah, halka weeraradii saaka la sheegay in ay duulaanka soo qaadeen ciidamada DFKMG oo la sheegay in ay wehliyaan ciidamo Itoobiyaan ah.

 

Diyaaradaha Dagaalka

 

Dhinaca kale magaalada Baydhabo ayaa saaka lagu arkayey Diyaaradaha Qumaatiga u kaca ee dagaalka, kuwaasi oo maanta markii ugu horeysay la arkayey ayagoo Dhaawac kasoo qaadaya Jiida hore ee dagaalka.

 

Waxaana la sheegay in dhaawaca Ciidamada Dowlada iyo kuwa Itoobiyaanka ay soo qaadayaan diyaaradaha dagaalka, maadaama ay sii durkeyso jiida hore ee uu dagaalka ka socdo.

 

Gaadiidka dagaalka ee forinta hore ku sugan ayaa la sheegay in ay halkaasi 24 saac ee lasoo dhaafay si isdaba joog ah uga dagaalamayeen labada dhinacba.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Somalis 'at war' with Ethiopia

 

The leader of the Union of Islamic Courts, which controls the capital and much of southern Somalia, says they are in a state of war with Ethiopia.

 

 

_42376807_som_contr2_416x246.gif

 

Source: BBC

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this