Sign in to follow this  
Kashafa

Al-Shabaab conquers Wabxo(Galgaduud) ; Suufi Moryaan flee towards Ethiopia

Recommended Posts

Kashafa   

54_45.gif

 

Just in time for a blessed Friday, this morning brings us great news of the fall of Wabxo in Galgaduud to the joint forces of Xarakatul Shabaab Al-Mujaahideen and Xisbul Islaami. The Suufi Mooryyaan were last seen fleeing towards the Ethiopian border

 

Shabelle Media Network:

 

Dagaalo culus oo saakay ka dhacay deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud ayaa Ciidamada Xisbul Islaam iyo Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin waxaa ay kula wareegeen gacan ku heeynta deegaankaasi.

Somali Mirror

Xiriiro kale duwan oo aanu la sameynay Dadka deegaanka iyo Saraakiil ka kala tirsan Ururka Al-xizbul islaam & Al-shabaab waxa ay inoo xaqiijiyeen in Degmada Waxbo la wareegeen Xoogaga Xizbiga iyo Al-shabaab,
waxa ay sidoo kale Dagaalkan kula wareegeen Gaadiida Dagaal oo gaaraya 4 mid ka mid ahna uu yahey Beebi
, Sidoo kale waxaa jira
Hub iyo Saanad
kale oo Xoogaga Al-shabaab iyo Xizbuga kula wareegeen Dagaalkan.

Wabxo conquered. Suufi Mooryyaans sent packing into the wilderness. 4 armored trucks supplied by Ethiopia captured. Arms & ammunition supplies taken as ghaniima.

 

Allahu Akbar wal Al-Xamdulilah. This Jumca is especially barakah-filled.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Because SOL Politics section is infested with clannist scum who have been weaned since childhood on a steady diet of Qabyaalad, readers cannot form a objective image as to what Somali public opinion is really like simply by reading the crap that's posted here.(crap, both in writing quality and content)

 

In order to remedy that imbalance and to accurately portray the opinion of the average Somali-Muslim, here are some comments culled from Somali Mirror, a Pan-Somali, Pan-Islamic news portal.

 

Mahad Guurey says:

halkaan waxan rabaa in aan eheladii ay ka geeriyoodeen wiilasha la soo qalday oo beenta loo soo sheegay in aan ugu tacsiyaynayaa waana la duugayaa oo wiilal soomaaliyeed waaye si islaanimo ku jirta ayaana loogu tukanayaa janaasada anaga sidii ku wii ku dhintay guriceel ula dhaqmimeyno oo sawir ka soo qaaadimeeyno oo taasi ma ahan in aan dilnay gaal

Cabduraxmaan Goobe says:

waxaan utacsiyaynayaa dadka caruurtooda ay soo qaldeen ********ta itoobiyaanka ushaqeysa gaar ahaan dadka degan xeraale iyo caabud waaq oo beenta loo sheegay waxaan dhihi lahaa inta hartayn haka ceshteyn caruurtooda hadii akle waxay ku bixi doonaan gacanta mujaahidiinta

wararka aan ka helayno furinta dagaalka waxay sheegayaan in dagaalku uu dhuusa mareeb qarka usaaranyahay dadkii dhuusa mareeb deganaana waxay bilaabeen qax baahsan ka dib markii dagaalku ku soo siqay

wabilaahi towfiiq

Salafi says:

Jabka Suufiyada ee maanta ka dhacay Wabxo ayaa kusoo aadaya xilli shalay uu Shariif Axmed la kulmay Suufiyada Muqdisho oo uu ka dalbaday inay u gargaaraan. waxa kale oo uu ka codsaday inay diinta saxda ah dadka u sheegaan, Subaxaanallaah, waar ninku illayn khuraafi ino dhuuntay ayuu ahaa, ma nimanka Xabashidu markay soo gashay u xadreeyay ayuu leeyahay dadka diinta saxda ah u sheega

Abu Qataatow says:

allaaaaaaaaaaaaaaaah u akbar jihadka meel walba waa ka soconayaa insha alaah cadogana waa jabi doonaa meel walba waa ku jabi doonaa bi idn nilaah alshabab +xizbul islam waa mujaahidiin alla dartii u dagalmaya wayna guulaysan doonaa,insha laah

Raaxeeye says:

Ilaahey Duli Aduun iyo Aaqiro ku bad nin dadkiisa gaalo duqeyni ee gaalo kaalmo ka sugayo, ee gaalo dadkiisa gacmahiisa ku laayni ee hadana ku dhawaaqyo inta qog naga danbeeyo waan dagaalami Ilaaey degdeg umada kuu kaafi munaafaq cadeystay baad tahay Ilaah iyo muminiita ayaad rabtay in aad qiyaanto Allese lama qiyaami karo bal fiiriya shacabkiisa ayey gaalo duqeyni markaas buu rabaa in dagaal ehli ah ee kale uu umada dhex dhigo Ilaahayow kan iyo gaalada uu wato naga qabo war dadkii qax baadilay dadkii madaafiic gaalo baa dhameysat Ilaahow masaakiinta waayelka caruurta iyo haween xamar ee naxdintu dishay ka soo gaar munaafiqiintaan

Waayeel says:

Hadalkaan ka soo yeeray Shiikh shariif waa qayb ka mid ah shirqoolkii & jilaafooyinka ay shacabka iyo Mujaahidiinta u maleegayaan wuxuu kaloo hadalkaan daliil cad u yahay inaysan meesha oolin shareeco iyo dawlad islaam toona sida tirada yar ee taabacsan shirqoolka shariifka kuwaa soo qaybna qabiil u raacsanyihiin qaybna dhuuni ama mansab u raacay.

 

Waxaan leeyahay wadadii C/laahi Yusuf maray ayaad maraysiin dagaalkuna wuu socon Guul ama shahaado kuwa aad hoosta ku haysataan ee Amisom,Yuganda,Burun di iwm ayagu ma soomaalibaa mise waa waa Muslim??

 

Markaad Eritea oo Magangalyo ku joogi jirtay aad farta ku fiiqayso.

Ilaah ayaa horay noogu sheegay in Cadaw oo dhan isa soo bahaysan doono waxaana leenahay Xasbuna Allahu wanicmal wakiil Suufiyo aad abaabushana waxba kuu qaban mayaan ee tawbadu yeeysan idin seegin wali fursad ayaad haysatiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So now Soomaali Galbeed is "Itoobiya?" And so-called Dhalinyarada recognize that?

 

'Almujaahidiin' my back. Micnaha mujaahid maxaa loo gafay, oo dhiigyacab walba iska sheegto.

 

Waa iska cawaan barbaar la brainwash gareeye ku shaqeysto, dhiigoodana jaraanjar ee siyaasad ku gaaraan ka dhigtaan.

 

Tuulo baa hebel qabsaday iyo hebel laga bixiye, endless circle of it, is not governing Soomaaliya -- it is dhiig maati daadis, endless one is that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Kashafa,

 

Somalimirror the mouthpiece of the extremists is incorrect.

 

The extremists captured the town briefly and then were pushed back by Mujaahideenta Soomaaliyeed ee gobolade dhexe (AKA Ahlu Sunnah Wal Jamaca).

 

Shabelle is reporting:

 

Dhinacyada sida xun ugu dagaalamay deegaankaasi ayaa afhayeeno u kala hadlay waxaa ay ka sheegteen guulo iyadoo midba midka kale uu ku sheegayay in dagaaladasi ay ku jabiyeen.

 

 

 

Illaa iyo hada si dhab ah looma oga cida rasmi ahaan gacanta ugu heysa deegaanka Wabxo ee shalay ay dagaalada qaraari ka dheceen maadama halkaasi weli ay ka maqan tahay isgaarsiintii ka jirtay waloow wararka qaar ay sheegayaan in xaalada degaanka Wabxo ay saakay degan tahay
.

 

 

 

Waxaa jiray dad ka barakacay dagaalada halkaasi ka dhacay kuwaasi u kala firxaday dhulka howdka ah iyo deegaanada ku dhow dhow si ay uga nabad galaan waxyeelo ka soo gaarta dagaaladaasi.

and daynile reports:

 

Ahlu-sunna oo dib u qabsatay deegaanka Wabxo iyo Meydad 40 garaayo oo daadsan

 

Sida uu inoo xaqiijiyay goor dhaweed taliyaha ciidanka ahlu-sunna wal-jamaacah shiikh aadan dheere ayaa waxa uu sheegey in dagaal xoogan oo daqiiqado kooban soconayey kadib ay ciidamada ahlu-sunna wal-jamaacah dib u qabsadeen deegaanka wabxo waxayna haatan shaab iyo xisbul islaam lagu baacsanayaa wadada aada ceelbuur.

 

Insha allah, the bad copy of Taliban will be dealt with by the pure Mujaahideenta Soomaaliyeed ee gobolade dhexe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

So they fight over a small insignifact ground called Wabxo for a month, and not a clear winner, still the fight is in Wabxo, :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo saraakiil ka tirsan ururka Xisbul Islaam oo gaaray deegaanka Wabxo ee gobolka G/gaduud

 

Guddoomiyaha ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aways oo ay la socdaan saraakiil ka tirsan xisbigaasi ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray deegaanka Wabxo ee ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo ay shalay ka dhaceen dagaallo aad u culus oo ay xoogagga Iskaashanaya ee Xisbul Islaam iyo Al-shabaab gacanta ku haynta deegaankaasi ugala wareegeen dhaq-dhaqaaqa hubeysan ee Ahlu Sunna wal-jameeca.

 

Sheekh Xasan Daahir ayaa lagu soo warramayaa inuu xalay kulamo la qaatay saraakiisha ciidamada taabacsan xisbigiisa iyo kuwa xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee shalay dagaalka ka qayb galay, kulankaasoo aan xogta rasmi ah laga haynin haddana waxaa loo badinayaa inay ka wada hadleen sidii ay ay labada cudud isaga kaashan lahaayeen weerar la sheegay in Sheekh Xasan Daahir uu ku damacsan yahay inuu ku qaado degmooyin ka tirsan gobolka Galgaduud.

 

 

Wararka laga helayo degmadaasi ayaa sheegaya in Sheekh Xasan Daahir oo wata tiro gaadiidka dagaalka ah uu maalmo kooban ku sugnaan doono deegaanka Wabxo ka hor inta uusan uga sii gudbin degmooyin kale oo ka tirsan ee gobolka Galgaduud, inkastoo aan ilaa hadda la sheegin karin sida ay ugu suurto geli karto inuu dagaal ama xeeladba ugu gaaro degmada Guriceel oo ay haatan gacanta ku hayaan dhaq-dhaqaaqa hubaysan ee Ahlu-sunna Wal-jameeca.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by Emperor:

So they fight over a small insignifact ground called Wabxo for a month, and not a clear winner, still the fight is in Wabxo, :confused:

The central towns in Somalia are death graves.

 

In every single battle more than 30 deads of both fighting sides are reported.

 

The last battle along 40 men died of both sides.

 

The reason of the high death toll is because the fighting happens in open field, which basically becomes a killing field while in Mogadishu the cowards can hide behind civilians and use kids to do their fighting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this