Scientist

Col.Cabdi Qaybdiid.... BUSTED.....

Recommended Posts

Urgent News

 

Dayniile Quote

 

Taliyaha Ciidanka Boliska Soomaaliya Jen Cabdi Qeybdiid ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii ay dacweyeen beesha uu ka soo jeedo Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed kuwaas oo dacwad kaga soo oo gay magaalada Goteborg ee wadanka Sweden.

 

Xariga Jen Cabdi Qeybdiid ayaa laga yabaa in ay dib u soo huriso colaadi hii Soomaaliya kadib markii laga heshiiyey shir socday 3 sano waxaasa cajiib ah dowlada Sweden sida ay ugu deg deg tay xariga masuulka ,ayadoo hadda ka hor ay ka meer meersadeen Boliiska Sweden In ay xiraan Jen Adan Gabyoow kadib markii dacwad lagu soo oogay

 

 

Xariga Cabdi Qeybdiid ayaa waxuu ceel ku sii ridayaa rajadii laga qabay in beesha ****** ay ogolaato dowlad uu madaxweyne ka yahay Col Cabdulaahi Yuusuf Axmed

 

Dayniile.com

 

 

 

 

 

 

dayniilecom @hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ouch!

 

But I read the "comments" item from what Dayniile.com refers to as people who're same sub-clan as Col Qeybdiid. This comment caught my eye (watch the mentality):

 

laakiin aabe ima dhalin oo reerka aan ka dhashayna magaranayaan halka uu kaga yaalo C/Qaybdiid, hadaanse kiisu waa xarige
aan dhiig u daadan oo aan dad ku dhamaan
waana isnaqaan oo Mudug baan wada joognaa jawaabtana Koonfuta
Gaalkacyo
baa laga dhowrhayaa hadii alla idmo ee waxaan ku leeyahay nin aqal muraayada degan dhagax matuur tuuro hadeyse maanta iyagu bilaabeen hada waa nin key u daran tahay

The really funny thing is that this dude probably ain't in Galkacyo or even in Somalia, yet he's got the audacity to make such threats. It wasn't long ago when SNM War Minister Mucaawiye threatened that his magical superpower army would invade Garoowe if PL militia attacked SNM militia in Adhicadeeye area. Now, you've got average Somalis repeating the threat some of Caato's junior men in south Galkacyo made long ago. And worse, we're presently in the month of Ramadan. Also, when did Swedish police become north Galkacyo residents? You hear new things everyday, I suppose.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyaha Ciidanka Boliska Soomaaliya Jen Cabdi Qeybdiid ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii ay dacweyeen beesha uu ka soo jeedo Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed kuwaas oo dacwad kaga soo oo gay magaalada Goteborg ee wadanka Sweden.

 

Abdullahi Yusef is a very smart man :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warar faahfaahsan oo ka soo baxaaya xarigii loo geytey Col.Cabdi Qaybdiid

 

 

Gutenberg- 17.October.2005 Iyadoo Ciidamada Booliiska ee dalka Sweden ay xabsiga u taxaabey Col.Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo Wasiirka Amniga Qaranka uu u magacaabey Taliyaha Ciidanka Booliiska balse magacaabistiisa uu gaashanka ku dhuftey Ra'isalwasaare Cali Max'ed Geedi ayaa waxaa soo baxaysa faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan xariga loo geysytey.

 

Waxaa la xaqiijiyey in xariga Col.Cabdi Qaybdiid uu amrey xeer ilaaliyaha guud ee dalka Sweden, waxaana uu farey ciidamada Booliiska ee magaalada Gutenberg ee dalka Sweden, waxaana Booliiska magaalada Lund uu ka helay codsi Booliiska Gutenberg inay qabtaan Co.Qaybdiid.

 

Col.Cabdi Qaybdiid oo ka mid ahaa wafdigii la socdey Gudoomiyaha Baarlamanka KMG ah Shariif Xasan ee booqashada ku joogey dalka Sweden ayaa waxay ciidamada Booliisku xaley habeenimadii saqda dhexe ay kala baxeen Hotel-ka Concodia oo uu ka deganaa Magaalada Lund ee dakaasi Sweden.

 

Saraakiisha Booliiska ee magaalada Gutenberg ayaa u sheegay saxaafada in qabashada Col.Cabdi Qaybdiid ay ka dambeysay ka gadaal markii ay heleen warar sheegaya in ninkaasi uu dalka Soomaaliya ka geystey tacadiyo iyo gumaad lagula kacay dad rayid ah, waxaana wararku intaasi raacinayaan Ilaa iyo haatan si cad looma hayo waxyaabaha ay ku xireen booliisku Cabdi Qaybdiid, waxaase jira warar sheegaya in xarigiisa uu la xiriiro eedeymo iyo dacwado loo jeediyey oo ku aadan in uu geystey tacadiyo iyo xasuuq uu kula kacay dad Soomaali ah oo kumanaan gaaraya.

 

Jariirada afka dheer ee lagu mnagacaabo aftonbladet ayaa saaka waxay bogeeda hore ku hortey warbixin ay cinwaan ugu dhigtey "War deg deg ah:Cabdi Qaybdiid oo xabsiga loo taxaabey", waxaana wargeysku uu sheegay in qaar ka mid ah Soomaalida qaxootiga ah eek u nool dalka Sweden ay ku dacweeyeen Col.Cabdi Qaybdiid in uu ahaa ninkii ka soo qixiyey Soomaaliya, waxaana dhuftey Ra'isalwasaare Cali Max'ed Geedi ayaa waxaa soo baxaysa faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan xariga loo geysytey.amuurtiisa haatan gacanta ku haya ciidamada Booliiska iyadoo la baarayo dambiyada lagu soo oogey

 

Col.Cabdi Qaybdiid ayaa ka mid ah Hogaamiyaasha Kooxaha hubaysan ee magaalada Muqdisho, wuxuuna Dawladii C/qaasim ka ahaa Taliyaha Ciidamada Booliiska ee Gobolka Banaadir.

 

news.php?page=newspage&id=6059

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warar dheeraad ah oo ku saabsan Xarigii Col. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo sheegaya in ay dacweeyeen dad uu ehelladoodii ku xasuuqay magaalada Muqdisho

Posted to the Web Oct 17, 19:20

 

 

Gottenberg:- (PP) - Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya xarigga Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa sheegaya in hadda uu ku sugan yahay Cabdi Qaybdiid xabsi ku yaalla Magaalada Gotenberg ee dalka Sweden iyadoo la sheegay inay soo dacweeyeen dad uu ehelladooda xasuuq ugu geystay magaalada Muqdisho, sida ay wararku ku soo gaarayaan Puntlandpost.

 

Ciidanka Booliiska ah ee Cabdi Qaybdiid u taxaabay xabsiga ayaa la sheegay inay ka yimaadeen magaalada Gottenberg oo ah caasimadda labaad ee dalka Sweden, waxaana dadka eedeeyay Cabdi Qaybdiid ay mudaaharaadyo ku sameeyeen deegaan yar oo u dhow Magaalada Gottenberg oo ay dadkaasi ku nool yihiin, waxayna dadkaas u sheegeen booliiska dalka Sweden inuu xasuuq ba’an u geystay ehelladooda, xilli uu gacan yar u ahaa Marxuum Gen. Maxamed Faarax Caydiid.

 

Booliiska dalka Sweden ayaa sheegay inay shalay ay ku soo wargeliyeen dadkaas cabanayay in Cabdi Qaybdiid uu ku sugan yahay Magaalada Lund oo uu ka socday shir looga hadalayay arrimaha waddamada ku yaalla Afrikada bari iyo horrumarinta Dimuquraadiyadda ka jirta dalalkaas oo ay soo qabanqaabiyeen koox Soomaaliyeed oo halkaas ku sugan.

 

Cabdi Qaybdiid ayaa la sheegay in xalay 2:30 habeennimo ay yimaadeen Hoteelkii uu daganaaa laba gaari oo ay wataan ciidammada Booliiska dalkaas, dabadeedna ay ku amreen inuu raaco gaari ay wateen, waxayna ula dhaqaaqeen dhanka Magaalada Gottenberg oo ay ka yimaadeen markii hore, sida ay saxaafadda u xaqiijiyeen Booliiska Magaalada Lund ee laga kaxaystay Cabdi Qaybdiid.

 

Col. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa ahaa sida lagu sheegay warbixin ay soo saareen booliiska dalkaas gacan yarihii Marxuum Maxamed Faarax Caydiid oo geeriyooday 1996-kii, waxaana la sheegay in sidoo kale Cabdi Qaybdiid uu gacan yare u ahaa Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato) Markii ay isku dhaceen Gen. Caydiid.

 

Jagadii ugu dambeysay ee uu Cabdi Qaybdiid qabto ayaa ahayd Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo u magacaabay Madaxweynihii dowladdii lagu soo dhisay Carte C/qaasim Salaad Xasan, waxaana uu ka mid ahaa raggii ka qaybgalay shirkii dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee ka dhacay dalka Kenya, wallow uu mar dambe ka soo tagay, waxbana uusan ka noqon dowladda Federaalka oo lagu soo dhisay shirkaas.

 

Wasiirka Amniga Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Qanyare Afrax ayaa u magacaabay Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, waxaase arrintaas ku gacan sayaray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Magacaabistiisu aysan sharci ahayn, sidaa daraadeedna uusan ahayn Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya, iyadoo Ra’iisul wasaaruhu uu u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. Cali Maxamed Xasan Looyaan (Cali Madoobe). :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

And another one bites the dust... :D:D

 

In all seriousness, if all nations implemented the same type of laws as Sweden, our problems would surely be solved.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

I hope this arrest is the begining and not the end..Next time i hope they catch the heavywheights not the little ones.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A simple arrest is much more advantageous than a deadly civil war killing thousands of innocent Somalis.

 

Here is a clip of the gruesome video that may keep this guy behind bars for life. I am hearing the relatives of the dead young guys questioned in the clip gave the whole video to the Swedish police.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why can't they catch Abdullahi Yuusuf, who is a known criminal against his own people as well and the people of southern Gaalkacyo? I am glad at least one of such criminals is arrested for good reasons, but let them continue or we will consider that as a war of tribe against another.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Alla-Ubaahne, They will do that if A/Y goes to Sweden and some somalis protest and accuse him as well. People protested against A/Y when he went to London sometime ago. It depends on the law a given country has. A warlord is a warlord no matter what title he carries. Abdi Qeybdiid deserves to be arrested. he is responsible for the deaths of many civilians among his clansmen as well. I couldn't check the video posted as it requires some software I have no time to download now. Later.

 

Miskiin.

 

Alla Ubaahne didn't say Sweden was siding with specific tribe. It is usual some somali communities accuse whoever has done some wrongs to them. It is possible for some to see the accusations motivated solely on tribal grounds. But who cares in this case. he should be dead long ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites

one down-hundreds to go

 

Its a big day for all Somalis, First time in 15 years we smell justice for those cold blooded killers. Shame for those who spoil the day by winging and carried away by empty emotions of tribelistic mentality. Don't they know Mr Qaybdiid is responsible for the killings of hundreds if not thausands of their fellow clansmen, Mr Qaybdiid was the left hand man of Gen Caydiid, and their joint millitery adventure in Mogadishu and its surroundings in 1990s caused the death and distruction of a beutifull city by their war against Cali Mahdi, Mr Qaybdiid was also a high ranking officer in the USC millitia who invaded Kismayo in 1991, with the evidence of a vidio cassete which was circulating among the somali community for quite long time, it shows quite explicit images of summery excutions and torture. The wrost acts happened after the invasion of the city, all kind of barbaric acts were commited against the diffendless population, Killings, Rape, Torture, Robberies (Bililiqo), you name it. So I hope Mr Qaybdiid is the first war criminal to be brought to justice not the last one.

Share this post


Link to post
Share on other sites

For all you fools who think this murderer is somehow some robin hood.Well let me bring home to you the seriousness of this issue,at least to me anyway!

 

ONE OF THOSE BOYS IS MY FIRST COUSIN!!!!!!!!!!!!!!,AND I WATCHED THE WHOLE DAMNED VIDEO AND SAW THEY WAY HE ORDERED THE KILLING OF MY COUSIN,AND YOU KNOW SOMETHING I WANT THE ******* TO FRY!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.