Sign in to follow this  
Jacaylbaro

PIS Office Attacked Overnight

Recommended Posts

Bosaaso, 28 March 2009 (Somalilandpress) — Heavy gun fire could be heard in the town of Bosaaso in the semi-autonomous region of Puntland in north-eastern Somalia, on Friday night as unknown militant groups battle Puntland Intelligence Service (PIS).

 

Unconfirmed reports said that armed men threw hand grenades inside the PIS premises located in the Lanta Hawada district of Bosaaso before opening fire from small arms.

 

It is not clear the number of casualties or damages at this stage, as it is too early for our reporters to visit the area.

 

Some reports suggest that the attack is in connection to a recent arrest of a well known cleric after he returned from a visit to the port of Kismayo, an Al Shabab strong hold.

 

It was just few hours ago that another group attacked the town of Garowe with hand grenade killing one person and wounding five others (see Somalia: Huge Explosion in Garowe).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe ayaa waxaa habeenimadii xalay gilgilay qaraxyo xoogan kuwaas oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac iyadoo qaraxyadaasi ahaayeen kuwo kala horeeyay kuna soo kala horeeyay magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe ee maamulka Puntland.

 

Qaraxii ugu horeeyay ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Garowe ee caasimaa maamul Goboleedka Puntland ee Somalia iyaoo qaraxaasi lala eegtay goob ay lahaayen dad Ethiopian ah kuwaas oo waqtigaasi ku cawaynayay goobtaasi iyadoo qaraxaasi uu dhaawac iyo dhimasho kasoo gaadhay dadkaasi Ethiopian-ka ah.

 

Hal qof ayaa ku dhintay 3 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxii lala eegtay maqaayada Ethiopian-ku ku lahaayeen magaalada Garowe ee caasimada maamul Goboleedka Puntland ee Somalia iyadoo goobta qaraxu ka dhacay ay soo gaadheen ciidamada amaanka ee maaulka Puntland halkaas oo ay amaankeeda ay la wareegeen.

 

Sidoo kale magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamul Goboleedka Puntland ee Somalia ayaa waxaa ka dhacay qarax noocan oo kal ah iyadoo qaraxaasi uu dhacay habeen saq dhexe kaas oo lala eegtay ciidamada PIS-ta kuwaas oo lagu tuuray bambaanada gacanta laga tuuro iyadoo aan la ogayn waxa uu uu gaystay qaraxaasi.

 

Hadaba ciidamada PIS-ta ataa waxa ay rideen rasaas xoogan iyadoo aan la ogayn cidda wax ku noqotay rasaastaasi xoogan iyo waliba qaraxa lala eegtay ciidamada PIS-ta kuwaas oo saldhig wayn kuleh magaalada Boosaaso gudeheeda iyadoo ay xidheen wadooyinka soo gala saldhigaasi iyadoo dhanka kalena aysan jirin cid sheegatay ilaa hadda qaraxyadaasi.

 

 

 

Afnugaal News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

The city must be flooded with police and military then put under a curfew, maybe ban vehicles after a certain time. More checkpoints and searches. If these criminals will do this because of an arrest they will continue to do it everytime they want to. These scavengers who attack at night need to be rounded up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this