Sign in to follow this  
Suldaanka

Breaking news from Mogadishu

Recommended Posts

Wararka dhinaca telephoneka ah ee laga soo sheegayo Magaalada Mogadishu ayaa sheegaya in Dagaalkii maanta si wayn Xabashidii loogu jabiyey.

 

Guul Mujaahidiinta xaq udirirka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ilaah baa mahad leh. Gaalo urreey waa la jebiyey. Diyaaradohoodiina Muqdisheey ka dhex qaacayaan. Alloow yaa yiraa inta dhimman ee bakhtiga amxaarada naga kaxaysta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

^^ Arent you rude? He has his opinion and you have yours. Pls lets respect each other. Waxaan waa caaqnimo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

24 Askari oo Itoobiyaana ayaa isu dhiibay Xoogaga Kacdoonka Muqdisho kadib markii la bam gareeynayay 18 saacadood oo is daba jooga.

 

Itoobiyaankaas isi soo dhiibay ayaa ka mid ah 234 Askar Itoobiyaana oo ka dagaalamayay tan iyo shalay Istaadiyuum Muqdisho iyo Xarunta Xisbigga

 

Culumadda ayaa ku baaqday inaan la dilin Askartaas oo hubka laga qaato,lana xiro si gorgortan loogu galo.

 

Inkastoo ay la yaab noqotay Askari Itoobiyaana oo is dhiibay hadana waxaa arrimahaas lala xiriirinayaa iyagoo gaajo iyo oon ugu asqoobay Isbartiibada oo ay maalintii labaad ku godoonsanaayeen.waxayse Askartaas isi soo dhiibtay sheegeen inay jiraan kuwa kale gacantooda isku dilay.

 

Ciidamadda Itoobiyaanka ee ku jira Isbartiibada ayaa calama cad cad ka taagay Xarunta Xisbigga waxayna ku baaqeen in la siiyo wado ay si amaana ugu gudbaan dhinaca Madaxtooyadda hasse yeeshee waxaa taas ka biyo diiday xoogaga Muqdisho iyagoo ugu baaqay inay hubka dhigaan Itoobiyaanka.

 

Goobaha ganacsigga Muqdisho ayaa guud ahaan la xiray ,waxayna dadka u wada dareereen dagaalka si ay kaga qayb qaataan.

 

Guud ahaan waxaa degan goobihii dagaalada ka dhaceen shalay iyo manta waxaana dagaalka wajahay Madaxtooyadda ,iyadoo xoogaga Muqdisho ay haatan ka dagaalamayaan meel ku dhaw Isguulka 15May halka qaar kalana ay ku sii siqayaan dhinaca Otto Otto oo ku dhaw Madaxtooyada.

 

Ciidamadda Ugandheeyska ayaa la wareegay amaanka Madaxweyne Yusuf iyadoo la hadal hayo inuu dalbaday in laga saaro Magaaladda oo diyaarad deg dega loo dalbo.

 

Waxaa aad u adag sida ay diyaarad ku soo geli karto hawadda Muqdisho marka laga qiyaas qaato nuuca gantaalkii lagu dhiftay mid ka mida diyaaradaha dagaalka Itoobiya oo duqeyn dhinaca cirkaa manta ka waday agagaarka geed jacayl Muqdisho.

 

Xoogaga Muqdisho qaar ka mida ayaa lagu qoray inay wajahaan dhinaca Shibis oo uu ku jiro Madaxweyne Yusuf laakiin wali wax dagaala kama dhicin degaankaas.

 

Abaanduulka Xoogaga Muqdisho ayaa ku hanjabay in Cabdilahi Yusuf uu mari doono wadadii uu Maray Madaxweynahii Laybeeriya Mr Somuel Doe.

 

Hogaamiyihii Leberia waxaa lagu jiid jiiday Wadooyinka Caasimadda dalkaas ee Manravio kadib markii ay kacdoonka Muqdisho mid la mida ku sameeyeen xoogag uu horkacayay Mr Charles Prinson,waloow libintaa la siiyay Charles Taylor.

 

Hogaamiye Somuel Doe wuxuu ahaa kaligii taliye madax adag oo xasuuq badan ka geeystay Leberia ,wuxuuse ku aakhirsaday in telefishinada Caalamka laga sii daayo isagoo Caruur iyo Haween ay cad cad u jar jarayaan oo meeydkiisa la jiid jiidayo wadooyinka.

 

Lama ogga guusha dhanka ay raaci doonto hasse yeeshee dagaalka waa uu sii xoogeeysanayaan waxaana soconaya mid fool ka fool ah.

 

Wariyaashii Waagacusub ee ay xalay qabsadeen Itoobiyaanka ayaa la soo daayay iyaga iyo gaarigii ay wateen,waxayna sheegeen inaan wax jirdila lagu sameeyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhucdhuc respecT is the foundation for any good exchanges, but respect is very hard to come by in this section of the fourm, too much has been let to flow by as ok and thus respectable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fanisha   

Originally posted by Dhucdhuc & Dheylo:

^^ Arent you rude? He has his opinion and you have yours. Pls lets respect each other. Waxaan waa caaqnimo!

Respect? tell that to some of the Planders here who insult ppl in every post. an ethiopian daba fiif who support the killing of innocent somalis does not deserve respect from me.

 

You wouldn't tell a pLnader to respect others rigt? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^^Gabadhan Pland ayaa ladaba dhigay, gabar baa tahayee ceeb..

 

Ragga waa ladhihi karaa waxaa tirin mooriyaantii Isbaarada ee duqooshinka 70 jirka Miisaanka saari jiray ... Laakiin xaasha adiga gabar wacan baa tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fanisha   

^^Ceeb? Waar maxaan sameeyay? Mise ceebta macnaheeda ma garaneysid

Waar Qabiilkaaga Xaqdaro lagu ma raaco maa ceeb ah?

Ala ha sahlo wallaahi waa yaabe.

Qof walba qabiilbuu ka dhashey dagmuu ka yimidey laakiin Xaq iyo Xaquuq daro Qabiilkaagu ha ku raacin ceeb maaha.

 

Sida dumarka loo la hadlo soo baro horta ma ilmo labajir ah baad la hadleysaa. Ceeb kulahaa. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar Qabiilkaaga Xaqdaro lagu ma raaco maa ceeb ah?

Waa adiga Pland wada cambaareenaaye. Goormaan wada raacnay kuwa xaqdaro kusocda.I have never supported TFG or Yeey, but I guess that doesn't matter.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fanisha   

^^ Walaaloow Bal soo sheeg meeshaan kugu Cambaareeyey?

Waxaan always idhaa wixii xabashida dhinacooda la saftaa waa la mid . How is that cambaareey of Pland? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is you in another thread clearly pointing fingers at Planders. web page You didn't say the TFG or all Dabadhilifs. Your problem is with one particular group of Somalis as constantly refer to them. You use the word Pland. It encompasses the Qabiils that live there alot of whom don't care for the TFG, Yeey, or the Xabashi invasion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this