Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: Intelligence Seize Portable Anti-Aircraft Weapons

Recommended Posts

AYOUB   

Ze blot tickens. This is incredible...

 

 

 

Xukuumadda Somaliland iyo Xafiiska Itoobiya ee Hargaysa oo isku haysta Gantaalahii la Qabtay

 

Sagaal Gantaal waxa Gacanta ku haya Itoobiya, 1 Gantaalna Ciidamada Somaliland, Fuyuusyadiina waa lala baxsada

 

Hargaysa
Wararka naga soo gaadhaya Gantaalahii ay dhawaan Ciidamada Boolisku qabteen ayaa daaha ka rogay in uu muran wayni ka dhex taagan yahay Xukumada Somaliland iyo Masuuliyiinta Dawlada Itoobiya u fadhiya Xafiiskooda Magaalada Hargeysa , taas oo ka dhalatay  markii si badheedh ah ay  Cidamada Itoobiya ku qaateen  9 ka mid ah Qoryahii Gantaalaha Lidka Diyaaradaha ahaa ee dhawaan lagu qabtay Magaalada Hargeysa , Hubkan oo sida uu sheegay Wasiirka arrimaha Guduhu laga keenay Magaalada Dhuuso Mareeb ayaa sida ay sheegayaan  warar lagu  kalsoonyahay  waxay daaha ka qaadayaan in uu Dalka soo galiyay Nin Ganacsade ah oo Qandaraas ku haysta Saadka Ciidamada Amison ee ka hawlgala Magaalada Muqdisho kaasoo la sheegay inuu ka ganacsado hubka.

Xog  aanu ka helnay lahaanshaha Hubkaasi ayaa waxay sheegayaan in Ninka Ganacsadaha ahi Hubkaasi uu u siday isla Xafiiska Hargeysa ee Itoobiya oo Dalabka keenida Hubka lahaa , taas oo ay heshiis ku ahaayeen Qoryahaasi inay ka siistaan lacag dhan boqol kun oo Dollar $ 100’000  balse Mu’aamaraad iyo Wanjal ay u qorsheeyeen darteed loo xidho Nimanka hubka keenay, Hubkiina lala wareego.

Wanjalka iyo Mu’aamaraadka Sababtay in hubkan la qabto ayaa warku sheegayaa inay iska kaashadeen Niman ka tirsan Sirdoonka Somaliland iyo Saraakiil ka tirsan Xafiiska Itoobiya ee Magaalada Hargeysa kuwaas oo si dadban shuraako u ah, waxaanay  Xogaha arrintaasi ku saabsani sheegayaan  in labada Nin ee hubka loo hayo laga soo qabtay Guriga ay degan yihiin Saraakiisha Itoobiya, balse ay baxsadeen oo ay maqan yahiin laba Nin oo kale oo muhiima oo ahaa Nimankii kaalinta ugu muhiimsanayd ku lahaa soo Iib gaynta Hubkan,  kuwaasoo kala ah Ninkii hayay Qarxiyayaashii 10ka Gantaal iyo Macalinkii Farsamada  Gantaalaha garanayay kuwaasoo ka badbaaday Shirqoolka loo dhigay labada Qof ee loo hayo Qorshahaasi.

Ninka Xidhan ee Ganacsadaha Dilaalka ah oo ah Nin Gacmo Fog ku Xidhan awgeed ayaa la sheegay inay Dacwada arrintani noqotay mid gacanta lagaga gubto, taas oo sababtay Khilaafkeedu inuu gaadho madaxda sare ee Dalka , kuwaas oo dalbaday in Qoryaha Gacanta loo soo galiyo, balse ilaa hada ay ka warwareegayaan Masuuliyiinta Saraakiisha Xafiiska Itoobiya ee Hargeysa u fadhiyaa kuwaasoo sida la sheegay ku doodaya Hubkaasi inay iyagu leeyihiin oo aanay soo celinayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I remember just recently reading an interview (isria.info) in which the President of Eritrea Mr. Afwerke said something about Somaliland and her independence. Could there be any link between that interview and this seizure of the shoulder-held missiles?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AYOUB:

^^ If the reason behind the leaking of the news was publicity then photos of the "gantaals" would've been useful.

On point.

 

These dudes are turning everything into politics..shameful.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ayoub, this sounds ridiculous sxb, that Waaheen report, meesha waxyaala badan ayaa isku qasan ama isku qasmey!

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Nuune

No idea saaxib. The report suggests it was all some kind of Ethio sting operating - no pun - in the first place. Bizarre if true.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

So the whole thing was Cambaraa tiri? Did they find WMD too? Jaceylbaro, maybe it is time for you to double check your sources before you copy and paste. This kind of lies take a lot of space.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Oodweyne

If the opposition are behind the article, it's still the administration's fault because they gave them the opportunity to "spin" it out of control.

 

J.a.c.a.y.l.b.a.r.o

Show me the money. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this