Sign in to follow this  
Meiji

Mogadishu society: NO to foreign troops!

Recommended Posts

Meiji   

Dowladda Soomaaliya oo lagu diiday in ay Ciidamo shisheeye dalbato

 

Sabti, March 21, 2009(HOL): Waxgarad, Aqoonyahnno, Culumaa’udiin iyo Abwaanno ku sugan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxay si weyn uga soo horjeesteen codsi uu jeediyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar, kaasi oo ahaa in la soo kordhiyo Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho.

 

Afhayeenka Siyaasadda Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha ****** C/llaahi Xasan Abuukar (C/llaahi Dheere) ayaa sheegay in dalabka ka soo yeeray Dowladda Soomaaliya uu yahay mid aan waxba ku soo kordhin doonin Soomaaliya, wuxuuna sheegay in dadka Soomaaliyeed ay la dagaallami doonaan haddii Ciidamo Shisheeye oo hor leh la keeno Soomaaliya.

 

Shiikh Axmed Cabdi Dhicisow oo ah Guddoomiyaha Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa sheegay in keenista Ciidamada Shisheeye ee Soomaaliya ay xad-gudub tahay, wuxuuna taasi sabab uga dhigay in dalka Soomaaliya uu xor yahay, isla markaana ay haatan xasilooni ka jirto, “haddii keenitaankooda loo daliishanayo sababo amni darro oo jira waxaa loo baahan yahay in ay dad ehel u ah Arrimaha Ammaanka ay ka fariistaan, ayna go’aan ka soo saaraan”ayuu yiri Shiikh Axmed Dhicisow.

 

Iimaan Cumar Macallin Abshir oo ka mid ah Waxgaradka Muqdisho ku dhaqan ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya in ay ka laabato dalabkeeda ah in Ciidamo shisheeye la keeno Soomaaliya, wuxuuna carrabka ku dhuftay in deganaasho hadda ka jira Muqdisho aysan keenin Ciidamada Amisom, “dowladda waa in ay ka noqotaa dalabka ciidamada shisheeye, dadkana ay raaligelisaa, waxaan sugeynay in ciidamada shisheeye ee Muqdisho ku sugan la saaro, wax aan sugeynayna ma ahan in Ciidamo hor leh la keeno”ayuu yiri Iimaan Cumar Macallin Abshir.

 

Afhayeen Golaha Abwannada Soomaaliyeed Cusmaan C/llaahi Guure ayaa isna sheegay in ay mudan tahay in dib loo qooraansado taariikhdii madoobeyd ee laga dhaxlay faragelin shisheeye oo Soomaaliya horay loogu sameeyay tan iyo sanadkii 1992, wuxuuna sheegay in ciidamo kasta oo Soomaaliya la keeno ay dib u noqonayaan iyagoo fashilmay oo guul-darro wata, “waxaa is-weydiin leh Dowladda marka ay Ciidamo Shisheeye dalbaneyso mey howlgeliso Ciidamada Soomaaliyeed, dhaqaalaha kuwa shisheeye ku baxayana maa la siiyo Ciidamada Shisheeye”ayuu yiri Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure.

 

Hadalkan jawaabta ah ee ka soo yeeray Mas’uuliyiinta u hadlay Shacabka Muqdisho ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo shalay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka hor-jeediyay codsi ahaa in Ciidamo dheeraad ah lagu kordhiyo Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Mogadishu society should NEVER accept the presence of foreign troops no matter which faction they support.

 

Neither Jihadi foreign Islamists nor Western-backed foreign soldiers.

 

 

If this foreign-created and backed regime brings in troops or fails to get out the remaining ones, Mogadishu society should withdraw all their moral support to this entity, and even fight it by any means necessary.

 

 

Somalis will solve their own affaires, we will NOT be given orders on what to do by neither Osama or Obama!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Qeybaha bulshada Muqdisho oo qaadacay dalabkii Dowladda ee ciidamada shisheeye

 

Qeybaha kala duwan ee bulshada reer Muqdisho oo isugu jira, waxgarad, aqoonyahano iyo culumaa'udiin ayaa si adag uga soo horjeestay dalabka Dowladda Soomaaliya ee ay ku dalbatay ciidamo shisheeye oo dheeraad ah, dalabkaasoo xalay uu Golaha Ammaanka ka hor jeediyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Mr Oomaar.

 

 

C/llaahi Dheere oo ah Afhayeenka Dhinaca Siyaasada ee Odayaasha ****** ayaa sheegay in dalabka ka soo yeeray Dowladda Soomaaliya uu yahay mid aan waxba ku soo kordhin doonin Soomaaliya, wuxuuna sheegay in dadka Soomaaliyeed ay la dagaallami doonaan haddii Ciidamo Shisheeye oo hor leh la keeno Soomaaliya.

 

 

"Waa wax lala yaabo dalabka ka soo yeeray Dowladda ee ah dalbashada ciidamo shisheeye, runtii xilligan oo dadaalo la doonayay in lagu xaliyo mushaakilka in ay hadana ciidamo dalbato"ayuu yiri C/llaahi Dheere.

 

 

Gudoomiyaha Majmacaha culimada soomaaliyed Sheekh Axmed Dhicisow ayaa isna sheegay keenista Ciidamada Shisheeye ee Soomaaliya ay xad-gudub tahay, wuxuuna taasi sabab uga dhigay in dalka Soomaaliya uu xor yahay, isla markaana ay haatan xasilooni ka jirto,

 

 

"Haddii keenitaankooda loo daliishanayo sababo amni darro oo jira waxaa loo baahan yahay in ay dad ehel u ah Arrimaha Ammaanka ay ka fariistaan, ayna go’aan ka soo saaraan"ayuu yiri Sheekh Axmed Dhicisow.

 

 

Sidoo kale Iimaan Cumar Macallin Abshir oo ka mid ah Waxgaradka Muqdisho ku dhaqan ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya in ay ka laabato dalabkeeda ah in Ciidamo shisheeye la keeno Soomaaliya, wuxuuna carrabka ku dhuftay in deganaasho hadda ka jira Muqdisho aysan keenin Ciidamada AMISOM

 

 

Dhamaan qeybaha bulshada ayaa ku baaqay in ay habooneyd in Dowladda ku dhawaaqdo in laga saaro dalka ciidamada hada ku sugan, bedelkii ay dalbatay ciidamo hor leh, waxaana ay ugu baaqeen Dowladda inay hadalkaas ka raaligeliso shacabka oo niyad weyn u haayay Dowladda Midnimada qaran ee uu Madaxda u yahay Sheekh Shariif.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

What those paper-ministers say or want is irrelevant....at the end of the day the will of Mogadishu society triumphs.

 

The TFG with 20.000-30.000 Ethiopian troops could not break the will of Mogadishu society, this current foreign-created ''unity''regime will follow TFG's path if it does not learn from history.

 

 

NO foreign troops whether they are from Afganistan or Burundi!

Share this post


Link to post
Share on other sites

then these "Waxgarad, Aqoonyahnno, Culumaa’udiin iyo Abwaanno" should valunteer to police the streets with their bakoradoda and find a salution for all the suicidal youth amongs them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Remains me the story of the donkey laughter.

 

Once upon a time, a king and his servant were once visiting a local zoo and upon entering the zoo all the animals in their cages started laughing except the donkey. The king asked his servant why were they laughing and the servent replied "My lord it is not an important matter" and the king dropped the subject on the spot while muttering to him self "silly animals". So that day, both the king and his servant, finished their visit and went back to the palace. Days have passed and the king and his servant again gave another visit to the zoo. This time all the animals were quite except the donkey who was laughing very hard. So the king this time insisted to know why is the donkey laughing so hard. The servent repliad and said "My lord do you remember that day you and i were here and all other animals were laughing except the donkey". The king replied yes i do. So the servent said " My lord that day the lion told a joke to all of the animals and all of them laughed upon hearing the joke that day except the donkey who is slow in thought processing and he digested that joke today that is why he is laughing". The king laughed and said "Stupidd Donkey"

 

 

Duhh how many years have passed after coming to this conclusion of wanting to have foreign troops and guess who is asking for it?

 

None but Shariff and his 270MPs and all of the anti foreign bunch. I bet A/ yey was laughing upon hearing this news just like that king and probably muttered something to him self :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Peasant and Naxar Nugaaleed,

 

As ''Yusifites'' your inputs are irrelevant in this matter.

 

We all know where the ''Yusifites'' stand on Mogadishu affaires and how they view Mogadishu society.

 

The relevant matter is: Mogadishu society is firmly united in propagating for a peacefull solution and bringing peace to the city. They are also firmly united in opposing all warrying factions and their warlord-ambitions. So, one who brings Jihadi Islamists from Pakistan/Afghanistan or whatever cave is the same as one who brings in African troops from Burundi, Uganda or whatever banana republic.

 

Mogadishu society said a loud and clear NO to foreign troops.

 

Now my dear ''Yusufites'' go share your jokes with other ''Yusifites'' because your utterings fall on deaf ears in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

AXMED DIIRIYE CALI: “Dowladda waa in ay ka laabataa dalabkeedii Ciidamada Shisheeye, ayna raaligelin ka bixisaa”

 

Axad, March 22, 2009(HOL): Afhayeenka Dhaqanka ee Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha ****** ayaa ugu baaqay Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya in ay ka laabato dalabkeedii ahaa in la soo kordhiyo Ciidamada Shisheeye ee ku sugan Soomaaliya.

 

Axmed Diiriye oo isagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya u Waramayay Idaacadda Shabeelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in haddii aaney Dowladda ka laaban dalabka Ciidamada Shisheeye in ay shacabka Soomaaliyeed la dagaallami doonaan.

 

“Arrintaas ma ahayn mid aan ka fileynay Dowladda, kedis ayay nagu noqotay, sidaas darteed waxaan ka codsaneynaa madaxda sare ee Dowladda in ay arrinatas ka laabtaan”ayuu yiri Axmed Diiriye Cali.

 

“Madaxda Dowladda haddii ay nabad iyo dib u heshiisiin doonayaan waa in ay joojiyaan dalbashada Ciidamada Shisheeye, haddii kale waxay la kulmi doonaan iska caabin uga timaada shacabka Soomaaliyeed oo horay ula dagaallamay Dowladdii hore ee uu madaxweynaha ka ahaa C/llaahi Yuusuf Axmed”ayuu yiri Axmed Diiriye Cali

 

Sidoo kalena Axmed Diiriye Cali waxaa uu baaq u diray Dowladaha laga codsaday in ay Ciidamo u soo diraan Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay in aysan Ciidamo u soo dirin Soomaaliya, isla markaana ay kuwa ka jooga la baxaan.

 

Hadalka uu sii daayay Axmed Diiriye Cali ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaaahi Oomaar uu codsaday in seddex Battalion oo Ciidamo ah loo diro Soomaaliya, si ay uga qeybqaataan howlgalka ay Ciidmada Amisom ka wadaan Soomaaliya.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Again, Mogadishu society will not tolerate foreign troops on Somali soil, particularly the capital city.

 

 

This foreign-created ''unity government'' must understand that simple historical fact, or they will surely be thrown in the dustpin of history like all those before them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Finally mogadishu society is seeing once again what Sharif and his government have in mind for Somalia. So much for peace peace peace. They want to lift the arms embargo and bring more troops. That equals more bombed homes and more refugees and more rape and more dead.

 

This is a difficult situation for Sharif. He can't survive without foreign troops and at the same time he can't afford to displease his supporters. Very interesting to see how he pulls this off.

 

also, i haven't heard of the mogadishu society rejecting the Muslims immigrants that have gone there and fought against the invaders and many of which were martyred. This call from the Somali people is against foreign (non Muslim) intervention. They have no problems with Muslims as they aren't foreign and as Allah said, Verily the Believers are brothers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Axmed Gurey,

 

The ''muslim troops'' can go back to their countries and fight their ''murtad governments''. We do not need them in Somalia as we do not need African troops.

 

To Mogadishu society: ''jihadi foreign figther=Burundi/Ugandan foreign fighter''

 

Both foreign troops support the different factions, and all have the same impact on Mogadishu society:

 

More displacements, more destructions and agony.

 

If we want to heed the wise teachings of our religion we dont lisen to simple quotations by those who use Islam to prolong their selfish political ambitions like Osama, Abu Mansuur or you. We have our own highly knowledgable scholars for that. And fortunately, these Culama have rejected Osama and African troops.

 

The days when a layman would argue ''and Allah said fight this or that'' are over! Only the Culama will give the right intrepretation of our beloved religion, not laymen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

smile.gif Meiji, nice attack.

 

I have to say that i still don't agree with you. Those Muhajirin who travelled to Somalia came in order to help protect the Somalis and bring victory to Islam. Now after they have been injured and killed and jailed, we want to tell them to go back where they came from...that is not how a Muslim treats a Muslim. That is not how the Ansar treat the Muhajirin.

 

Now, when these AMISOM came it was in support of the Ethiopian backed government and the Ethiopians and they did their share of massacure as you well know.

 

So i must tell you that to Xamar as well as most of the south, there is a big difference between a Muslim Muhajir and an AMISOM or Ethiopian troop.

 

Now, since we are refering to the Culama so much, there are also Culama who are supporting the Mujahideen and the fight against AMISOM.

 

Finally, in Islam, our loyalties aren't based on nationality or language or color. As long as you are Muslim, no matter if you are the whitest person from Denmark, or the blackest person from Sudan, i have to support you and love you and come to your aid. We shouldn't be mad at those brave men who have come to the aid of Somalia.

 

Haye smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Those Muhajirin who travelled to Somalia came in order to help protect the Somalis and bring victory to Islam. Now after they have been injured and killed and jailed, we want to tell them to go back where they came from...

Again all I see is silly chatter that the other side also uses.

 

while on one side of the spectrum you utter such silly views, we have on the other side of the spectrum other Somalis who actually believe in silly utterings like:

 

''Those Ethiopian/AMISOM who travelled to Somalia came in order to help protect the Somalis and bring back a government and stability in the country.''

 

 

As we said:

 

All foreign fighters out of Somalia. Nationality is as real as clan. Those cloud-dwelling guys should wake up and see reality as it is.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this