Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: Admin created is a good move

Recommended Posts

Kismaayo: Maamul Islaami ah oo loo sameeyay magaalada Kismaayo

6. September 2008

 

 

Kismaayo(AllPuntland)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa looga dhawaaqay maamul Islaami ah oo dadka ku nool lagu dhiqi doono Shareecadda Islaamka.

 

Ka hor inta aan lagu dhawaaqin maamulkan cusub ee lagu dhaqi doono magaalada Kismaayo waxaa wada tashi ka sameeyay kooxaha gacanta ku dhigay Kismaayo sida uu sheegay Sh. Xasan Yacquub oo maamulkan Afhayeen ka noqday.

 

Sh. Xasan Yacquub ayaa sheegay in maamulkan uu yeeshay Kismaayo uu leeyahay qeybo qaabilsan Xafiisyada Garsoorka, Dacwada, Arrimaha Bulshada iyo Dhaqaalaha oo mid walba uu leeyahay Guddoomiye iyo Kuxigeen, waxaana qaabka loo dhisay maamulka magaalada Kismaayo uu yahay sidan.

 

Shiikh Abuubakar Al-Zeylici Guddoomiye

C/qani Maxamed Yuusuf Guddoomiye ku xigeen

C/raxmaan Cali Axmed Xafiiska Amniga

Maxamed Sahal Iidle Ku xigeenka Xafiiska Amniga

C/weli Aadan Dheriyow Xafiiska Maaliyadda

Ibraahim Axmed Cusmaan Ku xigeenka Xafiiska Maaliyadda

Khaalid Maxamed Aadan Xafiiska Dacwada

C/raxmaan Axmed Aadan Ku xigeenka Xafiiska Dacwada

Shiikh Xasan Yacquub Xafiiska Warfaafinta

C/fataax Ibraahim Cali Ku xigeenka Xafiiska Warfaafinta

 

Afhayeenka maamulka ay magacaabeen ayaa Sh. Xasan Yacquub waxaa uu sheegay in maamulkan cusub uu yahay mid shacabka ku dhaqi doona Shareecada Islaamka, maadaama buu yiri xalka kaliya ee dhibaatada looga bixi karo ay tahay Shareecadda Islaamka.

 

Dhinaca kale Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan aqbali doonin maamulkaasi isla markaana magaalada Kismaayo hoos keeni doonaan maamulka Dowladda Soomaaliyeed.

 

C.M.Cali

AllPuntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The people of Kismayu were robed for a decade or so and we hope the new admin will work for the interest of all.

 

The government should allow this new admin to suceed as it allowed the confused Hiiraale.

 

Thus wish them the best inssha Allah and peace to the beautiful city...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saaxiib Duke,

 

Anigu ma diidani in maamul wanaagsan laga dhiso Kismaayo oo loo dhanyahay, laakin dad aan gobolka u dhalan sidii kuwii isku magacaabi jiray walaalaha galgaduud oo kale in ey maanta niman maqaarsaar ah, oo Alshabab hor boodayaan madax looga dhigo waa mid aan u cuntameyn dadka soomaaliyeed ee ku nool Kismaayo.

 

Taasina waxay dhalinaysaa in dowladda Federaalka oo marar badan ka meer meeraysay inay fara galiso waxa ka jira Kismaayo ay hada si ugu dhakhsaha badan talaaba caad ey ka qaadi doonto.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

No doubt that the newly formed Kismayo admin is antithesis to the clannish madness that besieged the city so long. Perhaps this is a divine gift from Allah in this season of raxmah to the suffering masses.

 

We pray to Allah for its success.

 

It’s apparent however that Somalia has no political void. And the fall of major city like Kismayo will probably draw a negative reaction from the destructive armies stationed in the country. It would’ve been better had the Kismayo coalition acted in a shrewd manner and assembled a civilian admin that they could trust, instead of appointing their own leaders to govern the city. With all estimation, and Allah knows the best, that would’ve removed any justification of a subsequent attack of the city! They should’ve done every thing to avoid the repeat of the Beledweyne fiasco…

 

Having said that, if the attack comes as predicted, let it be known that those who captured the city violated no principles and conducted themselves in a political fashion that’s agnostic to any tribal consideration as far as the forming of the admin goes. Yet it will prove the utter failure of not being able to learn from prior mistakes.

 

Allow sidii roon…

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Yes, it is indeed a good move.

 

Perhaps Duke is changing...to be so accepting of an Islamist administration that is majority reer Gedo and for Kismaayo no less!

 

How wrong were we of you Duke! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Cige:

quote: Yes, it is indeed a good move.

so both of you are happy NOW
smile.gifLet us hope we both continue to stay happy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
unknown1   

Mr duke you are a mystery. first u hate sh turki (xafidahullah) and then he's a good sheekh. and you like murtad AY and sheekh turki. AY wants kismayo and you dont agree with your adeer. sheekh zaylici is a shabaab leader according to shabaab website. it seems you like turki because of qabiil. well you are from the same clan, arent u? and u keep saying 'locals' all the time. When I.C.U captured xamar, didnt they capture it through locals help? you are truly a mystery DUKE!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by HornAfrique:

.to be so accepting of an Islamist administration that is majority reer Gedo and for Kismaayo no less!

Lol..!

Saxiib ma dhuso ayad tahey cariiri jecliida, this new Admin had nothing to do and neither does it embrace any clan nor is it linked with any province that has a clan adminstration. It is the second time you used the reer Gedo and new admin link today - let me make clear one thing for you saxiib - if there is anything that the wadaads or shabaabs that have captured and building a new admin in Kismayo have nothing to do with is the accommodation of the needs of reer hebel and reer hebel. The fact that S/lander is head of the admin shows you that they have a different set of priorities than what has been the ill conceived norm in Somalia.

In simple words sxb Horn stop your self imposed jubilation and with humility lick your wounds and admire a Somali solution at work.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I agree with Juje on this, the admin is headed by a S/Lander and a local one at that. We shoudl welcome it and hope insha Allah that he leads the city well.

 

UNKNOWN: Adeer the man I do not know and thus will not condenm him, his future actions will decide if I continue to support him. As for Xasan Turki I dont see why you keep mentioning him?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

I hear some of Xasan Turki's clansmen are mad at him for transferring 'their town' to others. Let them weep blood if they so wish! Religion and Somalinimo is what matters. Million congratulations for Sheekh Xasan Turki for the qabiil-free initiative. Alla-ya-cizak yaa sheek!

 

Magaalo hebla anagaa leh baa Somali baa'bisay. Kismanyo is owned by no reer. It is one of the major cities of Somalia, and every somali owns it!

 

That is the justice Somali's are looking for. And that is what an islamic adminstration can deliver. No salvation for somalia without following the 'Sh'Turki' Model.

 

Guul Alshabab! Guul Qabiil-diid's and Guul Somalia.

 

We all know how Abdullahi Yusuf would have dealt with the ownership of Kismayo if he wins it. Reer-hebel intaa, reer-hebelna intaa! ayaa ka dhici la heyd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this