Sign in to follow this  
rudy-Diiriye

Yeey Given 48hrs to leave Xamar after Mo dheere

Recommended Posts

cousins ambushed and killed in xamar...! tfg spilt hits new heights...

 

 

Dhimashada Masuuliyiintii Deg. Ceel-baraf ee xalay lagu rasaaseeyey Muqdisho oo 4 gaadhey.

(11-08-2007) Gudoomiyihii, gudoomiye ku xigeenkii, taliyihii ciidamada iyo oday dhinaca dhaqanka ah ee degmada Ceel Baraf ayaa xalay dablay hubaysani ay ku dileen agagaarka xaafada suuq bacaad ee degamada Yaaqshiid.

 

Dilka mauuliyiintan ayaa waxa ka dambeeyay laba nin oo dablay ah oo ku hubaysnaa bastoolado sida ay noo sheegeen dadka degaanka.

 

 

Gudoomiyihii degmada Ceel Baraf Cabdi Afay, gudoomiye ku xigeenkiisii Muxumad Sharaawe, taliyihii ciidamada iyo masuul kale oo la socday ayaa la dilay xili ay ku sugnaayeen goob ganacsi horteeda.

 

 

Masuuliyiintan xalay la dilay ayaa la sheegay in magaaladda Muqdisho ay u yimaadeen in ay ka qayb galaan shirka dib u heshiisiinta iyadoo kooxdii falkaasi gaysatayna ay baxsadeen.

 

 

Ilaa iyo hada lama garanayo in dilka masuuliyiintaasi uu la xiriiro arimo siyaasadeed iyo in kale waxana mudooyinkan dambe ka socda magaaladda Muqdisho hawlgalo lagu bartilmaameedsanayo dadka kooxda tigreega la shaqeysa ee Mbegathi la shaqeeya.

 

Dalkanews.com Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Rudy this is not the first time...Mo dheere kicked the old goon out of Jawhar...And in his new capacity now as the self-proclaimed owner of Mogadishu he is capable of course to send the dogs on Yeey vampires...we will see more as these xaqdaros unfold...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this