Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Sharif gives Date for assault on Islamists in Mog, Jubba regions + the 7.5 million...

Recommended Posts

According to Sharif, the US, France and UK have worked out a plan for attacking the Islamists mainly in Mogadishu and the Jubba regions and that he also welcomes the 7.5 million 'gift' by the UK government which he has met recently.

 

The attack will happen according to Sharif on the 15th of this month whereby the Islamists will be send packing who are now much in control throughout southern Somalia.

 

Let's wait and see inshallaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LONDON: Shariif oo shaaciyey waqtiga ay weerar ku qaadayan Islaamiyiinta Soomaaliya. WARBIXIN DHEER

9. marts 2010

 

APL

 

LONDON(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo hada jooga dalka Ingiriiska, ayaa Shir Jaraa’id oo uu qabtay wuxuu kaga hadlay xaaladaha qalafsan ee ka taagan dalka uu kahayo jagada Madaxweyne-nimada ee Soomaaliya.

 

Madaxweynaha KMG ah ayaa soo qaaday xaaladaha dagaaleed ee Muqdisho, oo ay dawladdiisu ka maamusho dhul ka yar 2 KM oo ka mid ah Muqdisho, wuxuuna sheegay in ay hada qorshaynayaan weerar toos ah oo uu sheegay in ay dad badan ka qeybgali doonaan, waa sida hadalka udhigaye, oo ula jeeday dawladdo badan in ay caawin doonaan.

 

Shariif oo la weydiiyey caawinta waxa ula jeedo ayaa sheegay in ay Beesha Caalamku ay wax badan gacan qaban doonto dawladdiisa, ayadoo caawinteeda uu sheegay in ay noqon doonto in ay lacago ku bixiyaan howlgalkaasi.

 

Madaxweynaha KMG ah oo marar badan ka hor yimid sheegida waqtiga la qaadayo weerarka, ayuu sheegay in manta in la qaadi doono weerarkaasi gudaha bishan aynu ku jirno, iyadoo wararka qaarkood ay sheegayaan in hada dawladdaha Ingiriiska, Faransiiska iyo Mareykanku ay diyaariyaan weerar ay 15-ka bishan ku qaadaan gobo kuyaala Jubada Hoose iyo gudaha Muqdisho.

 

Shariif wuxuu kaloo soo dhaweeyey lacag lugu sheegay tiradeeda 7.5 Malyan oo lasheegay in loogu deeqay Maamulkiisa, taasoo ay bixinayso dawladda Ingiriiska oo uu saacadihii ugu dambeeyey la kulmayay Saraakiil ka tirsan.

 

Madaxweynaha KMG ah ayaa la rumeysan yahay in uu welwel badan ka qabo awooda dawladiisa, isagoo marar badan sheegay in ay Mucaaradyada hubeysan ee ka soo horjeeda leeyihiin awood aan qorsooneyn, wuxuuna tibaaxay hada in ay qaadi doonaan weerar uu sheegay mid ay rajo wanaagsan ka filayaan.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

AllPuntland is not a good source for any information pertaining when the assault will commence. Anyway Sharif should not give any dates as that will take away the element of surprise

Share this post


Link to post
Share on other sites

^lool

 

The last time Sharif was engaged in a war, they also announced the exact date that they will attack Baidoa. So no difference if he announces the date as well this time around. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

If the president really announced the date of an attack then I expect it to be very wide attack that will kick some rear ends in multiple regions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Zack:

If the president really announced the date of an attack then I expect it to be very wide attack that will
involve
kick some rear ends
in multiple regions.

exactly my sentiment :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by The Zack:

The TFG needs two war jets, rumor has that the shabaabs are afraid of "diyaaradaha qumaatiga u kaca"
:D

Exactly, so we can put Sharif on trial for war crimes in Washington, DC when he eventually retires there. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this