Sign in to follow this  
General Duke

Clan Courts offensive falters..

Recommended Posts

So much for an all out attack, the aim of the whole recent clash was to startle the TFG meeting the EU delegation.

 

This is yet another example of the agression of the Clan Courts.

 

The clashes started near Idaale, and then spread to Qansax-dheere and Burhakabo.

 

The latest news is that the TFG forces have pushed back the courts in Idaale and the fighting is raging in Bur-Hakabo itself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baydhabo:Wararkii ugu danbeeyay ee wakaaladaha wararku ka qoreen dagaallada ka dhacaya Gobolka Baay.

 

Arboco, December 20, 2006

 

 

Baydhabo(AllPuntland)-Deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Baay ayaa lagu soo waramayaa inay dagaallo kharaar ka dheceen.

 

Wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganaya Sheekh Maxamed Ibraahim Bilaal oo ah horjooge ka tirsan maxkamadaha ayaa sheegay inuu xaqiijin karo in dagaallo kharaar ay dhowr furin ka soconayaan.

 

Ibraahim Batari oo asaguna kamid ah saraakiisha ciidamada ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maxkamaduhu ay duullaanka soo qaadeen, meel walbana xabbaddu ay ka dhacayso.

 

Md: Batari wuxuu sheegay in ciidanka dawladda iyo kuwa maxkamadaha ay ku jiraan dagaallo kharaar, meel walbana sharqatnta rasaastu ay ka dhacayso, mase sheegin guulo ay gaareen ciidankooda amaba laga gaaray.

 

Qof kamdi ah dadka deggen Daynuunaan ayaa sheegay in labada difaac ee dawladda iyo maxkamadaha rasaasta ay is waydaarsanayaan inay aad u maqlayaan.

 

Wakaaladda wararka ee Reuters oo waraysatay darawal ka tirsan ciidanka maxkamadaha ayaa sheegay in labada dhinac ee dawladda iyo maxkamadaha aysan guulo sheegan karin, hase ahaatee wuxuu sheegay in ciidanka Itoobiya uu la dagaallamayo maxkamadaha.

 

" Rasaasta iyo madaafiicda qoryaha waawayn ayaa meel walba duulaya , Ciidamo hor leh oo gurmad ah ayaa la dagaallamaya ciidanka Itoobiya" sidaasi waxaa yiri darwalka oo magiciisa qariyay sababo ammaan.

 

Wakaaladda Reuters oo soo xiganaysa saraakiil dawladda federaalka ka tirsan oo magocooda ka gaabsaday ayaa sheegay in 13 gawaarida dagaalka oo ay leedahay Ethiopia ay goobaha dagaalka u amba bexeen.

 

Dhinaca kale wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in dagaallo ka dhacay dhowr furin oo ah gobolka Baay gaadiid iyo maxaabiis looga qabsaday maxkamadaha.

 

CCC Farayaaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg ah:Faah faahin dagaalada socda iyo guulaha dhinacyada iska soo horjeedaa ay kala sheegteen

 

(Baydhabo)-Wararka hadda aanu ka helay magaalada Baydhabo ayaa sheegaya inay laba aag dagaalo culusi ka socdaan, labadan aag oo kala ah tuulo wax yar u jirta Iidaale iyo degmada Buur hakaba, oo iyadu fariisin ah midowga maxaakiimta.

 

Dagaalka ayaa shalay galab gaabkii ka bilowday laba sahan oo isku dhacay dhinaca deegaanka Iidaale waxaana arintani isu badashay dagaal weyn ka dib markii uu saaka dib u bilowday.

 

Mar aanu la xiriirnay magaalada Baydhabo weriye ku sugan oo lagu magacaabo Jamaal Aadan ayaa noo sheegay in dawladu sheeganayso inay gacanta ku dhigtay gawaari dagaal oo gaaraysa ilaa 25 iyo 17 maxaabiisa dhinaca deegaanka Iidaale.

 

Waxaa iyana sidaas oo kale madaafiic culusi kadhacaysaa degmada Buur-hakaba oo labada dhinac ee qorax u dhinac iyo qorax ka soo bax ay kaga socoto, welina lama sheegin dagaal toos ah oo labada dhinac isku wajeheen oo halkaas ka dhacay marka laga reebo madaafiicda, waxaana wararku intaas ku darayaan in ciidamada maxkamaduhu ay ka bexeen degmada buur-haba oo ay difaac ka xirteen dhinac wadada dheer ee magaalada Muqdisho aadda.

 

 

 

Waxaa iyana dhinacooda guul la taaban karo sheeganaya midowga maxaakiimta, waxaana ay sheegeen inay gacanta ku dhingeen xeradda Ciidan ee Daynuunaay, oo iyadu 30km u jirta magaalada Baydhabo iyo gebi ahaan deegaanka Iidaale waxaana uu sheegay masuul u hadaley maxaakiimta oo lagu magacaabo Max'ed Ibraahim Bilaal ay guud ahaan ay deegaankaas gacanta ku hayaan.

 

 

 

Guud ahaan laba dhinac ayaa waxay kala sheegayaan inay dagaalka ka soo hooyiyeen guulo la taaban karo, hase ahaatee ma jiraan cid madax banana oo xaqiijin karta sida wax u jiraan.

 

 

 

Ha moogaan Waayaha.net wixii soo kordha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wareeysi_Jeele.JPG

 

Dagaalo ka dhacay deegaanada meelo ka tirsan Gobolka Bay oo Wareeysi aan kala yeeshay Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga Mr. Jeelle

 

 

Waxaan wareeysi la yeeshay Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga si aan wax uga ogaano dagaalada ka dhacaya Deegaanada Daynuunaay iyo Idaale oo kawada tirsan Gobolka Bay, Hadaba waxaan wax ka weydiiyey inuu faahfaahin naga siiyo dagaalada ka dhacaya agagaarka magaalada Baydhabo Waxaana uu ku jawaabay?

 

Mr. Jeelle: Dagaaladan inay dhacayaan waa la ogaa iyagaana horey ugu dhawaaqay inay mudo todobo maalmood ah ay weerari doonaan magaalada Baydhabo sidaasi bayna kaga dhabeeyeen waxaa waliba wehliyo oo sii kordhiyey Booqashada uu Lois Michel yimi magaalada Baydhabo, shalay galab ayay weerar soo qaadeen saaka ilaa galabtana dagaalka waa socday, aaga Diinsoor aad iyo aad baa loogu jabiyey ciidamadeenu difaacu waa ku adkaadeen, dhimashadoodana ilaa sodomeeyo kor waa u dhaafay, hada Khasaarihii gaarayna aad buu u weynaa inkastoo Jiida hore aad layga soo tifaftirin.

 

Su'aal kale oo aan weydiyey ayaa ahayd: wararku waxa ay sheegayaan in la idiinka qabsaday Xerada Daynuunaay oo fariisin idiin ahayd ama aad difaac ugu jirteen ciidamadiinu arrintaasi maxaa ka jira?

 

Mr. Jeelle: Taasi waa borobogaandhadoodii ay waligood sheegi jireen, anaga ciidamadeenu waxay difaac ugu jireen Moodo moode oo u dhaw Buurhakaba sedex jeer baa lasoo weeraray weyna iska difaaceen dad badan baa looga dilay iyadoo dad badan oo ilaa 70meeyo qofoodna ay cisbitaal ku jiraan halka kuwa Ajnabi ahna loola cararay magaalada Muqdisho.

 

Su'aal kale Wax Khasaaro ah oo idiinka soo gaaray ma jiraan ama idinku aad geysateen?

 

Mr. Jeelle: Runtii anagu dhaawac waa jiryaa dhimashana Saaka laba ayaa naga dhimatay, aaga Daynuunay ee ku aaday Buurhakabana dhaawac ayaa ka jira laakin hada anagu waa yasiran nahay dhibaatadeenu ma badna waana fiicanahay dhibaato aad udaran anaga nama haysato.

 

Su'aalo kale oo aan weeydiiyey ayaa ahayd: Waxaa lasheegayaa inay idiinka dhinac dagaalamayaan Ciidamo Ethiopian ah maxaa ka jira arrimahaasi?

 

Mr. Jeelle: Haba yaraatee wax kajira majiraan horaana u sheegnay inaysan joogin ciidamo Ehiopian ah, ciidamadeena ayay u yaqaanaan ama kusheegaan inay yihiin Ciidamo Ethiopian ah, shacabka Soomaaliyeed ayay ku marin habaabiyeen warkaasi way arkeen wayna fahmeen.

 

Su'aasha ugu danbaysay ee aan weydiyey ayaa ahayd Ciidamiina halkee bay ku sugan yihiin haatan?

 

Mr. Jeelle: Hada ciidameenu waa ka durgeen halka ay horey u joogeen waxayna 10km u durgeen xaga iyo horay, Ciidamadeenu waxa ay qabsadeen hal gaari oo Tikniko ah labana wey gubeen, isla markaa ciidamadeenu maadaama ay difaac ahaayeen waxay diirada saarayeen in argagixisada wixii soo weerara inay dib u laaban oo ay iska dhiciyaan taasna wey kuguuleysan waayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

BUUR-HAKABA: Dagaallo u dhexeeya Maxkamadaha iyo Dowladda oo dhawaan ka qarxay aagga Buur-hakaba

Posted to the Web Dec 20, 12:43

 

 

Buur-hakaba (PP) - Dagaal aad u qaraar oo dhawaan ka billowday inta u dhexeysa Baydhabo iyo Buur-hakaba ayaa waxay sheegayaan inuu haatan ka socda deegaan ku dhow Deegaanka Daynuunaay ee Gobolka Bay.

 

Wararka ka imaanaya Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay oo ah xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in dagaalka uu socdo, isla markaana u uu yahay mid aad u culus ayna labada dhinac is weydaarsanaayaan hubka noocayadiisa kala duwan.

 

Maxkamadaha ayaa waxay sheeganayaan in dagaalkaas uu yahay mid ay iyaga ku xoog roonaadeen isla markaana ay gacanta ku hayaan Deegaanka Daynuunaay oo saldhig u ahaa ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay iyaduna sheegtay in dagaalka uu haatan ka socdo meel ku dhow Degmada Buur-hakaba ayna dagaalka dhawaan billaabeen Makamadaha Midoobay, waxayna sheegeen in iyagu ay kaga sarreeyaan Maxkamadaha dagaalka hadda ka socda deegaannada ay isku horfadhiyeen ee u dhexeeyay Baydhabo iyo Buur-hakaba.

 

Ilo wareedyo Madax bannaan ayaa waxay sheegayaan in dagaalka u dhexeeya Maxkamadaha iyo Dowladda ee ka socda inta u dhexeysa Baydhabo iyo Buur-hakaba ayaa waxay sheegayaan in dagaalka uu yahay mid jira, isla markaana ay labada dhinac kala joogaan goobihii uu dagaalka ka billowday.

 

Wixii warar ah ee ku soo kordha dagaalkaas kala soco Aqriste webkaaga koowaad ee Puntlandpost.com haddii ALLE ogolaado.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahmed, you need to get your head stright son.

These clashes will not gain any advantage to the clan courts in fact, all it does is play into the hands of the TFG. The courts have already broken the UN resoloution by attacking the TFG.

 

The fighting has spread to Bur-Hakabo and thus a reversal for the courts who are claimming to be 20km west in Danuunay.

 

 

One important fact that gives confidance to the TFG story, is that Shabbele,Hornafrik and other clan court media are trying to be even in their coverage, when this only happened when the courts are on a backfoot. Hence if they thiught they were winning they would not be so fair.. :D

 

Anyhow watch this space. This is a breaking story and thus we must wait for the dust to settle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

Are you high on weed bro.

How come your source is only alpuntland.

 

Another thing is that your provocation of TFG on the ICU has really angered the Ethios.

 

the Ethios just wanted the things to be as it was.

Know you have involved them due to the fact that the EU delegate was visiting Mogadishu.

 

anyway lets see the outcome tommorrow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here is Horn-Afrik's take on the news..no claim of victory

Also look at the claim of "Ethiopia" Vs Courts. This is amazing.. This is anotehr indication of a major set back since when ever they have a set back it is against Ethiopia, and never to a Somali group.

 

Dadaaladii ay waday Beesha Caalamka ayaa u muuqda kuwo guud dareystay ka dib markii uu dagaal culus ku dhexmarey duleedka magaalada Baydhabo ciidamada Itoobiya iyo kuwa maxkamadaha Islaamka xilli uu magaalada Baydhabo booqanayey, Louis Michel oo ah mas’uul sare oo ka tirsan midowga Yurub.

 

December -20-2006 HornAfrik, Mogadishu.

 

Dagaalkii ugu cuslaa ayaa maanta markii ugu horeysay wuxuu ku dhexmarey deegaanka Daynuunaay ciidamada maxkamadaha Islaamka iyo dowlada Itoobiya :eek: iyadoo qasaare aad u culus uu ka soo gaarey labada dhinac.

 

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaabkii uu dagaalkaasi u dhacay iyo cida rasmi ahaan gacanta ugu haysa Daaynuunaay.

 

Illaa iminka dhinacaya isa soo horjeeda deegaanka Daynuunaan waxa ay kala sheeganayaan gacan ku haynta oo 30Km koofur bari kaga beegan magaalada Baydhabo dhinaca Buurhakaba.

 

Inkastoo dhinaca deegaanka Iidaalle ay u dhacday maxkamadaha Islaamka hadana dhaawac yadii kasoo gaarey dhinacyadii ku loolamayey deegaanadiisi isku haya qaybo ka tirsan gobalka Baay.

 

Dagaalka ayaana soo baxay saacado yar ka dib markii uu magaalada Baydhabo uu gaarey Wafdi ka socda midowga Yurub oo uu hogaaminayo madaxa arimaha bani`aadinimada iyo hor marinta Louis Michel.

 

Dagaalka ayaana noqonaya kii ugu horeeyey oo si toos ah u dhexmara ciidamada Itoobiya iyo xoogaga midowga maxaakiimta Islaamka oo iyagu gacanta ku haya goobo badan oo ku yaala koofurta iyo bartamaha wadanka Soomaaliya.

 

Maxaakiimta Islaamka ayaa soo baxay ka dib markii ay ka guuleysteen hogaamiyaashii dagaalka ee lamagac baxay Argagiso la dirarka oo iyaga la rumaysnaa iney taageero siin jirtay xukuumadda Washington.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahmed, why the anger, so far I have refrenced, Allpuntland [which basicly translated news from AP, REUTERS & others] , waayaha.net, somaliweyn, puntlandpost and so on.

You have sourced nothing other that your own inner clan hatred.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You know plegiarising and partial imparting of material from Reutors etc then broadcasting it on a qabyalist website alpuntland would not do you any good.

 

Be patient lets see the outcome Tomorow btw

C/Bilee N ICU.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. Saxib stick to your delusions, the clan courts are your masters after all. I expect to hear from, Bambo, Olol and the powers behind the courts, not the comanders assistant.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke we seem to be the same.

You a mole of Meles

& Me a sympahatiser(commander assistant)of ICU

 

So whose better?

TFG is nothing but the official registered name of Meles in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

You have sourced nothing other that your own inner clan hatred.

Buddy, when will you eat crow? Were you not the one just as late today or yesterday reproaching the Courts for not acting upon their threats? Didn't you accuse them of being all talk, blustering and got no follow through. The deadline they set was come and gone. They followed through with their antebellum threats.

 

Regarding credibility and consistancy, the Courts have one over you. When, if ever, will you own up?

 

As Crypto-Clanist, no one expects you to change your stance over the ICU anytime soon. But we do expect, nay demand, a modicum of objectivity. Not just from you but from everybody.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Ahmed, you may say you are a mole, I am not for anyone.

 

Socod, brother, it is not me who declared and then back out of an all out Jihad. If this is the all out war that one has to fear, then I am sorry for you..Baidoa has not fallen, the foreign support and troops are coming and they even agreed to go back to talks.

 

Their offensive has faltered, this only strengthens the TFG. Thats my point. If you have anything else to add go, but dont tell me to eat humble pie, when I ahve not even lost. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this