Sign in to follow this  
Xargaga

Somalilanders in diaspora mobilize help for Mogadishu genocide victims

Recommended Posts

Xargaga   

What is there to shy away mentioning Xabashi's genocidal heavy shelling, artillery and airbombing of Xamar?

wariyaa miskiin, nagaqalee dee. You want us to do some booto like ina indhamadoobe. Giving seven days Ultimutum. war nagdhaaf sxb tii horaa weli ila hada dhegeheeni kaqaylinaysa. Otherwise i dont see the fault of airing your opinion while being politically corect.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Widayaoow, booto meesha iyo wax kale ma yaalo. "Dowladaha shisheeye" wax loogu gambado ayaaba iska yar, when I, you and practically everyone knows who did commit the genocide: Xabashada.

 

So there is nothing to shy away. Xabash did commit that genocide in Xamar and will do again. One should criticize by mentioning Xabashada, hadee dan kale jirin. Mise wax laga cabsadaa jiro, fear of unknown from Xabashada? Kamoon.

 

NB, nothing political correct about condemning what Xabashada did to Xamar and her people. Nothing. Mise heer maanta waxaa gaarnay xataa Xabashada online kaga cabsano? Eebbe forbid. They may temporary occupy our nation, but not our free spirit and maankeena. No, never.

 

NB again, this is not the first time. I had heard even Siilaanyo, a man I respect, shy away mentioning Xabashada as well on Beenbeensii. Then there was that Waraabe character, who condemned what is happening in Xamar solely as the result of Stooge Father of Xabashada and no one else, when we all know Xabashadda is who occupy and shell the city, not a Stooge that is not even bothered to be informed where is going to be shelled next.

 

And he, Waraabe, amazingly, then flew to Adisababa the next day.

 

And then there was another statement, another baaq, from a secretary general from a political party in Waqooyi, who again shied away condemning Xabashada by not mentioning their name.

 

So, I gather this is a new trend, a fear of...what? I don't think it is a political correctness. Soomaali iyo Xabasho wey istaqanaa. Those same men don't shy away criticizing Jabuuti whenever an opportunity presents. Oh, well...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pi   

^^ Wasn't it those same Xabashis that saved your behind in Baydhabo in the ninetiets. I wonder who helped the ragtag RRA back then. Talk about being a shameless ingrate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^Pi, in simple terms (wait for it), when someone does a good deed one can comend him for it. When he does a bad deed, one can condemn him for it. Hard to believe i know.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Widayaoow, booto meesha iyo wax kale ma yaalo. "Dowladaha shisheeye" wax loogu gambado ayaaba iska yar, when I, you and practically everyone knows who did commit the genocide: Xabashada.

 

Talk about Ugandans bal ,,,,,,,,,, wher are they ??? ,,, u want to tell me they not part of the fightings ???

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

War meesha baqadini majirte ee awood la'an yaa dadka ciilaiy. Bal fiiri arintan kadhacday xamar dagaaladani markay socdeen

 

 

Gaari Taangi ah ayaa ka soo baxsaday Xarunta Xisbiga ,laamiga isku aaminin ee wuxuu soo dhex jibaaxay Xaafadaha Cali Kamiin iyo Xamar Jadiid,Xoogaga Hubaysan ee Kacdoonka ayay is heleen,waxaa lagu dhiftay lix B10 {Biiteen} iyo laba Baasuuke,waxba kuma noqon ee socodkiisii ayuu sii watay,jid walba ayaa baasuuke lagala beegsaday,waxba noqon waa,qaar ka mida xoogaga ayaa ciil iyo cara darted ,Taangigii oo socda ku booday oo dusha ka fuulay ,laakiin uma uusan diirin,waayoo meel ay bam ka geliyaan maba lahayn,xitaa rasaasta iska caawinta ma uusan furin,dabadeedna wuxuu Taangigii bilaabay inuu qarbudo Gaadiid badan oo horyiil Garaash uu leeyahay Maxamed Cumar Teero,ganacsade lagu magacaabo.

 

Taangiga Baabuurtii halkaas tiil ayuu dhulka dhigay,dabadeedna socodkiisii ayuu iska sii watay,Xoogaga dusha ayay ka saaran yihiin oo hadba bambaano ayey hortiisa ku ridaan.

 

Boqolaal Soomaali ah ayaa daba yaaceeysay,qaarkoodbaa inta ciilkii ka batay ,iska istaagay oo qosol la dhacay,kooxda dulsaarneed Taangiga iyo in badan oo daba yaaceeysay waxay ku waasheen TOLAAYEEY LOOW LA'AANTA,

 

Sidii Faruuryaha loo qaniinayay loona daba rucleeynayay taangiga oo loo lahaa ,WANBAA IDIIN QALAN,markii Baar Ubax uu marayay ayay isaga boodeen Dableeydii Soomaalida ee dulsaarneed,markaas baa wiilal yar yar oo Ciyaal derbi ah arkeen wiilashii Soomaalida oo ka soo boodayay dusha sare ee Taangiga ,hadaba maxay dhaheen.

 

" Fiiri Taangiga ma soo qabsateen" ? maya ayaa loogu Jawaabay!! Way ku celiyeen oo waxay dhaheen meel fog ayaad ka soo raacdeen miyaa oo waad ku soo dhawaaneeyseen.kkkkkkkkkkkkk

 

Si kastaba ha ahaatee Taangigii isagoo bad qaba ayuu galay Wasaaradda Gaashaandhigga waxaana Muqdisho saakay looga bixiyay laba magac.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ugandans are shelling Xamar and committing genocide?

 

I don't want to laugh in a serious matter like this, but let's be honest.

 

Should one want to condemn what happened in Xamar, one should condemn unequivocally without deliberately leaving the perpetrator out, in this case Xabashada.

 

I am just trying to say that. Put Xabashi name there, if one is sincere. Who wrote that baaq rightly condemned the powerless dowlad ku sheega, yet shied away mentioning the maroodi in barsada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Ugandans are shelling Xamar and committing genocide?

 

I don't want to laugh in a serious matter like this, but let's be honest.

 

Should one want to condemn what happened in Xamar, one should condemn unequivocally without deliberately leaving the perpetrator out, in this case Xabashada.

 

I am just trying to say that. Put Xabashi name there, if one is sincere. Who wrote that baaq rightly condemned the powerless dowlad ku sheega, yet shied away mentioning the maroodi in barsada.

xabashi xabashi xabashi xabashi xabashi xabashi ,,,, waar niyow xabshina iska celin mayside iska aamus haddaba ,,,,,, inta aad isku doondoonatay maad imika cabaadaysaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Walaahi runta aan kugu jeclahay marmar, inkastoo xijaabka markaad wax ka sheegtid aan iska xanaaqo, laakiin I agree with you fully.

 

We shouldn't be shying away from the Maroodi in the center of Barsada. Ethiopia is the main aggressor here, the dabo-dhilifs are sitting there clapping for them to continue the killing so that they could function in our death alone.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

Horta lets define this word Xabashi. Is it xabashis or tigrays that are running Ethiopia . According to some sources even Xabashis themselves are feeling the Heat fom Zenawi. Remeber the Prliamentarians who voted for soamlia Invasion are Mostly Of Oromo origin.While those of xabashi origin Opposed it. War nimanyohow Xabashi maad iskadeysaan iyagaaba gumeysi kujira.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Northerner:

JB, are those xabashis still there cleaning cars?

loooooooooooool ......... dadkan yaa u sheega xabashidan ay ka qaylinayaan annaga kabaha ayay noo baalasheeyane :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this