Sign in to follow this  
Kamalu Diin

Xassan Dahir Aweis walaalkiis

Recommended Posts

Guri uu ka dhisanayay xeradii Naadiga Gaadiid Badroolka Wiil la dhashay Sheekh Xasan Dahir Aweys oo Dowladda bilawday inay dhulka dhigto

 

Dad badan ayaa soo dhaweeyay tallaabada dowladda ka qaadayso dadka sida sharci darada u dhistay goobaha danta guud,iyadoo dhismiyaal fara badan oo laga dhisay waddooyinka waa weyn ee Magaalada Muqdisho kol hore la burburiyay,waxaase isha lagu haayay maalmihii ugu dambeeyay Sar ama Guri weyn oo laga dhisayay xaruntii Naadiga Badroolka ee ka soo horjeeday Hotelkii ku dhex yiilay Garoonka Kubadda Cagta Stadio Muqdisho.

 

 

Gurigan oo dhisanayay Wiil la dhashay Sheekh Xasan Dahir Aweys oo lagu magacabo Dr Cubeyd Dahir Aweys waxaa dhismihiisa la bilaabay xilligii Maxkamadaha Islaamiga, hase ahaate markii dagaalada ka dhaceen Magaalada Muqdisho bilihii Marso iyo Apriil ayaa Guriga waxaa dagaaladaas ka soo gaaray dhaawacyo yar yar, wuxuu bilaabay milkiilihii Guriga in mar kale dib u dhiso, balse waaberigii saaka ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka waxay tageen goobta Guriga laga dhisayay, iyagoo amar ku bixiyay in guriga la burburiyo.

Isla xeradaas waxaa Guriga ka dhistay Enj C/qaadir Eenow oo ka mid ah Ganacsatada waa weyn ee Magaalada Muqdisho, waxaana jirta in inta badan Ganacsatada muqdisho ay dhisteen goobaha danta guud iyo meelo aan macquul ahayn.

 

Isgoyska Sanca ayaa mar sii horeysay waxaa laga burburiyay guriyo fara badan oo halkaasi ka dhistay nin lagu Magacabo Macalin Makaraan kuwaas oo geeska ku haayay Hotelka Panorama ee Magaalada Muqdisho.

guri.JPG

guri1.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^ The location isn't the issue. The issue is Dabshid's charge of "Awalba xaaraan aa lagu dhisay". Yacni anybody from Mogadisho who is wealthy or is building houses is profiteering from Moriyaanism. That's his inherent bigoted laughable claim. Very impressive coming from an multicellular organism who supports an entity that sheds dhiig xaraan on a daily basis.

 

What goverment land ? Jalle Siads ? You might not know this, but Somalia and Mogadisho doesn't belong to a dictator(then) or a traitor(now) for them to designate what is governmental and what isn't. This ain't Yey/Siad Arabia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The location is the issue saxib. These people instead of buying land build Public property, looted private property and farms.

 

Hence all the noise. How can a man who pretends t be religious loot public property and build a mansion on it?

 

Others built in the middle of the roads, what idiocy, how were the vehicles going to travel?

 

Anyhow now things are being cleared up, bomb away but you wont get back the looted properties.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Kashafa, The looters you support,will be cleaned from Mogadishu,Dad danta guud wax ay lahayd iska daaye, masaakiinta dhulkoodii xaalufiyey, Hadana isla saxsan, ADEER time of order and civility is coming back, and this manson and many more will be demolished , for any govenment to work.The era of Xaraan Ku naax is over.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Dabshid:

The era of Xaraan Ku naax is over.

^^That's bold statement yaa Dabka. Are you sure though or it's just emotionally induced?

 

ps--Xasan Daahir walaalkiis and what he did or did not do hardly represents the cause of the Islamic Courts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Bro Xiin, My vision is clear, and there is no emotion at all, no remorse for looters!

 

Ps,How can the head Of Islamic Court let his own brother build this manson on public propery? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ All of the looters, the killers, the architects of the genocidal early 90's are on your side. Both of you are shaking your moneymakers for Melez Zenawi. Perhaps you need to stop and ponder on the delicous irony of your position: A collection of dad-qalato warlords, Etho b!atches, war criminals who have grown fat and flabby on dhiig xaaraan and lacag xaaraan, lecturing us about order and civility.

 

Orod soo boodh boodh at the Etho embassy in Dubai, sxb. Shake, Shake, that moneymaker.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Kashafa:

Orod soo boodh boodh at the Etho embassy in Dubai, sxb. Shake, Shake, that moneymaker.

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Orod soo boodh boodh at the Etho embassy in Dubai, sxb. Shake, Shake...

Xee tahay wadaadkaan niikinaayo? Bababa. Laakiin sugba, su'aal ma xumee, yaa ku baray 'soo bood bood bari waa tanaa, adi lee baraakadaa, adi lee baraakadaa bukeen karaa ...' heesta ah? Kaba daran yaa kuu fasiray micnaha ka dambeyso? :D

 

Teeda kalena easy, easy, saaxiib. That response -- "that time of month" -- was uncalled for being both aflagaado and sexist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^ Ma adigii Moderatorka ahaa baa u nacamleeyey,shame on you,aflagaadadiisa iska dhaaf,ama take action!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this