Sign in to follow this  
Gheelle.T

Hiiraale: Dagaalka aan wado caqabad ayay ku tahay PM..

Recommended Posts

Gedo web

 

Khadka Telefoonka waxaa kula xiriiray Col Barre Hiiraale jaaliyadda qurbaha, maalmo ka hor intuusan duulaan ku soo qaadin magaalada B/xaawo. Col Hiiraale Waxaa hadaladiisa ka mid ahaa "Anigu waxaan qabsanayaa gobolka Gedo, sababtuna waxay tahay waxaa dhawaan beesha Caalamku ay samaynaysaa, aqoonsanaysaana Maamul Goboeed laga hirgaliyo, 6 gobol oo ay Gedo ku jirto. Marka waa inaan helaa gobol aan Waax-qaybsi ku helo"

 

 

 

 

Waxaa kaloo hadalada Kornaylka Ka mid ahaa "Anigu raali kama ihi in beesha **** xilligaan loo magacaabo Ra'iisul wasaare, maxaa yeelay weeraradaan aan damacsanahay isagay (Ra'iisul wasaaraha) caqabad ku noqonyasaa"

 

Mar wax laga waydiiyey inuu damaciisu gaarsiisan yahay inuu dib ula wareego gobolada Jubbooyink waxaa uu sheegay inuusan xilligaan diyaar u ahayn inuu ciidan galiyo jubbooyinka, Laakiin ay jiraan rag ay saaxiibo yihiin , oo uu ka mid yahay Prof: Gaandi oo ahaan jiray wasiirka Gaashaandhiga kana soo jeeda beesha ******, inay ku wajahan yihiin Jubbooyinka.

 

Lixda gobol ee uu Kornaylku carabaabay waxay kala yihiin Bakool, Bay, Gedo, J/hoose, J/dhexe iyo Sh/Hoose. Waxaa kaloo uu Hiiraale sheegay in madaxwaynaha Maamul goboleedkaas la siinayo beesha *********, sababtana uu ku sheegay inay iyagu degan yihiin inta badan deegaanadaas lixda ah.

 

Hadalada Kornaylka waxaa kaloo ka mid ahaa isagoo u jawaabayey gabar su'aal waydiisay "Adeer aniga Ajandahaygu waxaa uu ku egyahay gobolka Gedo, Gedaa naga badan dhamaanteen " ka dibna hablo qiiraysan ayaa alalaas ku dhuftay

 

Hiiraale oo dhawaan la wareegay gacan ku haynta degmada B/xaawo ayaa wata kaliya ciidan aan tira badanayn, laakiin si aad ah loo buun-buuniyey. Ciidankan oo aan weli helin wax gurmad ah, oo kaga imaada dowladda Itoobiya ama tan ku meel gaarka ah, ayaa iminka u muuqda mid aanan caga badan ku taagnayn.

 

Waraysigaan khadka telefoonka ah oo ay dadkii qaar ka mid ahi duubeen waxaan soo badhigi doonaa dhawaan!!!!

 

 

Gedoweb Exclusive

 

[ October 19, 2010, 12:36 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I thought in warlordism laga tegey Soomaaliya. Waxaan qabsanayaa gobol fulaan ku lehe. Shariifka iyo dowladdiisa Itoobiyaanka ma sidaan bay uga baqayaan inay dad soo hubayso oo ay dhahaan gobollo qabsada?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

"Marka waa inaan helaa gobol aan Waax-qaybsi ku helo"

 

The nineties all over again. Has Somalia ever seen more incompetent warlord as this one? Why is this diaper still on the news?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D:D

 

Barre wixii uu u halgamayey baa nin aan weligii xabad ridina iska qaatay ee Gabal aan sugno asagaa war oo dhan noo hayyee :D

 

ps. Late Congrats awoowe. I heard the good news.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Thanks widaay.

 

Barre is playing the game of divide and rule the tolka so let's see which fence Gabal falls for. This PM's work is cut out of him. He's gotta deal with nuisance like this one before AS and HI.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lads the timing is important here. It seems poor Hiiraale wants to stay relevent within his clan...''

 

Hiiraale oo dhawaan la wareegay gacan ku haynta degmada B/xaawo ayaa wata kaliya ciidan aan tira badanayn, laakiin si aad ah loo buun-buuniyey. Ciidankan oo aan weli helin wax gurmad ah, oo kaga imaada dowladda Itoobiya ama tan ku meel gaarka ah, ayaa iminka u muuqda mid aanan caga badan ku taagnayn.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Gedoweb has always been anti-Barre to the point of spreading lies, even more so than Puntlandpost. :D

 

The government is fully aware and in support of what the Dollow troops are doing. This is the reason why attacks have begun in Beled-Weyne as well as the border of Bakool in Rabdhure. Also, the Kenyan trained troops are almost complete and will enter Somalia from Ceel-waaq.

 

Even a baby wouldn't believe that Barre would speak of secret maneuverings days before doing it on an teleconference where Islamists of his clan would be listening. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Qabiil waa laga gudbay awoowe. Labaatan sano ayay midhaha Soomaale tijaabisay qabiil iyo waxa la hilmaala wax kasoo mira dhalayne lama arko. Maanta anigaa ugu horeeyo qofka kasoo horjeesta Barre Hiiraale haduu doonaya hamigiisuna yahay qabiil iyo waxa la halmaala.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abwaan:

I thought in warlordism laga tegey Soomaaliya.

Xaaraan ku naax ma quusto, siiba meel uu ab iyo isir uu u dhalan, oo been been badar sanadooyin ugu cunay until laga soo ceyriye. Most other dagaalooge wey quusteen, not this dude.

 

Wuxuu isleeyahay Barbaarta wey kala qeybsanyihiin ee ka faa'ideyso, what a poor judgement. Ciyaalka masaakiinta ah uu ku leeynaayaa meeshaas for his power hungriness. He knows meel inuunan gaareynin and if uu gaaro beri same way u cararaayo as he did countless times. Maquuste seenbari maquuste.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this