Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

A major war is underway in Mogadishu now!

Recommended Posts

Walaal Geel_Jire, Waxa aan ku riyooday ma ahan occupation ee waa in Somaaliya lagu soo celiyo kala-dambeyntii, dowladnimadii iyo bilacdii hore ee ka jirtay dalka waxaana diyaar u ahay in aan difaaco wax alaa wixii soo celinkaro artintaasi. Waxasee aan ka labalaboodaa dadk isku yeera 'mujahid' oo aanan garanayn micnaha araygaas oo keliya raba in ay u isticmaalaan diinta islaamka as a method for accumulation of person wealth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Kashafa, It's funny to note that you want to depict yourself as a pious muslim gentlemen when you mock me of being a 'prostitute' in post after post. If you want to come out as a real cyberspace mujahid you should be more clean in your mouth. But I'm suspecting that the clan hate is at the upper-hand here so it's understandable that your unable to discuss things in an Islamic way smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Northerner, I'm not against that and I have never said that I'm against it either. However, implementation of Shari'a alone won't be fruitful, but rather devastating, if the islamic courts and their personell are corrupted by clannism. If the ICU would have continued their reign I wouldnt be surprised if we'd see killings of certain clans/families/individuals being backed up by 'fatwas' and using Islam in this kind of way is more close to being harmful for the ummah than positive.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Economist, the truth is bitter, it hurts. I can feel your pain. If you're dense enough to figure it out, the prostituiton you're engaged in is that of the political kind. But make no mistake about it: You are indeed bending down just like Adeer Yey.

 

As for the clan hate charge, everytime the TFG hacks are at the losing end of a argument, they seek refuge in clan politics, as if it'll save them. LOL pathetic. Keep on playing the futile "You hate us" card. Your posts condemn you as a clan-minded bigot. And my posts make me a 'pious Muslim gentleman'. Track record, chump, says all. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Kala dambeyntu, waxay leedahay hab lagu soo celiyo. Qof dowlaad,kala dambeyn iyo nabad diidan ma jiro. U.S.C, S.N.M, iyo S.S.D.F xita Warlordski waxaa laga tageerey Ethiopia. 16 sano, marki ay Warlords Somaliya kala qeybsadeen, maxay Ethiopia noo soo cawinweydey? Maxay warlords hub uu sinayeen? Waligaa ta ma is weydisey? Xita Soomalida ku nool Ethiopia, 50 sano waxay dagaal kula jireen Ethiopia.Aduunkoo dhaan way ogyihiin inay: kufsi, dil iyo dhac loo geystey soomalida halka ku nool.

 

Mida Kale, qurumada kale oo ha kala ah: Oromo, Afar Anuak iyo xita Amhara, iyagana dowlada Ethiopia si xuun bey ula daqmeen. OO weli meelaha iyo Eriteria dagaal baa ka jira. Sidebaad ii oodhan karta dadkaas baa nabad ka dalin kara Somalia? Bey marka hore ka dhaliyaan nabad iyo kala dambeyn dalkooda? Bey dalkooda ka sameyaan democradiyad?

 

Ila iyo marki ay soo galeen waxay ku dhaqaqeen:

 

Kufsi

Dil

Boob iyo dhac

Wadaado la xidh xidho

 

Maantana wa kuwa rusheynaya Muqdisho. Xita hadi ay ka adkadaan dadka la dagalamaya maanta. Dadkaasi, waxay lee yihin walaalo, qabiil, iyo dad kale oo la fikir ah. Soomaliduna ma iloobaan wiilkii ka dhinta iyo qofki ka diley. Anigu ma'arko kala dambeyn meesha ka jirta. Waxa ii muqata, laba qabil oo la isku dirayo.

 

Suurtagal maha in aad tidhadhjdid, qofkasta oo so celinaya dowlaad SOomlia waan tageersanahay. Ka waran hadii uu xasuuqayo dadkaagi? Qofkaasi hadi uu la yimaado:

 

nabad, wadahadal iyo sii biladam niimo, waanu tageereyna. Musliminta maha in ay baryaan biladam kaa, hadi aynu weyney nabad, wa inaanu ilahay baarinu oo isunimadno, sideynu uu wadatashan laheyn. Lakin, maha cadalad hadi la dhaho, shaydan kasta waan tageeraya....taasi waa waxa loo yaqaano gaalada "machiavellian"....diinta Islamkana kama mid aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by TheSomaliEconomist:

^^ Northerner, I'm not against that and I have never said that I'm against it either. However, implementation of Shari'a alone won't be fruitful, but rather devastating, if the islamic courts and their personell are corrupted by clannism. If the ICU would have continued their reign I wouldnt be surprised if we'd see killings of certain clans/families/individuals being backed up by 'fatwas' and using Islam in this kind of way is more close to being harmful for the ummah than positive.

Ahh, so you have it all figured out because erm,,,,erm,,,,you say so?

 

That simply highlights your tribalism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shame on the TFG, Shame on its supporters and cheer-leaders, shame on SOL for facilitating them, shame on somali society for enabling this.

 

May Allah swt have mercy on those in Xamar and Punnish those Munafiqeen

 

ameen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well gentlemen, you have your opinion and I have mine. Let's agree to disagree. And to Mr. Kashafa: your posts are the most off-topic and ad hominem based one's really and it's ever more amusing to read how you proclaim yourself a pious gentlemen. Keep on delivering those foul words dear sheikh, kitaabka inta aad dhinac iska dhigtay 'dhillo' iyo '*********' lee dadka ka soo horjeeda ku dheh (or are you saying there is support for your foul words in the Quran?) smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

^ Where in the Quran does it say you can condone the violence against women, children and the elderly in the hands of the Xabashis? A violence you wouldn't stand if it was directed against your clansmen?

 

War nin yohow inaad iska aamustaa laguu qaatay. Adiga iyo waxa kula mid ah ee meeshaan ka cadeeyay inay taageeraan Amxaarada Xasuuqa ay xasuuqeyso Soomaalida aadan isku qabiilka ahayn diinta ilaahay qiimo idin lama ah. Xataa ficil soomaalinimo idinkuma jiro for you love the Xabashis killing and maiming the somalis than you can stand a somali fellow from the clans of Muqdisho.

 

Runtii, soomaalida waad kala disheen. War maxaa na wadaajiyay sinjiyad idinka iyo innaga? I could even be wrong and you are one of those real haters who belive somalis are not of the same father, a belief which can explain many of the TFG supporters' behaviour and their disconncetion from the suffering of people in Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Walaal waxba halbahaar ha isku ridin, hadii aad su'aal qof kalena ugu jawaabeysid si fiican uuga jawaab. Warkii oo kooban maanta hadal iyo fadhi ku dirir ma taagno sheekada ee waxaa taagan 'military force' si looga suu celiyo dalka nabad, dowlad-diidka iyo kan isku maleeyo inuu mujaahid yaheyna loogu soo qabto, marka ama iska caytam oo indhaha cadee ama wax qiimo ah o debateka wax ku kordhinkara sidii Geel_jire12 qoraaladiisa camal la imoo. Hadii aad ka cabsanaysid in aad guri iyo hanti lumisid markii dowlada soo laabato noo sheeg oo waan kuu tacsiyeeyneynaa. lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

^ Ha i walaaleysan walaal ma nihin runtii, wax dareen walaaltinimo oo ka muuqda hadalkaada ma jiro. Xataa isku diin ma heysano because I believe that a muslim is the brother of the other muslim, he doesn't transgress nor does he abonadon the other muslim and that all muslims are like one body where if one organ ails the rest share the pain. A far definition from your beliefs which are represented in your posts. You are too eager for the blood of the innocent yet you are so bold to entertain you know something about islam.

 

Dhamaan hadalkaad ku hadashay meeshaan waa mid ku saleysan qabiil nacayb.

 

Hanti adiga aad leedahayna ma heesto, therefore, it is nobler to reiterate the obvious reasons you support the massacre of other somalis who are not of your clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu 29, March.07 ( Sh.M.Network) Dagaalo Qaraar oo saakay waabarigii ka bilowday caasimadda Somalia ee Muqdisho ayaa ilaa iyo haatan soconaya, iyadoo dagaalkaasi uu u dhaxeeyo ciidamada Ethiopia iyo kooxo ka soo horjeeda uu galaaftay nolosha dad ka badan 20 ruux oo ay ku jiraan askar Ethiopian ah, halka tiro ka badan 50 kalena ay ku dhaawacmeen.

 

Dagaalkaan oo ay ka qeyb qaadanayaan diyaaradaha qumaatiga u kaca ee dowladda Ethiopia ayaa wali ka soconaya wadada warshadaha iyo nawaaxiga Towfiiq.

 

Daryanka madaafiicda iyo sawaxanka hubka culus ee la isku adeegsanayo ayaa hareeyay caasimadda Somalia, iyadoo ay joogsadeen isku socodkii gaadiidka iyo waliba howlihii ganacsi ee ka jirey caasimadda.

 

in ka badan 50 ruux oo dhaawac ah ayaa la dhigay Isbitalka Madiina ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay jiraan dhaawacyo kale oo wali ku jira xaafadaha, waxaana adag sidii loo geyn lahaa Isbitaalada ka dib markii wadooyinka magaalada Muqdisho ay go'een.

 

Dirir xoogan oo ka soconeysa Xaafadda Towfiiq ee magaalada Muqdisho ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo halkaasi ay ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux halka 8 kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo u badan dad rayid ah oo madaafiic ay ku soo dhacday.

 

Ciidamadii Ethiopianka ee ka dagaalamayay Isgoyska Towfiiq ayaa dib loo soo riixay, iyagoo haatan ka dagaalamaya wadada Miisaanka dhuxusha iyo Baar Ayaan., inkastoo wali ay soconeyso madaafiic iyo israasaaseyn xoogan.

 

Wariye ka tirsan shabelle oo gaaray xaafadda Towfiiq ayaa dad goobjoogayaal ah waxa ay u sheegeen in ciidamada Ethiopia gaari taanki ah ay wateen halkaasi silis lagaga gooyay, iyadoo gaari kale oo Ural ahna laga gubay.

 

Ma jiro wali wax warar ah oo ku saabsan qasaaraha gaaray dhinaca kale ee ka soo horjeeda ciidamada Ethiopia.

 

Sidoo kale waxaa jira madaafiic BM ah oo laga tuuray dhinaca Madaxtooyada oo ku dhacayay xaafadaha Towfiiq, inkastoo aan la soo sheegin wax qasaaro ah.

 

Dagaalka waa uu soconayaa waana mid marba marka ka dambeysa sii xoogeysanaya.

 

Dhinaca kale waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya qax aad u balaaran, iyadoo wadooyinka lagu arkayo dadweyne aadu fara badan oo socod uga soo baxaya deegaanada ay ka soconayaan dagaalada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So now your saying I'm not a muslim, aqoon diimeed baa isku sheegeysaa ee isku laabo bal horta sheekh. As for the qabilism accusations - I barely know what my own clan is and frankly don't give a damn about tribalism, thats simply nothing I grew up with. I will not however, and you mark my words, reiterate from my standpoint that I support a military intervention in order to restore the post-colonial governance (with exception of the S.Barre regime) and stability.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

So now your saying I'm not a muslim

When you wake up in the morning and stand before the mirror, what do you see? A Muslim or an Ethiopian Lackey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this