Sign in to follow this  
xiinfaniin

Theological Legitimacy Restored in Favor of Sharif

Recommended Posts

nuune   

^^^ Thiery lol, Ma waxaad leedahay Geedka Khadiija Taraafiko ee Madiina ayaan wada fadhiisaneenaa, now dat seems a dream to me, laakin waa wax suura gal ah smile.gif

 

 

lol@motorcircle in via Liberia, Xiin, waad ogatahy in aanan wali quusanin, wali marshada kuwaatro ma geenin, Xaaji :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali scholars have clearly spoken. Alshabaab has been communicated to engage in a peaceful dailogue and halt thier mindless offense. Yesterday's news was not good at all. But one cant judge one day's news on what the future of alshabaab holds. Sharif has hoisted peace flags and threw olive branches to alshabaab's direction. Will they take this bold peace gesture as a weakness from his side, or will they take the oppurtunity and spare somalia from another voilent turn?

 

Zuhayr ibn Abu Salma's famous line comes to mind:

 

ومن يعصي أطراف الزجاج فإنه

يطيع العوالي ركبت كل اللهدم

 

Translation:

And he who rebels against the butt ends of the spears,

then verily he will have to obey the spear points joined to every long spear shaft

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hay’ada Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay in la raaco Naseexada ay soo jeedsheen

Posted to the Web Feb 25, 15:08

 

 

Muqdisho:-Hay’ada Culimada Soomaliyeed ayaa ugu baaqay dhamaan kooxaha halganka ka wada Muqdisho in la joojiyo dagaalka iyaga oo canbaareeyey kuwa ka masuulka danbeysay dagaalka shalay iyo maanta ka dhacay Muqdisho.

 

Gudoomiyaha hay'adda Culumada Soomaaliyeed Dr. Sh Bashiir Axmed Salaad ayaa maanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in hay'adda Culumada Soomaaliyeed ay si weyn u dhaleeceynayo dagaaladii maanta iyo shalay wuxuuna sh Bashiir sheegay in culumada ay bayaankooda ku xuseen xalka Soomaaliya sida ugu sahlan ee dalka looga saari karo ciidanka AMISOM.

 

 

Sh Bashiir ayaa yiri "Hay'adda Culumada Soomaaliyeed Dr. Sh Bashiir Axmed Salaad waxaa ay cadeynayaan diini ahaan ay arkaan in masuul ka yihiin dhibkii gaaray dadka rayidka ah cidii sababta keentay oo umadda usoo jiiday bur burkaasi iyo dhibaatadaasi aadka u baahsan.

 

Gudoomiyaha Hay'adda Culumada Soomaaliyeed Dr. Sh Bashiir Axmed Salaad ayaa eedeyn dusha uga tuuray ciidanka AMISOM Xasuuqa ay ka geysteen magaalada Muqdisho iska oo ugu baaqay in ay joojiyaan falka lagu xasuuqayo shacabka Sh Bashiir ayaa yiri"Innagu waan la xisaabtamaynaa oo aad iyo aad ayaan u cabmaaraynaynaa falalka ay geysanayaan ciidamada AMISOM oo hadii kuwa wax tuur tuura ay wax ku soo ridaan dadka meelaha fog fog ku sugan oo ay ku baabi'inayaan,Madaafiic

 

Sh Bashiir ayaa ugu baaqay Ciidanka AMISOM in ay dalka si nabad ah ugu baxaan wuxuuna sheegay in aysan nabad aysan u haynin.

 

Gudoomiye Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa tilmaamay in baaritaano dhab ah ay ku samaynayaan cidda sida rasmiga ah ugu dambaysa dagaaladii shalay ilaa iyo saakay ka dhacay dagaaladaas oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad u badan rayid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this