Sign in to follow this  
xiinfaniin

Theological Legitimacy Restored in Favor of Sharif

Recommended Posts

looool@Xoogga

 

Saaxiib meeshaan ragaa lagu kawaanaa ee iska soco. As for shaqsi caabud and the other nonsense you spewed, it's just that you are not comfortable discussing these issues.

 

Waraa reer dudaayye of sol aka NG, nuune, and Jac, meesha su'aalaha xun-xunkaa kala taga. This thread is for Kashafa and Waranle. Aawayye?

 

Malika, good to see you as always trying inaad ku musmaartid some sense into the naysayers.

 

Caravan is on the move, waa la socdaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nairobi-Warar naga soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegay in fadiilatu Sh. Maxamed Cabdi Umal oo ah Sheikh Soomaaliyeed oo gudaha dalka iyo dibadiisaba gaar ahaa Geeska afrika aad looga yaqaan uu caawa ka degay magaalada Muqdisho.

 

Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu casumaad ka hellay culimada Soomaali yeed ee uu shirku uga socdo magaalada Muqdisho,Sheikh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu miisaan weyn ku soo kordhin doonaa shirka maadaama uu yahay Sheikh diinta aad u yaqaan, culimada ku shirsan magaalada Muqdisho ayaa dadku ka warsugayaan bal meesha ay ku furaan xaalka Soomaali iyo wax u ah Maslaxadba

 

Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa laga yaabaa in muxaadaraad dhowr ah uu ka jeediyo masjidka Abuhureyra,culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay u xusul duubayaan in la wada hadalsiiyo xoogagga hubaysan ee muqaawi mada si looga fogaado dhiig danbe oo Soomali dhexdeed ay iska daadiyaan iyo bal wax laga yeelayo Dowlada uu hogaaminay Sh shariif Sheikh Axmed.

 

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

I didn't like Sh. Umul's hasty comment right before the election of Sharif. And although he's entitled to his views, I would've liked him to be onboard with teh new movement.

 

Lets hope this good sheekh goes with his asaatidah like Sheekh Sharif Candi Nur and Sh. Faaruuq, Sh. Cali Warsame, , Sh. Gacmey, to name a few.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Originally posted by nuune:

Blessed,
the guy didn't make offical speech for Somalis in Somalia, not even in Jabuuti, he should make khutbad ku saabsan waxa uu Soomaalida u hayo, u sameenayo, ku yaboohayo, ugu ballan qaadayo, mustaqbalka waxa uu ka damacsanyahay wadanka iyo dadka, so far Hodheel Barax la yiraahdo in Jabuuti ayuu dhax kududaa sidii weylo cows doog ah la soo daajinayo,

 

and to the worst, all the actions is coming from Somali Uluma, media etc!!

He is putting some finishing touches on his government in Djibouti. Taa waa iska caadi saxib.

 

The big day is when he comes back with his government and sets up Shop in Muqdisho. We will see then what is the first policy towards peace his government puts forward and implements. He is getting a lot of suggestions and input from Elders and Somali Sheekhs alike, through the media and etc. There are only two important issues he will have to address as far as the oppisition are concerned:

 

A- Amisom Troops.

B- Islamic Sharia Laws.

 

 

Here is the view of the Elders at the bottom voiced by one Of them:

 

Xaad oo ka hadlay Shirka Culimada, AMISOM iyo Xoogaga wali Dagaalka wada

 

 

1- Xagga Shareecada

 

Xaad ayaa sidoo kale sheegay in haddii Dowlada Sheekh Shariif ay Dalka ku dhaqdo Kitaabka ilaahay ay qabaan in la taageero.

 

 

2- Xagga Khilaafka&Mucaaradka

 

Maxamed Xasan Xaad ayaa sidoo kale ka hadlay haddii ay soo baxaan Garabyo ka biyo diidsan Arinta ay Culimada wadaan ayaa waxa uu yiri “Cid kastoo Qabta Fikirka hadda socda Fikir ka duwan waxaan u soo jeedinaynaa in ay soo bandhigaan, Gogol iyo Wada hadal in lagu xaliyo oo Miiska la soo saaro oo loo maro Musaalaxo”.

 

 

About Amisom

 

“Qolada Dagaalka in ay Mar waliba Wadaan rabana waxaan iyagana leenahay Wada hadal ha galeen, Musaalaxo wax aan ku baadi goobno, wixii lagu duuli lahaa wada hadal ha ka horeeyo anaga waxaan qabnaa Totali in dagaal laga maarmo, haddii dan keeni kartana ay jirta waa in ay noqoto mid Dadku u dhanyahay, Dagaal waan galnay Maalintaas waxaan u qabnay inuu Daruuri ahaa ilaahayna waa nagu guuleeyay, inta hadda ka dhimana waxaan qabnaa in lagu gaari karo Musaalaxo, Haddii lagu gaari waayo isagana oo lagama maar maan uu noqdana hadee iyada Aragtideeda ayay yeelan doontaa, laakiin anagu hadda ka dhigi mayno Furinta hore Dagaal, Musaalaxaan ku Baaqeynaa, Nabad Galyaan ku Baaqeynaa, Wada hadalaan ku Baaqeynaa, Gogol Nabadeed in la fidiyio ayaan ku Baaqeynaa, Ciidamada Shisheeye in ay naga baxaan waan soo jeedinaynaa, intaan lala diririn ka hor waa inaan u sheegno inay naga baxaan Dowladana waxaan ku Tir-tirsiinaynaa Arintaasi inay ka shaqeyso oo Barnaamijkeeda Nabad Galyo Halkaasi ka raadiso anagu sidaas ayaan isleenahay Xalku waa ku imaan karaa”.

 

 

That is where I and many Somalis stand. Nama khusayso Cidda madaxwayne ah iyo cidda kale, ra'iisal wasaare and who is who or what in the TFG, what matters are the policies adopted by Sheekh Shariif's government. If he does well, and so far he did and spoke well, he gets 100% support.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Culimadu waxaa la raacey inta eey ku taaganyihiin kitaabka alle (swt) iyo sunada nabiga (saw).

 

Ayaga laga war sugaya in eey daliil u keenaan meesha eey diinta kaga jirto in la wafaaqo xukun eey gaalo so dhoodhoobtay, loona dhan leeyahay in lagu minjaxaabiyo guusha eey usoo halgameen xoogaga mujaahidiinta soomaaliyeed.

 

Sh. sharif c/nuur waa wadaad xikmad alle siiyay, laakin suurtagal ma aha in lagu tilmaamo doorashadii xariif sharif midii saxaaabadu eey ku doorteen Cuthman ibnu cafaan (rx), taasna waxaa cadeynaya qodobadan hoos ku qoran.

 

Ta koobaad

 

-Cuthmaan waxaa doortay saxaabadii rasulka (saw) ee uu alle ku amaany quraanka kariimka ee ma doorran niman lagu bartey qabyaalad, masuqmaasuq, warlord, iwm.

 

Mida labaad

 

- Cuthmaan gaalo UN (united nations), EU, iyo EGAD, oo la wada ogyahay in eey yihiin haayado reer galbeed ah, una shaqeeya danaha reer galbeedka, kuwas horjoog kama aheyn doorashadii amiirkii saddexaad ee muslimiiinta

 

Ta saddexaad

 

- Cuthman waligiis taarikhda islaamka lagama sheegin in untuu xidhiidhka u gooya muslimiinta, in kuwii la dagalaamayau in uu hoteelo kula shiro, ugu danbeyntiina waxey ayagu soo aas aaseen uu ku biro, taaso weey dhacdey shirkii lagu doortay xariif sharif.

 

Ta affaraad

 

- Saxaabadu ridwaanu laahi caleyhim kumaysan doorran cuthman (rx) wax ka baxsan ku dhaqanka shareecada islaamka. Tusaale ahaan, Cuthman(rx) laguma oga in wax ka baxsan quraanka kariimka in uu waligii ka dhartay mabda'a in aan aheyn kan quraanka kariimka, xarif sharif wuxuu ku dhaartay axdi qarameed la aaminsayahay in eeysan xataa soomali qorin.

 

Ta shanaad

 

- Cuthman (rx) saxaabadu ma aysan ku dooran in uu qabaailka carabta uu xukuumadiisa u kala qeeybiyo 4.5., maarkana dadka lagu kala sooco dhalasho ahaan, meesha laga rabey karti iyo taqwo alle taasna weey dhacdey, oo maanta waxaa lagu kala qeybinaya kuraasta barlmaanka iyo kuwa wasaarayaasha, qaab qabiil.

 

 

Wallaahu tacaalla aclam,

 

Illaahey xaqqa hana waafajiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Hamza

 

Si cilmiyaysanaa u hadashay bro. Aan ku waydiiyee saxib, maadaama arinta waji cusub yeelatay, taageerada dadkana lagama maar maan tahay, ma xun tahay in lala hadlo shariifka mar hadduu leeyahay aan wada hadalno? Akhri kor Odaga Xaad fikraddiisa, taageerada dadka waa muhiim haddii khilaaf yimaado hadhoow oo gacan ka hadal ay noqoto. Waxaa fiican marka hore in qofka lagu dayo wada hadal. Aniga Shriifka inuu gardarrada qaataa ila qumman. Dad badan oo awalba kasoo horjeeday jihaadka xabashida lala galay, iyo kuwo dhallinyarada si kumeel gaar ah u taageersanaa hadda waad aragtay waxay ku hadlaan meelaha, aniga waxaa ila qumman inaan dadka noocaas ah guul loo oggolaan oo lagu jabiyo khidadooda. Miiska in la tago oo shuruudaha lasoo bandhigo, lagu qasbo sheekh shariif inuu fuliyo danaha Islaamka. Taa haddii laga helo, waa la taageri, haddii laga waayana dee yaa waajibiyay in taageero uusan istaahilin la siiyo? Waxayna u badan tahay Sheekh Shariif inuu reasonable noqdo haddii lala hadlo. He knows warka laga sheego iyo xanta suuqa, wax yaalaha lagu eedeeyo, waxaa laga yaabaa inuu niyaddiisa siday tahay oo dhabta ah caddeeyo haddii lala hadlo oo cabsida hadda laga qabo meesha ka baxdo. In Odayaasha ku garab taagnaan jiray adiga ka mujahid ahaan weligood la ixtiraamo codsigooda waa arrin fiican. Siyaasadaa loo baahan yahay saxib, nabaddana waa lagama maar maan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Btw Xamza, Sheekh Shariif wuxuu codasaday in la dhexdhexaadiyo isaga iyo mucaaradka, he is making rounds and asking publicly for negotiations, it would be foolish to not return the favour bro.

 

 

Caqliyaa loo baahan yahay :D I think we can deal with the Shariifka, Let us talk I say. Ilaahay dariiqa toosan hatuso isaga saaxib, anagana xaqa hanawada waafajiyo. It is hard to oppose someone who extends a hand to you. Waxba yaan lagu mashquulin siduu xukunka ku qabsaday, I believe that would not be an issue for anyone rabay islaam in wax lagu xukumo, muhimka waa wixii ficil ahaan shariifka ku dhaqaaqo. Be smart mate and come to the negotiating table first :D:D Soona jawaab, fikradaada inaan arko waan jeclahay saxib. Much respect to people ilaahay ka hormariya wax kastoo idil.

 

 

Xiinka posted earlier Shariif's request to remove Alshabaab leader and Uways from the list of Terrorists

 

 

Iyo inuu rabo inuu la heshiiyo Saaxiibadiisii hore.

 

 

That is the kind of action and talk we need to move forward. I hope others return the favour.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xoogsade:

Btw
Xamza
, Sheekh Shariif wuxuu codasaday in la dhexdhexaadiyo isaga iyo mucaaradka, he is making rounds and asking publicly for negotiations, it would be foolish to not return the favour bro.

 

 

Caqliyaa loo baahan yahay
:D
I think we can deal with the Shariifka, Let us talk I say. Ilaahay dariiqa toosan hatuso isaga saaxib, anagana xaqa hanawada waafajiyo. It is hard to oppose someone who extends a hand to you. Waxba yaan lagu mashquulin siduu xukunka ku qabsaday, I believe that would not be an issue for anyone rabay islaam in wax lagu xukumo, muhimka waa wixii ficil ahaan shariifka ku dhaqaaqo. Be smart mate and come to the negotiating table first
:D:D
Soona jawaab, fikradaada inaan arko waan jeclahay saxib. Much respect to people ilaahay ka hormariya wax kastoo idil.

 

 

Xiinka posted earlier Shariif's request to remove Alshabaab leader and Uways from the list of

 

 

Iyo inuu rabo inuu la heshiiyo
hore.

 

 

That is the kind of action and talk we need to move forward. I hope others return the favour.

Walaal waxaan anigu u arka hadalada sharif ahmed kuwa aanan dhab ka aheyn, oo ah dad kusoo jiidato.

 

Waxaan anigu u arka waxyaallaha ka hor istaagan wada hadal mirra dhala waxaa ka mid ah

 

-ciidamada kuso qulqulaya mogadashu, iyo hubka laga dajinayo dekeda.

 

-Dowlada KMG iyo waxey ku dhisantahay

 

-Barlamaanka iyo wuxuu ka koobanyahay.

 

 

Suaasha koobaad oo aan anigu is weydiin lahaa waxey tahay, xatta hadii lawada hadlo maxaa lagu heshiin kara?

 

Hadii eey qolada djbouti dhab katahay ku dhaqanka shareecada islaamka, marka horeba meeysan wax kula darsan laheyn TFG.

 

 

Sheeka iskeenaysa ma aha, dawlad islam ah oo ku dhaqmeysa shareecada islaamka, iyo mid ku dhisan axdi qarameed, barlmaan, iyo heer cilmaani.

 

 

 

 

waan wada arki doona waxa kasoo baxa shirka culimada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Originally posted by hamza9163:

Walaal waxaan anigu u arka hadalada sharif ahmed kuwa aanan dhab ka aheyn, oo ah dad kusoo jiidato.

 

Waxaan anigu u arka waxyaallaha ka hor istaagan wada hadal mirra dhala waxaa ka mid ah

 

-ciidamada kuso qulqulaya mogadashu, iyo hubka laga dajinayo dekeda.

 

-Dowlada KMG iyo waxey ku dhisantahay

 

-Barlamaanka iyo wuxuu ka koobanyahay.

 

 

Suaasha koobaad oo aan anigu is weydiin lahaa waxey tahay, xatta hadii lawada hadlo maxaa lagu heshiin kara?

 

Hadii eey qolada djbouti dhab katahay ku dhaqanka shareecada islaamka, marka horeba meeysan wax kula darsan laheyn TFG.

 

 

Sheeka iskeenaysa ma aha, dawlad islam ah oo ku dhaqmeysa shareecada islaamka, iyo mid ku dhisan axdi qarameed, barlmaan, iyo heer cilmaani.

 

 

 

 

waan wada arki doona waxa kasoo baxa shirka culimada.

Arrimo sax ah yaad ku hadashay. Su'aal kalese aan ku waydiiyo brother, Inta laga duuli lahaa Sheekh Shariif hadalkiisa waa dad soo jiidasho oo kaliya, soo kama fiicna in laga sal gaaro oo warkuu ku hadlay hadda loo raaco xaqiiqdana hadhoow soo baxdo? Hadduu warkii uu ku hadlay iyo go'aanaduu qaato mustaqbalka(marka lawada hadlo ka dib) is khilaafaan, Hala arko. Arrinta meelay u dhici doontaa markaas. Let us see first what conditions he wants to set. It will make the opposition look bad if they reject peace offers without negotiating first. Nin aan dhiig iyo dhacaan midna u hurin xorriyadda la helay yaa hadhoow meel cidla ah ka qaadan doona guusha. In kastoo Alle dartii loo jihaaday oo isaga wuxuu kugu abaal mariyo ka muhiimsan tahay tan dadka iyo saidy kuu arkaan, haddana in adiga mar kasta guusha ku raacdo waa fiican tahay saxib.

 

Aniga sidaa hadalkayga aa ka dareemi kartid, waa see-and-wait, I am glad in Sheekh Umal aaday Muqdisho oo qayb ka yahay wada hadalka Culumada, Aan aragno wixii natiijo kasoo baxda. Sidaa kusoo qatintay warkaada, Culumada aan sugno waxay ka keenaan, ka dibna sheekh shariif ficilladiisa ayaa noo ah arrinta aan wax ku xukminayno. Sida laga cabsi qabo inay dhici waydaa badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rahima,

that's true in almost every thing culumaa do. The bottom line is that they saw some promise in him that they are willing to lend their support. If he abuses that support and betrays them then he will pay the price of losing their support.

 

Hamza,

adeer it's very simple, either you have a culumaa or you dont. Tell us who are your scholars. Because in religious matters, there is no shame in taqliid if you are not caalim yourself. As I said before, scholars know where the real dispute lies. Most of them see Jabbuuti agreement and the result it produced as a step in the right direction. You are still wielding a gun awoowe, risking to commit fasaad by killing your fellow muslims whose blood is xaraam.

 

Come onboard. The carava is big enough for all of us somalis.

 

Xoogga,

 

Xamza has not reason to oppose, alshabaab does. We will see how it turns out. We hope critical mass of them will heed the call for peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

The conclussion of Shirki Culumada

No need for more AMISOM troops, goverment must start returning those presently in the country.

 

Armed muqaawamah must heed the voices of reason and stop violance.

 

Constitution should reflect teh pricinples of Islamic shareecah

 

5_123.jpg

 

We welcome the election of Sh. Bashir A Salad, as the head of thsi counsel.

 

No need for additional AMISOM troops, Sharif says.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Oo kaalaya, Sheikh Umal wuu duqoobey wallaahi, cirradaaa iigu daran, last time I met him he was Shabaab joobano ah just dhowr sano ka hor.

 

he is on the list of pictures in that link

 

 

Looks promisin waxay soo saareen culumada, but action lagu remove gareenayo AMISOMKA ha keenaan, not just sayin NO MORE!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this