Sign in to follow this  
General Duke

Somali president arrives in Kuwait on three-day visit :PICS

Recommended Posts

Juje   

The big let down in here is for the first time in history a Somali president who cant even speak one word of Arabic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I didn't know Siyad Barre spoke arabic? The fact that Arabic is not the mother tongue of Abdullahi Yusuf is relevant. His mother tongue is Somali. He speaks that fluently. Those guys two somali guys behind him are translators.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kuwait: Casho sharaf qasriga madaxtooyada Kuwait loogu sameeyay wafdiga uu hogaaminayo madaxwaynaha Soomaaliya.

 

4. Mar 2007

 

Kuwait(AllPuntland)- Madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdigii uu hogaaminayay ee ka tirsanaa dawladda federaalka ayaa xalay casho sharaf loogu sameeyay qasriga madaxtooyada ee Bayan .

 

Casho sharaftii loo sameeyay wafdiga dawladda federaalka xalay waxaa goob joog u ahaa masuuliyiinta sar sare ee dalka Kuwait ee ay kamid yihiin;Amiirka dalka Kuwait Sheekh Sabax Al-Axmed Al-Sabaax, dhaxal sugaha dalka Kuwait Sheekh Nawaf Al-Axmed Al-Jaber Al-Sabax, kuxigeenka ciidanka ilaalada qaranka Kuwait, Sheekh Mishaal Al-Axmed Al-Jaber Al-Sabax, iyo raysulwasaaraha dalka Kuwait Sheekh Nasser Al Mohamed Al-Axmed Al- Sabax .

 

Madaxda dalalka Kuwait iyo madaxda federaalka ayaa kulankaasi hadallo kasoo jeediyay, waxayna hadalladan ku qotomeen sidii labada dal ay xiriirkooda usii xoojin lahaayeen, iyo sidii dawladda Kuwait kaalinteeda uga qaadan lahayd dib u dhiska Soomaaliya.

 

Wada hadalladan ayaa waxaa ku dheehnaa dareen saaxiibtinimo iyo in xaaladaha labada ay isla eegaan masuuliyiinta ugu saraysa ee dalka Kuwait.

 

Dawladda Kuwait waxay ballan qaadday inay kharash u raadinayso dawladda Soomaaliya, gaar ahaan ay wax ka tari doonto sanduuqa horumarinta Carabta ee ka jira Kuwait.

 

Madaxwayne Yuusuf ayaa dadaal dheer ugu jira sidii dawladdiisa ay dhaqaale ugu heli lahayd shirka dib u heshiisiinta qaran oo laba bilood kadib ka dhici doona Muqdisho.

 

Casho sharaftii xalay ka horna wuxuu madaxwaynaha Soomaaliya kulan kula yeeshay isla qasriga Bayan ninka madaxda u ah rugta ganacsiga dalka Kuwait (KCCI) Cali Maxamed Thunayan iyo qaar kamid ah xubnaha ururkaasi.

 

Kulankan wuxuu la xiriiray sidii labada dal iskaashi ganacsi iyo xiriirba u yeelan lahaayeen , waxayna wada hadalladan u dheceen qaab is afgarad ku dheehan yahay.

 

Source: Kuwait News Agency (Kuna)

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Masha Allah. Haybad waxaad ku leedahay Dawladnimo. Wallee tani waa lama huraan. Taako, and General Duke. Thanks for the beautifull pictures of the President Abdullah Yusuf :D .

 

Somaliyeey Toosoo.

Toosoo isku Tiirsada

Hadba kiina Taag daran

Taageera waligiin :D

 

Somalia Somali baa leh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
maajo   

though i dont support him...sxb odaygaan waa is muujinooyaa..lakiin hadana maxa dhici doona waa iska cadahay BEELAHA QAAR MA DHAAFI DOONO...WEYNA OGYIHIIN IN UUNA DHAAFI DOONIN..by the way i am happy with dowlad somaliyeed eela aqoonsanyaahy maanta...thanks for the pic guys..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this