Sign in to follow this  
General Duke

Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?

Recommended Posts

Kulan u dhexeeyey DFKMG & Puntland oo bur-burey

13 Nov 13, 2009 - 3:58:38 AM

 

Kulan u dhexeeyey wufuud ay kala hogaaminayeen Madaxweynaha Puntland & Madaxweynaha dowladda Federaalka Sheekh Shariif ayaa bur-burey kadib markii qo**** horey looga sii ambaqaadi lahaa heshiiskii magaalada Galkacayo.

 

Kulankan ayaa yimid kadib markii xaley labada Madaxweyne iyo wufuudooda wadaxajood hordhac ah ku yeesheen Hotel Penari oo ku yaala bartamaha magaalada Nairobi.

 

Waftiga labada dhinac ayaa saaka isugu yimid xarunta safaarada Somalia ku leedahay wadanka Kenya halkaasoo isugu yimaadeen labada dhinac.

 

Qodobo muhiim ah ayaa la isku khilaafey kuwaasoo Garowe online soo gudbin doono saacadaha soo socda.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Their very first meeting and this is the result, Dr Faroole stormed out and will hold a press conference later in the day. So much for the gullible folk who reside in cloud cuckoo-land, and who kept parroting the line that Puntland was comfortable with this weakling named Mr Motel, I mean Hotel.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheikh Shariif iyo Faroole oo iskhilaafay

Puntland ayaa waxaa maanta khilaaf adag soo kala dhexgalay iyagoo kulan ku qaadanaayay magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya halkaas oo ay ku kulansanaayeen.

 

Kulan maanta ka dhacay Xarunta Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Nairobi oo u dhaxeeyey labadaas masuul ayaa ku soo dhamaaday khilaaf iyo buuq ka dib marki ay isku afgaran waayeen qodobada ay ka wada hadlaayeen.

 

Daqiiqado ka hor Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa u isaga baxay xarunta Saxaafada iyadoo wejigiisa ka muuqday caro aad u xoogan,waxaana Saxaafada oo ku sugnayd banaanka hore ee Safaarada uu sheegay in ay ku timaado hotelka uka deganyahay Magaalada Nairobi.

 

Warar hordhac ay Saxaafada heshay ayaa muujinaayay in labadaas Madaxweyne ee isku khilaafeen in qodobo hordhac lagu daro heshiis dhowaan ay DFKM ah ee Soomaaliya iyo Dowlada Puntland ay ku gaareen Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,halkaas oo 3-bilood ka hor ay ku kulmeen Madaxweynaha Faroole iyo weliba Ra’isulwasaaraha DFKM ah Cumar C/rashid Cali Sharma’arke.

 

Ma cadaa sababta keentay in labadaas masuul ay iskhilaafaan,iyadoo kulanka maanta u ahaa midi ugu horeeyey ay wada qaatan tan iyo marki ay la wareegeen xilalka ay iminka hayaan.

 

Mana jirto ila iyo iminka dadaalo ku aadan sidii mar kale la isku keeni lahaa labadaas Madaxweyne,waxaana aan la ogeyn halka u khilaafkooda ku dambeyn doono.Madaxweynaha DFKM ah ee Soomaaliya ayaa isagu iminka weli ku sugan Xarunta Safaarada Soomaaliya ee Magaalada Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

presedent Faroole did the right thing to walk out of this meeting with MR Sharif hotel. why this useless president can not accept the agreement which his prime minister signed with punland ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

He meets Sharmaarke but can't meet Shariifka ,,,,,,, Hmmm ,,, I can smell the sheer of the clanism here ,,,

You are not making sense adeer, they met and there was a clear confrontation, its not about meeting anyone its about what results came out.

 

Also what on earth is a "the sheer of the clanism here" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes they met but was a very brief one sxb .... they can't even discuss. If it was Sharmaarke, you would see a major agreement between the two sides ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Wait wasn't President Faroole the person that continuously said that only the Federal Government can signed deals and that they were the top government in the land? Even after the former admin got President Abdullahi Yusuf the leader of Somalia to sign a deal, wasn't it then Mr. Faroole that said Puntland still can't sign deals because of the current state of Somalia, and the lack of many functionng institutions.

 

President Faroole spoke highly of how the only the Federal Government can sign deals, but now was not the time.

 

 

Now he is walking out on the President of Somalia, because the person under him Prime Minister Omar Abdirashid signed a deal? Shouldn't Puntland President Faroole Respect Federal President Sharif?

 

It's interesting, because all of a sudden President Faroole wants deals honored, even if Somalia's President hasn't signed them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Che,

 

If President Sharif who is the head of Somalia refuses to honor the contract he has a right to, (even if Prime Minister Omar Abdirashid signed it) and President Faroole should respect it. Since he has in the past said that it's the

 

Federal Government responsibility to sign such deals.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this