Sign in to follow this  
Wiilo

Wariye Idaawaqaca oo xabsiga loo taxaabay

Recommended Posts

Wiilo   

Wariye Idaawaqaca oo xabsiga loo taxaabay ka dib markii war uu sii daayay maanta oo xariigiisa sababay

 

 

Wararkii ugu danbeeyey

Somaliweyn -Baydhabo-Somalia 15/07/06

 

 

Wariye Axmed Muuse Cabdulle "Idaawaqaca" ayaa maanta xabsiga loo taxaabay ka dib markii maanta war aan sugneen uu siiyey BBC-da islamarkaana laga siidaayey idaacada ay sababtay in xabsiga magaalada Baydhabo loo taxaabo oo uu amar ku bixiyey wasiirka Warfaafinta XFKMG ee Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

 

Warka ay BBC-da sii deeysay ayaa ahayd in golaha baarlamaanka ay ansixiyeen in dalka Suudaan shirka ka dhici doona la aado taasoo keentay in masuuliyiinta dowlada federaalka ay ka caroodeen ka dib markii maanta baarlamaanka uu gudoomiyaha soo jeediyey in la aado balse lagu diiday oo aan cod loo qaadin iyadoo kooramka kasoo qayb galay uu ahaa 168 xildhibaan balse gudoomiyaha uu ku dooday in la aado.

 

Codka gudoomiyaha Baarlamaanka oo caro ka muuqatay oo laga sii daayey idaacada BBC-da qeybteeda afsomaaliga ayaa ahayd Ra'yi uu usoo bandhigay Mudanayaasha Baarlamaanka oo aysan ahayn go'aan ay gaareen golaha baarlamaanka in la aado dalka Suudaan taasoo buuq iyo qeylo badan dhalisay markii cod haloo qaado la yirina ay tiro yar ogolaadeen markii danbena sababtay in gudoomiyaha uu go'aan ku gaaray in laga gudbo oo loo sii gudbo hawshii u tiilay ee gobolada oo iyada la ansixiyey.

 

Hadaba Wariye Idaawaqaca ayaa xabsiga wali kusugan oo aan lasii dayn mana cada in lasii dayn doono iyo inkale iyadoo laga yaabo in arintiisa lagalo oo wax laga qabto.

 

 

Maxamed Cabdulle Xasan (SIIDI)siidmohamed@hotmail.com

 

Somaliweyn Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Finnally, Atleast they arrested Idaawaqaca for a day. I think he deserves. there is no fair and balance news from his side. I cannot simply defend his right as a journalist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Duufaan sxiib waxay ilatahay inaad u qaldan tahay hadalkaaga ah "He deserves" maxaa yeelay Idaawaqaca waa nin joornaalista ah isla markaana shaqadiidu tahay in uu soo wariyo wixii news ah ee markaas jira.

 

Besides, haddii A/lahi yusuf warkiisii uu shalay jeediyay ee adduunka oo dhan laga dhagaystay ay idaacadaha oo dhan cover-garayeeyn, maxaa diiday in kan sheikh shariif sheikh adan loo cover-garayn karin?

 

 

Explain that?

 

 

Go figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

soomaailda waxay ku maah maahdaa "fiqi tolkii kama jano tago" macneheedu yahay qofna haka sugin cadaalad dhamaystirin,fiqi kolay kutahayna. Idaawaqaca nin cishoonaya maha, wariyanimaduna waa kuceeb. Shariifka inuu soodaaya waraysigiisa madiidani,laakiin waxay ahayd inuu sheego wixii dhacay markuu Shariifku gacanta taaga dhahay. Muu sheegin inuu shiriifku ku guul daraystay codkii uu rabay inuu qaado.

 

The other reporter Yusuf Xasan is much better,by the way I do not undersand why the BBC have two reporter there.

 

 

Wararkii ugu danbeeyey

 

Somaliweyn -Baydhabo-Somalia 15/07/06

 

Wariye Idaawaqaca oo xabsiga loo taxaabay ka dib markii war uu sii daayay maanta oo xariigiisa sababay

 

Wariye Axmed Muuse Cabdulle "Idaawaqaca" ayaa maanta xabsiga loo taxaabay ka dib markii maanta war aan sugneen uu siiyey BBC-da islamarkaana laga siidaayey idaacada ay sababtay in xabsiga magaalada Baydhabo loo taxaabo oo uu amar ku bixiyey wasiirka Warfaafinta XFKMG ee Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

 

Warka ay BBC-da sii deeysay ayaa ahayd in golaha baarlamaanka ay ansixiyeen in dalka Suudaan shirka ka dhici doona la aado taasoo keentay in masuuliyiinta dowlada federaalka ay ka caroodaan ka dib markii maanta baarlamaanka uu gudoomiyaha soo jeediyey in la aado balse lagu diiday oo aan cod loo qaadin iyadoo kooramka kasoo qayb galay uu ahaa 158 xildhibaan balse gudoomiyaha uu ku dooday in la aado.

 

Codka gudoomiyaha Baarlamaanka oo caro ka muuqatay oo laga sii daayey idaacada BBC-da qeybteeda af somaaliga ayaa ahayd Ra'yi uu usoo bandhigay Mudanayaasha Baarlamaanka oo aysan ahayn go'aan ay gaareen golaha baarlamaanka in la aado dalka Suudaan taasoo buuq iyo qeylo badan dhalisay markii cod haloo qaado la yirina ay tiro yar ogolaadeen markii danbena sababtay in gudoomiyaha uu go'aan ku gaaray in laga gudbo oo loo sii gudbo hawshii u tiilay ee gobolada oo iyada la ansixiyey.

 

Hadaba Wariye Idaawaqaca ayaa xabsiga wali kusugan oo aan lasii dayn mana cada in lasii dayn doono iyo inkale iyadoo laga yaabo in arintiisa lagalo oo wax laga qabto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this