Sign in to follow this  
7_steps_2_Heaven

MY SOMALI SISTER WHO BECAME CHRISTIAN!!

Recommended Posts

Innaa Lillaah Wa Innaa Ilaahi Raajicuun!

(plz take a minute 2 read this as I'm sure it will shock u as much as it shocked me)

 

Walaasheydi muslimada oo aan deris eheyn baa mucjiso qabsatay. Quftaan Ingriiska aan isla degneen labadeena guri wee isku dhaw yihiin, waxaan isla eheen dad kawada soo guuray wadanka Finland, laakiin uk aan isku baranay. Maadaama aan deris nahay oo aan wadan kale na iskala nimid

labadeeena reer waan is dhax galnay. Waa quf xaas ah oo 5-6 caruur leh, wixii ey wadanka Uk ey joogdayba wexey go'aan satay in ey ku noqoto wadanki ey ka timid Finland. waxaan umaleenaa in ey nolosha cusub ku adkaatay. walaasheydi muslimada eheyd wee naga guurtay oo wey ku noqotay Finland.

2-3 bil ka bacdi waxaa na soo gaaray wax lama filaan ah oo naga nixiyay si xun. Qufti marki eey noqotay waxaa la dhahay ciyaalki iney waday bee isku dhiibtay kaniisada. SUBXAANALLAAH! Ninkeedi isagoo naxsan buu wadanki ka tagay. kaniisadi wexey siisay guri aad u weyn oo meel kasta camera ku xirantahay because wexey ku tiri dadkeyga wey idilaayaan diinta aan ka baxay daraadeed. Sidaan u ogsoon nahay gaal wuu jecel yahay waxaas dhib uma arko lacagta kaga bexeeso nabad sugida reerkaas. Magaalada Helsinki wixii shiiq joogay weey u tageen si eey u badbaadiyaan quf mar walaashood eheed. Iyakoo calool xun bee iska soo laabteen oo wexey ku tiri "diinta muslinka waa diinta ka liix oo hor mar lagu gaareynin." "xaasaskiina iyo caruurtiina iga cishta iyakaan u soosocdaayee." LAA XOWLA WALAA QUWATA ILLAA BILLAAH!

Ninkii qabay aabihiis aa hadalki gaaray oo ka yimid dalka mareekanka. isbuuc isagoo la joogo oo gabadhi hadal ka maqli waysay buu maalinti oo noqonaayay ku yiri ciyaalka aan awoowaha u ahay baan rabaa in aan magaalada geeyo oo wax u soo gadgado, sidi bey ku dartay ciyaalkeeda labadi ugu weyneed. maasha allaah wuu ka caqli badiyay oo tikid buu u jaray ciyaalki wadanka waa laga dhoofi. Habeen marki ey sii noqoneysay baa gabadhi walwashay oo polis bee wacday iyo kuwi kaniisada iyada ka masuul ahay. waa la ogaay odigi inuu maalintaas dhoofaayay marka askar baa lagu diyaariyay airporka. Ninki weey wareesteen wuxuuna ku yiray caruurta magaalada un baan gee yay magaaladana makala kasaayi quf baa nawaday isga aa ciyaalka hooyadood u celinaayay. Wax ey ku xiraan marki eey waayeen bee iska daayen, sidi buu awoowihi ku fakday labadi ciyaalna sidaas ee ugu bad'baadeen gacanta cadawga.

 

Aniga shaqsiyan, waan naxay oo ciiloday waxaan dareemay in eey geeri ii taalo. quf muslin ahaay baa naga dhintay. Waxaan aad uuga sii naxsanahay caruurti hartay oo aan ogahay in eey af yaxaas ku dhaceen.

 

Ma ila naxday, ma ciilootay mana ila geeri yootay walaasheyda iyo walaalkeyga muslinkoow?

Waa su'aalee iimaanki maxaa naga qaaday? muslin halkee buu u danbeen doonaa? Muslimiinta ma is dhiibayaan markeey nolosha adkaato oo cadaw guna bato?

 

Ilaahayow jidka toosan nagu hanuuni annaka iyo

intaan ka naxnaba. Ilaahayow iimaanka nagu kordhi oo noo kas in aan muslin nimo ku dhimanno.

ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR!

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

caramel

 

sista can u plz summarise in English for those less gifted somali readers/speaker and those who simply cant be bothered :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

abaayo horta hadday gaaloowday, walaashaa ma'aha anymore. waxaana umaleen in ay tahay reer baadiyad ama aan aheen ilbax, only dadka oo umaleeyay in lagu ilbaxay european countries aa gaalooba, taasi waa fikradayda.

 

laakiin hala yaabin, oo soomaali badan baa gaalo noqotay, laakiin naag ween oo caruur leh, that is new to me. anyways ilaahey ha soo hanuuniyo, haddii kale na iyada lee udarantahay. not us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

It's sad walaal. It is like losing a sister and the scariest part is knowing that she chose the wrong path and refuses to listen to others.

 

Laakin siduu qacqaac yidhi Somaali badan oo diintii kabaxdey ayaa hada jira. Sababtuna waxaan is leeyahay in aany markii hore dad diinta ku adag - ama Allah yaqaan ahayn - hadii kale diintooda aduun uga may bixi lahayn.

 

Sikastaba ha ahaatee, I hope inuu ilaahay soo hadayyo inagana ina hadeyoo. This only highlights the importance of understanding Islaam and entering into it completely. Theres a lesson to be learnt here walaal... Somaalinimo Muslim kaama dhigto ee aqoonta aad Ilaahay iyo diintiisa ka haysid ayaa Muslim kaa dhigeysa. Nabigu (saw) had iyo jeer wuxuu ku duceysan jirey ' yaa muqalib alquluub thabit qalbi calaa diikin' - 'oh changer of hearts, keep my heart firm upon your deen' - May Allah keep us, our families, friends and all Muslims on the right path...Amin.

 

 

hope u get my soomaali

Share this post


Link to post
Share on other sites
ScarFace   

caramel kisses sista dont worry the same ting happend i found out that my friend from secondary school who was muslim became CHRISTIAN. he come round to my manor preachin how CHRISTIANITY set him free blah blah blah. i was going to knock him but left it its between him and allah.TheRE WAS ONLY ONE GOOD THING ABOUT IT IS he aint somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
JIDAAWY   

My brother once told me about a Farax who used to go to his school, University of Windsor, named Ali Gaal. This "rat" became an Atheiest and was preaching Atheism to Somali students!!! So I guess a Somali girl becoming Christian is not news to us no more…

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Originally posted by Pebbles:

heblaayo, that was somali? I thought it was gibberish?
icon_razz.gif
it was good hon! (**I'm hoping she doesn't have a sarcasm detector with her**)

Nayaaa! "Blat, Clat" :D;)icon_razz.gif

 

*lol*

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

He have to care about the other person's religion coz by making this kind of decision they could go to hell fire, so we atleast wanna clarify for them, that's why we care, it is out of love. that's all.

 

a somali athiest, was he a communist, got his education from Russia, cajaa'ib, i guss lots of somali ppl are estrayed from the right path.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NoVa   

AcuudiBilaahi mina shaydaan rajiin...that's scarry thing 2 hear...a Muslim person becoming a Christian or an Athiest...worst when he/she are the same nationality as u r... :( ...so sad, so sad..

Share this post


Link to post
Share on other sites
mahdi-   

Yaab, Amakaag iyo argagax isa soo tarayuun ku salee!

Ayaamahan dambe sidii aynu waddankii uga soo fogaanayba waxaa daahyada iska roggayey waxyaalo marka aad arragto ay dhacayso in aad u garaabto ninkii yidhi:

"Soomaalida inaan kaba baxaa saaka ila roone"

 

Waxaad moodaa dadkii Somaliyeed in Damiirkoodii qaar kamida Saylada la geeyey oo qaybna lagu iibshay raqiis iyo qiime qaban qaybtii kalee soo hadhay ee hadhaaga ahaydna si sahal ah loo xadday! Ninkii jiarayna waakii lahaa:

Waagii casaadaba adduun; Caynadiisa lehe

Cimrigaaga oo raagay waa; Kaa cajebiyaaye

Casri waliba caaduu dhallaa adduun; Ku cimro qaataaye...

 

Qoraxdii soo iftaba waxaad maqlaysaa war cusub oo DHIILO iyo murugo tii ugu xummaydi ku lifaaqan- tahay iyadoo laga yaabo in dareemayaasha jidhkaaga qaarkood ay wax yeeleeyaan firidhada duulduulka ah ee ka soo burqanaya qaraxa foosha xun ee ka soo yeedhaya dadkii Somaliyeed.

 

Wararka qaabka daran ee sida Gabadhan Somaliyeed oo kale ahi, waxay dhaawacayaan isla markaana si aan qiyaas lahayn u naafaynayaan qofkasta oo weli in yar oo damiir ahi ku sii hadhsan yahay...Balse waxaan Weynaha ka baryaynaa in uu naga samatabixiyo aafaadka iyo muusiibooyinka adduun ee aan dhammaadka lahayn...Aamiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Opinionated,

 

i don't see this as a somali person becoming Gaal, or Kaafir, i see it as a muslim person becoming a kaafir, and yes our religion tells us to care about it, and there is rules and regulations to be fulfilled if that person doesn't come back from what he have became.

 

we don't only care about somali, we also care about all muslims, opinionated

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

subhanallah,

 

i don't know what to say, i'am so sad, it's very shocking. And i think this lady is somehow mentally retarded, my god she is old for god sakes and grew up most of her life in a muslim country, imikaa bay hornimo doonaysaa, baadiyee bay ku dhalatee, bal goormay fahmi doonta what Xornimo iyo Hornimoba both means, because i don't think she knows the slightest. She is just freedom sick, and has been neglected all her life. Because really if she was happy in the first place, she wouldn't have done such a thing. Allah tests you in this world, and you must be patient and courageous. But only the committed, pious and gifted believers will know how.(al muminun, may we be one of them Insha Allah)

 

Allah says in suratul ASR:"By time, thou man is in loss, except those who have faith, do rightous deeds and spread the truth and patience."

May Allah help her.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this