Sign in to follow this  
Xudeedi

Over 25,000 People Fled Western Bari Towns, Majority made it to Bosaso and Dhahar

Recommended Posts

Xudeedi   

Qaar ka mid ah dadkii kasoo barakacay degmada Galgala ee gobolka Bari oo soo gaarey Degmada Dhahar ee gobolka Haylaan.

 

Dhahar (SPR): Dadkii kasoo barakacay dagaaladii deegaanada Galbeedka Bari ayaa waxay qaar kamid ah soo gaareen gobolka Haylaan, gaar ahaan degmada Dhahar. Dadkan ayaa qaar waxay u qaxeen deegaana ka mid ah galbeedka Bari sida Ceeldaahir iyo Af-urur, iyo waliba xarunta gobolka Bari ee magaalada Boosaaso.

 

Degmada Galgala iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa ka barakacay dad tiradooda gaaraya 25 kun oo qofood. Dadka soo barakacay qaar kamid ah oo idaacada lasoo xiriirey ayaa waxaa wareystey Wariyaheena qaasta ah Nimco Muuse Cilmi.

 

click on the link below to listen to some of those who fled Galgala and Towns nearby.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

One of the Tragedies of unjust wars in the planet.

 

Thanks for posting it. Uprooting of our families have begun.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Galgala is experiencing complex emergency conditions as a result of a war declaration from Faroole, Puntland’s president, with massive links to piracy according reliable UN reports. This armed conflict in Galgala and western Bari is a continuation of the 2006 “Majiyahan” conflict which led to many skirmishes between the local clan of Western Bari and the SSDF dominant Puntland.

 

Through out Western Bari, an estimated 25,000 inhabitants have been internally displaced, as a result of inherited insecurity birthed by the unjust invasion of Faroole and his like stooge comrades. Additionally, residents of Galgala lost most of their assets and sources of livelihood including farms that were burnt by the invading administration. Many houses, farms and places of worship were destroyed according to local sources.

 

Nevertheless, Xudeedi urges the international community and foreign donors to investigate these atrocious crimes committed by those who receive western aid. Non-Governmental Organizations and other interested parties should be informed that Galgala is in need of emergency aid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Tan iyo intii ay biloowdeen Dagaalada u dhexeeya Puntland iyo Ciidamada Attam waxa jiray khasaaro badan oo soo gaaray Degaano ku dhow meelaha Dagaalada ka dhaceen, Khasaarahaas ayaa qayb ka mid ah loo geystay si kam ah ama ku talo gal ah.

 

 

Ciidamada Puntland ee Dagaalka kula Jira Ciidamada Attam meelaha ay ka dhigteen Ciidamada Puntland Xarumaha waxa ka mid ah Magaalada Karin halkasoo u noqotay Saldhig ay ka duulaan oo saadka dhigtaan hadaba meeshii la rabay ciidamadu inay si nabad iyo tixgelin leh kula nooladaan dadka degaanka ayaa taas bedelkeeda ciidamadu waxay sameyeen xumaan iyo khaladaad badan oo ku talo gal ugu kaceen.

 

 

Baaq isugu jira Cabasho iyo Digniin ayaa waxa soo saaray Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Karin gaar ahaan Odayaasha iyo Waxgaradka, waxay baaqooda oo ku socday Dowlada Puntland ku sheegeen in Ciidamada Puntland ay khasaaroyin badan u geysteen Magaalada Karin.

 

 

Odayaasha Magaalada waxay shegeen in Ciidamada Puntland ay Dhac u geysteen Beerihii sidoo kale burburiyeen Geedihii Xijiga iyo Hogahii Nuurada laga qadan jiray.

 

 

Mid ka mid ah Odaayasha Baaqan soo saaray oo la hadlayay warbaahinta Mareeronews.com ayaa sheegay in Ciidamadan u dhaqmayaan sidii dad waal waalan ama ajnabi ah oo si arxan daro ah cagta u marinayan wax walba oo arkaan dad iyo duunyo.

 

 

Odaygan ka midka ah waxgaradka Magaalada Karin waxa uu tilmaamay in dadka Magaalada nolol maal meedkooda ku xirnaa Khayraadka Beeraha ka soo baxa tasoo hada Ciidanku dhac ka geysteen dhamaana ay baabuur ku rarteen khayardkii iyo dalagii sanadka la sugayay ee mudada bilooyinka ah ku tabcayeen dadkii masakiinta ahaa ee iska lahaa.

 

 

Timirta, Qaraha iyo noocyo kale oo khudaar ah ayaay ciidamada Puntland ku rerteen Baaburtooda sidaa waxa yiri odayaga u waramayay mareeronews.com

 

 

Waxgaradka iyo Odayaasha Karin waxay ka codsadeen in Dowlada Puntland si deg deg ah talaabo uga qaado arrinkan hadii kale dadka shacabku u dulqaadan doonin oo u arkayaan duulaan lagu soo qaaday dhulkoodii oo boob iyo dhac loo soo raadsaday.

 

 

Masuuliyiinta Puntland oo aan xiriir la sameeynay ayaa gebi ahaanba diiday inay ka hadlaan arrinkan tasoo noqon karta in Masuuliyiinta sar sare raali uga yihiin ciidamadooda inay dhacaan shacbaka .

 

 

Khabiir aqoon wanaagsan u leh arrimaha Ciidamada iyo isdhexgalka shacabka oo Mareeronews.com xiriir la sameeysay ayaa arrinkan ku tilmaamay inuu Puntland ku noqon karo dharbaaxo kale hadii shacabkaasi la dhacay ee la boobay ay kacaan oo damcaan inay iska qadaan dulmiga ciidamadaasi.

 

 

Khabiirkan waxa uu wax fool xun ku tilmaamay in ciidamo ku jira dagaal ama hawl gal meeshii la rabay inay soo dhoweyn iyo xiriir wanaag la yeeshaan dadka degaanka ay shacabkii ciidamau ku sameeyaan dhac iyo bur bur tasoo khabiirku ku tilmaamay inay kow ka tahay jabka soo gaara ciidamada ee iyagu isu keenaan.

 

 

Sikastaba, Hadii si deg deg ah Masuuliyiinta Puntland wax uga qaban arrinkan oo magaalada Karin ciidamadu ka dhaafin dhaqan xumada ku hayaan shacabka iyo degaanka waxa macquul ah in ay halkaasi ka dhalato gacan saar iyo wada hadal

Share this post


Link to post
Share on other sites

From Erigavo to Bosaaso, I wish qaar to all Reer Maakhir. The entire region is sick of the god forsaken SSDF mafia. The problem is the divide between Galbeed Maakhir and Bari Maakhir, they have yet to set differences aside and take their role as leaders in the region rather than being sidelined.

 

But the shouts against SSDF is heard from Erigavo,Hadaaftimo, Badhan & Dhahar-- the decomposition of the SSDF ring over Bari is continuing.

 

May Allah be with the people of Maakhir

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D LAA ILAAHA ILLAA LLAAHUI

 

THe total population of Dhahar, Qol, Ceeldoofaar, Galgala Are really lesser than 25.000, so how people reaching that number could fled just from galgala?

 

Malaha macdantii baa lagu tiriyey oo la socota

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

^Adeer, "ninkii tirabadnida sheektayoo, tirakoobka yaa qaaday." i'm sure your mistaking Western Bari with Eastern Bari.

 

Western Bari has landscape suitable for pastoralist, thus it's population is much larger than Eastern Bari.

 

As for Dhahar, if it didn't have such a population, you clan administration wouldn't name it the capital of the region.

 

Dambarsame, your even more desperate than your pirate leader.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

25,000??? It's a shame that SPR has turned into this propaganda machine. It's not only SPR, I remember when the Tsunami hit, the initial reports tried to say that a 100,000 homes were destroyed, but when a fact finding mission was sent, they realized that it was lies!

 

SPR is a mouth piece of Eastern Sanaag's radical Diaspora and is lead by Salah Donyale. Anyone who has been to these regions would know that not even 25,000 live there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

hahaha

 

When its refugee reports they cant be 25,000 but when its pictures of rural water points then it is "city" this and "city" that.

 

Who to trust?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Thanksful: Adeer we are talking about Bari Region, stop frustrating yourself with Sanaag and integrating individuals into forum discussion.

 

Your a clannist, that receive migranes from the truth. First your argument was that Makhiri don't inhabit Bari region. You along with other SSDF radicals argued against the truth untill international media outlets have confirmed the clan affiliation with Bari region.

 

Hated or love it, Makhiri's inhabit over 68 villages in Bari region.

 

Pity how you remind me of Cadde Muuse's incompetence. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

As usual you make baseless claim with no evidence. Show me once where I said that people from Eastern Sanaag don't have villages in Bari. Just like this nonsense thread, which lies about numbers, you want to make things up to.

 

I am happy that people from Maakhir have 68 villages in Bari. I hope they all migrate to Bari and set up towns, they have every right to. Just like anyone from Somalia has a right to. Bosasso and other areas are inhabited by Somalis from every corner. I believe within the near future the government will include everyone. But we first need to get a grip of people like Atam first.

 

It's nice that you admit how that Maakhir's have 68 villages. Because it proves my point, none of those areas are joining Atam to take on the Puntland government. The vice president, minister of interior both travel freely through these areas while Atam hides in the bushes and mountains. Why aren’t these areas giving him sanctuary? You and I both know that if these 68 villages and the rest of Eastern Sanaag joined in support of Atam, he would never have to hide in the mountains. But just like Ilka-Jiir and the rest of the people living in these area's know, Atam is a man that has motives that they dont agree with and which they do not want to live under. Of course you don't care because you are safe and sound.

 

My issue is not with Eastern Sanaag or Western Bari; it is with the Radical Diaspora that hail from this area’s that wants to support a man that called a terrorist group his brothers. While you sit safely in your foreign country, making up news that 25,000 were displaced in hopes that it will upset people and cause more blood shed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

My Maakhiri brothers & sisters. A clan war has already began in Bosaaso which has nothing to do with Islam or all the fabrications Garowe SSDF pirates have been disseminating. Puntland has broken and crumbled, they are targetting clans of Maakhir, civilians and this will soon become Xamar.

 

Garowe-Galcayco-Eyl-Qardho and the people of these regions are at war with Maakhir.

 

Lets pray for our brothers and sisters, Ataam sh-maaytaam this has nothing to do with whats going on targetting an entire group especially in their homeland.

 

Its Xamar again, right people are after civilian-women and children of Maakhiri origins by the SSDF.

 

Guul Maakhir, victory be to the people of Maakhir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this