Sign in to follow this  
General Duke

Courts to atack Baidoa? news just in

Recommended Posts

Muq/Bay: Maxkamadaha oo u Jihaystay Dhinaca Baydhabo iyo...

Isniin, June 12, 2006

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

 

Dagaal (AllPuntland)- Warar goor dhawayd naga soo gaaray magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho ayaa xaqiijinaya in ciidamo ka tirsan kuwa Maxkamadaha islaamiga ah oo ka kala yimid Muqdisho iyo gobolka Shabeelaha Hoose oo uu ka taliyo Yusuf Indhocade aysoo gaareen garoonka diyaaradaha ee Balidoogle una soo gudbeen dhinaca magaaalada Baydhabo.

 

Ciidankaan oo wata ku dhawaad 30 gawaarida dagaalka (Tikniko) ayaa lagusoo waramayaa inuu garwadeen u yahay sargaal ka tirsan maxkamadaha, Mukhtaar Roobow oo ku magac dheer Mansuur oo kasoo jeeda deegaanka Bay iyo Bakool ayaa hogaaminaya ciidankaan oo u badan kuwo hoos taga Xasan Daahir Aways iyo Yuusuf Indho-Cade.

 

Ciidankan ayaa warar kala duwani kasoo baxayaan halka ay caawa ku sugan yihiin, war aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya inaysoo gaareen Buur Hakaba. Ciidankan ayaa laga dareemay dhaqdhaqaaq loogu diyaargaroobayo iska difaacidooda magaalada Baydhabo oo la sheegay inay kusoo wajahan yihiin., ciidamada dawlada federaalka ee ku sugan Baydhabo ayaa heegankii ugu dambeeyay caawa la galiyay.

 

Dhaqdhaqaaqa ciidan ee ka curtay deegaanka Bay iyo Bakool ayaa kusoo beegmay iyadoo maalinta barito ah uu baarlamaanka Soomaaliya u balan sanyahay kulan xaasxaasiya oo baarlamanku uga doodayo go'aan ka gaarista qorshaha amniga qaranka oo uu ku jiro qorshaha dawlada federaalku ku doonayso in ciidamo shisheeye dalka la keeno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

Looooooooooooooooooool..!

Duke is running scared.....!

AABAYAASHII%20ISBAARADA%20copy.jpg

 

I think these guys will soon be joined by Duke's uncle.. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^Hold your horses my friends, there is not gonna be war between TFG and Maxkamadaha, at least for now. There is a talk in process and any differences between the two groups will be solved through a dialogue Inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Maxkamadaha ku sheegaba waxaa ka dhigteen dab socdo meeshee maraan danbas ka dhigo.

 

Haduuba warkaan run yahay, meeshuu awalba Indhamadoowe xooga ku heystay ee fadhiyaan, aaga Leego, and kuwii horena oo RRA ka faractamay meeshooda ee fadhiyaan, aaga Yaaqbariweyne ee Baay iyo Shabeellada Hoose iskugu imaadaan; waa meesha baabuurta isku dhaafaan, an unofficial xuduud.

 

Marka meesha maxkamad ma jirto, mise toogtaan shaarkaan diinta lagu shaqeysto ayaa u shaqeynaayo ayee ogaadeeen miyaa, oo 'ciidama maxkadamaha' ayaa la lee yahay, instead of what they were before: Indhamadoowe's clan militia.

 

Hadii ciidama la isku soo hor tubay meeshooda, it ain't the first. Dagaal badan ayaa ka dhici jiray meeshaas, only shirkii Carta ee 2000 ayaa joojiye.

 

Sababta ee ciidamadaan usoo tubeen has to do that so-called 'ciidama qaranka' oo Waajid xiradee ku jireen laga soo saaray, lasoo dajiye agagaarka Buur Hakaba. Indhamadoowe knows the day he loses that lucrative garoonka diyaaraha Balidoogle is the day his occupation ends, thus he is defending that garoon by reinforcing his militia to there.

 

Ninka waa cabsaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

If this is true. Then its a bad move from the courts. They dont need 3 fronts. They already have 2. One in Mogdisho (kaaraan) and one in Jowhar. I think its not true and i hope its not true. I rather see the warlords taken our forever. Maybe these guys (warlords) should be illiminated. Any volunteers?

 

 

MMA I agree with you its a defensive move. They wanna protect their flank. The guys in Baydhabo might become opportunistic hadii sheekada Jowhar ay isku dhalaasho. The guys in Baydhabo have nothing to fear from the Courts now. The courts will take out Jowhar first and get a firmer grip on Mogdisho only then is it Baydhabo's turn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Muq/Bay: Maxkamadaha oo u Jihaystay Dhinaca Baydhabo iyo...

Isniin, June 12, 2006

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

 

Dagaal (AllPuntland)- Warar goor dhawayd naga soo gaaray magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho ayaa xaqiijinaya in ciidamo ka tirsan kuwa Maxkamadaha islaamiga ah oo ka kala yimid Muqdisho iyo gobolka Shabeelaha Hoose oo uu ka taliyo Yusuf Indhocade aysoo gaareen garoonka diyaaradaha ee Balidoogle una soo gudbeen dhinaca magaaalada Baydhabo.

 

Ciidankaan oo wata ku dhawaad 30 gawaarida dagaalka (Tikniko) ayaa lagusoo waramayaa inuu garwadeen u yahay sargaal ka tirsan maxkamadaha, Mukhtaar Roobow oo ku magac dheer Mansuur oo kasoo jeeda deegaanka Bay iyo Bakool ayaa hogaaminaya ciidankaan oo u badan kuwo hoos taga Xasan Daahir Aways iyo Yuusuf Indho-Cade.

 

Ciidankan ayaa warar kala duwani kasoo baxayaan halka ay caawa ku sugan yihiin, war aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya inaysoo gaareen Buur Hakaba. Ciidankan ayaa laga dareemay dhaqdhaqaaq loogu diyaargaroobayo iska difaacidooda magaalada Baydhabo oo la sheegay inay kusoo wajahan yihiin., ciidamada dawlada federaalka ee ku sugan Baydhabo ayaa heegankii ugu dambeeyay caawa la galiyay.

 

Dhaqdhaqaaqa ciidan ee ka curtay deegaanka Bay iyo Bakool ayaa kusoo beegmay iyadoo maalinta barito ah uu baarlamaanka Soomaaliya u balan sanyahay kulan xaasxaasiya oo baarlamanku uga doodayo go'aan ka gaarista qorshaha amniga qaranka oo uu ku jiro qorshaha dawlada federaalku ku doonayso in ciidamo shisheeye dalka la keeno.

Big time tribalist in action!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn,

 

The news is semi true, Inda Cade millitia have crossed Bali dogle and are in Bur Hakabo. The TFG troops are also in Bur Hakabo. Face to face..

 

MMA analysis is spot on, those in Bali Dogle are pre empting what they see is an invasion from the TFG.

 

The courts have said they are not in this one and have no intention of attacking anyone.

 

Some are saying that the courts and the clan of Inda Cade would like to destabilise Baidoa before the vote on foreign troops, why are they so scared of foreign troops? Oh Aalle Ubahane must be right Yuusf Inda Cade is a religious warrior out ofr virtue.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Apparently, we all are tribalist therefore Alle Ubaahane don't make some of us the privileged group (The tribalist)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lies are sometimes the means to earn for the puntivity of hellfire, you should know that at least, Mr. Tribalist

What about hypocracy, my friend? What about claiming to fight for "Islam" when one is only furthering his own worldy ill gotten gains?

 

The reports regarding millitia mocements are concerning. The fact that Bali Doogle is the base for the clan, I mean court or IndaCade's occupied territory. Sooner or later, no clan will occupy anothers land, that is the simple truth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^I guess you embody hypocracy, too. :D Why can't you be yourself instead of taunting the same rants of your ailing uncle in Baydhabo? Man! you are very two-faced when it comes to contributing to this section of SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this