Sign in to follow this  
General Duke

Puntland puts an end to Agent Attams delusions! NEW PICS

Recommended Posts

Puntland » Dawladda Puntland oo La Wareegtay Dhamaan Fariisimadii Ciidanka Maxamed Siciid Attam

 

Dawladda Puntland oo La Wareegtay Dhamaan Fariisimadii Ciidanka Maxamed Siciid Attam

October 20, 20109 comments| leave your own!

Share Warar hordhac ah oo ka imaanaya suxufiyiin maalintii shalay tegay deegnaada dagaaladu ka socdeen maalmihii la soo dhaafey ee buuralayda ay dhacdo degmada Galgala ayaa sheegaya in Ciidanka Dawladda Puntland ay si buuxda ula wareegeen dhamaan fariisimadii uu lahaa Wadaadka ka soo horjeeda maamulka Puntland ee Maxamed Siciid Attam.

 

Suxufiyiinta oo habeenkii xalay ku hoydey goobaha dagaaladu ka dhaceen ayaa soo sheegaya in ay arkeen 6 gaari oo nooca dagaalka iyo kuwa safarada loo isticmaalo oo laga qabsadey Ciidanka ka amarqaata Shiikh Attam, sidoo kale waxa ay soo sheegeen in ay arkeen meydad badan kuwaas oo maanta la aasayo isla markaana ka tirsanaa ciiadamadii ka soo horrjeeday maamulka Puntland, ciidamada Puntland ayaa soo bandhigey miinooyin aad u badan iyo dokuminti uu iska lkahaa Maxamed Siciid Attam iyo ciidankiisa.

 

Gen.Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) oo hoggaaminaaya ciidanka daraawiishta ayaa shir saxaafadeed ku qabtey halkii u danbeysey ee laga saarey ciidanka Attam, waxaana suxufiyiintu balan qaadeen in shirkaas saxaafadeed maanta ay soo dirayaan.

 

Dhanka kale waxaa la sheegay in Shiikh Attam uu isaga baxsadey halkaas isla markaana aan si cad loo ogeyn halka uu u jihaystey.

 

Warkaan oo faahfaahsan goordhaw ayaan soo daabacynaa

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gen.Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere""Nin Dameer saaran oo XAGAAAA u socda ayaanu aragnay waxaanu umaleenaynaa inuu ahaa Shiikh Atam"" :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its over now, the most important thing is that this lesson should be applied to any and every armed militias in the state.

 

No one can take on the Government and survive..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Everyone knows this man ran off a few days before the offensive leaving the kids to die as he ran off on a Donkey. Even his personal vehicle he left behind..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^yaa kuu sheegay? :D the guy never had the luxury to own personal vehicle horta,,,and who will ran off on Donkey back is your Saciid DHegdheer not Atam!! he cutt off the telepone lines in the area and thinks now he can spreads all kinds of lies and none sense! that is not gonna end the resistance of local communities there nor it gonna safe SSDF from Atams !!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I think you need to pull yourself together. If Attam did not even own a car, what threat could he pose to anyone?

 

Anyhow the man gave Puntland an excuse to test its military capability and sure enough the state comes out stronger.

 

Its comander Saciid Dheere who is in this region today, speaking and not Mr Attam who was last sighted on a Donkey somwhere..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

If Attam did not even own a car, what threat could he pose to anyone?

^We better ask this to IMam Faroole! when he shouted cuuc to the world media, what threat he was talking abt?.......... yes Atam never had luxury in his whole life, but he has the will,determination and support of his kin's men to defend his land from SSDF!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beer-Gaal adeer you do protest too much, the man is not going to come back from this. Now he has to worry about being hunted down by his own kinsmen who hold various grudges against his person.

 

Note that his Al Shabaab handlers in the South are facing a very difficult time themselves and are unable to send him any funds or manpower.

 

His options are limited and if he continues to fight he will no doubt be caught.

 

As for the bravado I doubt it very much, the man hid his face for a reason, and that was to preseve his life.

 

We shall see how far he gets on the Donkey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Waxaan ku Raadjoognaa Firxadka Maleeshiyaadka Atam”Gen.Siciid Dheere

Posted by Ali on October 20th, 2010

 

Boosaaso(Puntlandi.com);- Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya aaga dagaalka ee Buuraha Galgala ayaa ku soo waramaya in ciidamada Dawlada Puntland lawareegen guud ahaan deeganada ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Maxamed Siciid Atam.

 

War ka soo baxay Saraakiisha hogaaminaysa dagaalka oo warbaahita la soo gaarsiiay ayaa lagu sheegay in ciidamada Dawlada ay la waregeen guud ahaan goobahii ay ku dhuumaalaysanayeen maleeshiyaadka Atam.

 

Taliyaha Ciidanka Daraawishta Puntland Gen.Siciid Dheere ayaa sheegay in ay ciidamada ku guulaysteen hawlgalkaa lana wareegeen deegaano horay aysan ciidamada gacanta ugu hayn.

 

Gen Siciid Dheere ayaa sheegay in maleeshiyaadka Atam guud ahaan ka firxadeen deeganadaa ciidamadana ku raadjoogaan firxadka maleeshiyaadkaa,

 

Buuraha Gobolka Bari ayaa maalmahii udanbeeyay waxaa ka soo cusboonaaday dagaaladii dhawaan deeganada ka socday waxaana dawlada balanqaaday in hawlgalkaa soo afjaridoonto.

 

Ali Ahmed Abdi

Share this post


Link to post
Share on other sites

WAREYSI: Taliyaha Ciidamada Daraawiishta

Puntland

 

20 Oct 20, 2010 - 12:26:49 PM

Ciidamada Puntland

Koox wariyaal ah oo ka tirsan warbaahinta gudaha Iyo tan dibada ayaa soo gabo-gabeeyey socdaal ay ku tageen jiida Galgala gaar ahaan saldhigyadii labadii maalmood ee ugu danbeeyey ciidamada Daraawiishta Puntland kala wareegeen kooxda taabacsan ururka Alshabab ee uu horjoogaha ka ahaa Maxamed Siciid Attam.

 

Safarka wariyaashu halkaas ku tageen ayaa ahaa mid ay soo abaabushey dowlada Puntland kaasoo ujeedadiisu aheyd in shacabku arko saldhigyada ciidamada Puntland kala wareegeen, kooxda Attam.

 

 

Waxaana Wariyaasha markii ay gaareen goobaha safarkoodu ku wajahnaa ay kula kulmeen saraakiisha ciidamada Puntland & madax ka socotey Dowlada.

 

Taliyaha ciidamada Gen. Siciid Dheere oo ka mid ahaa saraakiishii saxaafada goobta markii ay tageen kula hadley ayaa ka sheekeyey bilow ilaa dhamaad howl-galkii ay kula dagaalamayeen maleeshiyaadka taabacsan ururka Al-shabab.

 

 

Gaari la sheegey inuu lahaa Attom

Gen. Siciid Dheere ayaa saxaafada u sheegey in kooxdaan ka burburiyeen saldhigyo ay lahayeen kuwaasoo dhibaatooyin amni daro ku hayey umadda Puntland shacab & dowladba iyadoo ay ku guuleysteen in cagta mariyaan iyaga oo daafacaya dalka iyo dadkooda.

 

Sidoo Kalena waxaa saxaafada goobtaas kula hadley Col. Cumar Cabdulahi oo ka mid ahaa saraakiishii hogamineysay dagaalkii ciidamada Puntland la galeen Kooxda tabacsan Al-shabab ee ku dhuumaaleysanayey Buuraha Galgala.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this