Sign in to follow this  
General Duke

Galoacyu: two Al Shabaab suspects executed by Puntland admin

Recommended Posts

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug gaar ahaan qaybta Waqooyi lagu qisaasay labo nin oo lagu eedeyey in ay ka danbeyeen dilka askari ka tirsanaa Dawladda hoose ee degmada Gaalkacyo.

 

Qisaasta labadaas nin ayaa timid kadib markii Maxkamada darajada kowaad ay ku xukuntay in la qisaaso,waxaana ka qaybgalay xukunka qisaasta oo goobjoog ka ahaayeen masuuliyin ka tirsan maamulka gobolka Mudug iyo dadweyne.

 

Goobta ay ka dhacaysay qisaasta waxaa si aad ah loo adkeeyey amniga oo ay sugayeen ciidanka amaanka.

 

Ma ahaan markii ugu horeysay xukun qisaas oo noocaan kale laga fuliyo magaalada Gaalkacyo.

 

Horseed Media

 

Categories: Puntland, Somali News

Tags: Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Dag Daga Ah;- Xukun Qisaasa Oo Maanta Galkacyo Ka Dhacay,

Posted by Ali on October 10th, 2010

 

Galkacyo(Puntlandi.com);- Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa ka dhacay xukun qisaasa kaa oo lagu filiyay dadkii ka danbeeyay dilka sakari katirsan Ciidamada Degmada.

 

Xukunka ayaa waxaa riday maxkamada darajada 1aad waxaana lagu fuliyay Maxamed C/laahi Cali iyo Ibraahim Saalax Cal Bare oo ah nimankii ka danbeeyay dilka askari katirsan ciidamada D/hoose.

 

Fulinta xukunkan ayaa waxaa ka qaybgalay Mamulka Gobolka Mudug mamulka degmada laamaha amaanka iyo shacabka magaalada.

 

Ali Ahmed Abdi

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^This has nothing to do with the failed bomb blast. This was an incident a while back when armed men attacked police and then were chased to the southern area, captured by locals and handed over to the police.

 

They were tried and now excuted.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ I don't think the Pirateland Imaam would execute his in-laws. My guess is they are either reer Arlaadi or Maakhiris. War jirabaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this