Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: TFG troops clear out bandits..

Recommended Posts

Ciidamada Dawlada Somalia oo maanta weerar ku qaaday goob lagu tuhmayay in xalay hoobiyayaal looga duuray Dekeda Muqdisho.

Ciidamada dawlada ayaa hab qarsoodi ah ku ogaaday in meel u dhaw Staduim Muqdisho ay xarun u tahay kooxaha hoobiyayaasha ku tuura Dekeda Muqdisho iyadoo ciidamada dawlada oo ku hubaysan gawaarida dagaalku ay maanta weerar xoogan ku qaadeen goobtaas, dagaalka oo ahaa mid qaraar socdayna ilaa 20 daqiiqo ayay ugu dambayntii ciidamada Dawladu ku guulaysteen inay lawareegaan aagaas.

Ciidamada dawlada ayaa kadib markay kooxdii halkaasi fariisinka ku lahayd kala wareegeen waxay isku balaariyeen aagaas oodhan iyagoo gaaray ilaa suuqa towfiiq oo xalay hoobiyayaal looga tuuray Dekeda Muqdisho.

Ciidamada Dawlada ayaa galabta lagu arkayay iyagoo si aad ah u hubaysan oo ilaalo xoogan ka haya goobihii ay maanta lawareegeen.

Allmudug.org

Share this post

Link to post
Share on other sites

Dagaal ku dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyooyin hubeysan Stadium Muqdisho

Somaliweyn Media Center (SMC) Mogadishu

waxaa is rasaasyn ay dhex martay ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxo hubeysan kaas oo ka dhacay Stadium Muqdisho, waxaana la sheegay in kooxahaas ay ahaayeen kuwo ammaan-darroyin ka waday halkaas, islamarkaasna ay Dowladu ku tuhuntay in halkaas ay madaafiicda laga tuuro.

Weerarkaas ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay hal ruux, waxaana iska horimaadkaan oo dhacay duhurnimadii maanta uu ahaa mid aad u qaraar iyadoo la sheegay in ciidammada Dowladda ay ku guulaysteen inay ka gacan-sarreeyaan kooxahaas rabshadaha waday, sida ay wararku tibaaxayaan.

Goobtaas weerarku ka dhacay warar aanu ka helnay ayaa waxay sheegayaan in ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ******** kooxahaas inay ka tuuraan hub deegaanka Towfiiq si ay ugu duqeeyaan Dekedda weyn ee Muqdisho iyo sidoo kale Madaxtooyada, taas ayaana keentay in ciidamada Dowladda weerarka ku qaadaan goobtaas

Ciidammada Dowladda ayaa waxay ku guulaysteen inay deegaankaas oo dhan isku ballaariyaan ayna ka sifeeyaan kooxahaas, iyadoo ay haatan ku sugan yihiin goobihii ay maanta gaareen, waxaan goobaha ay gaareen ka mid ahaa Suuq Towfiiq oo xalay laga tuuray madaafiicdii ugu badnaa ee ku dhacay dekedda weyn ee Muqdisho

Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe)

Mogadishu - Somalia

00252-1-5573.321

Mataan Gaaboow Muqdisho

Share this post

Link to post
Share on other sites
ansaar17   

This was the ********** meeting you're uncle attacked.

Now he succesfully turned himself against the people of mogadishu.

[ March 21, 2007, 01:06 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post

Link to post
Share on other sites

Bad boys bad boys

Watcha gonna do, whatcha gonna do

when they come for you

Bad boys, bad boys

Watcha gonna do, watcha gonna do

when they come for you

capt.sge.hej33.200307205819.photo04.phot

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^The last stand, Culusow, Abdiqasin, their Ugas & Galaal must have watched the latest action film 300. However this not the pass of Thermopylae & they aint the fictitious Spartans..

Share this post

Link to post
Share on other sites

^ My connections in hollywood could not think up any storyline that would have the clan courts comming out victorious.

Even Hollywood the land of ambition and of unlikely scenarios has no plot line or lifeline for the clan courts. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

^ LOOOOOOL. I know you are wishing for mutiny and desertion. Last hope eh?

Socod I wonder how you came to support the ICU, considering your a self professed non muslim. Am I correct?

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^Leave Socod alone he is wishing for hope. The TFG has troops saxib and is getting more. Some are now upset at their decesion not to contribute troops which has isolated them from the rank & file..

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this