Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland secretary of foreign affairs visits newly build hospital in gabiley Pics

Recommended Posts

Xaflad balaadhan oo loo Sameeyay Dhamaystirka Qaybtii labaad ee Cusbitaalka Gabiley oo Maanta lagu Qabtay Xarunta Cusbitaalka Gabiley.

 

 

Munaasibadani oo ahayd mid si heersara ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay dad wayne aad tira badan oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee bushada.. Daawo Sawiradda

 

Gabiley (Gabileynews):-Munaasibad ay furaha kula kala wareegayeen maamuulka Gobalka Gabiley,Gudida horumarinta Gobalka Gabiley iyo shirkada dhismaha ee Almis oo iyadu dhistay cisbitaalkan guud ee magaalada Gabiley,iyada oo maanta munaasibadaasi lagu qabtay gudaha cisbitaalka.

 

20100718063228.jpg

 

Munaasibadani oo ahayd mid si heersara ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay dad wayne aad tira badan oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee bushada .kuwaasoo is kugu jiray siyaasiyiin, aqoonyahano,salaadiin,cuqaal,boqoro,.dhakhaatiir,ganacsato,qurbo joog,dhalinyaro,haween, iyo dad wayne kale oo lagu soo casuumay Xafladaasi

 

4805049155_8c67b075ac.jpg

 

 

Gudoomiyaha gobalka Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi(xabiib) oo munaasibadaasi furaha lagula kala wareegaayay hadal kajeediyay ayaa ka waramay guud ahaanba xaalada uu kusuganyahay gobalka Gabiley iyo muhiimada wayn ee uu cusbitalkani u yeelan doono magaalada Gabiley iyada oo magaaladni mudo sanado ah aano shaqaynaynin cusbitalkii guud ee magaaladani..

 

 

Badhasaabka gobalka Gabiley ayaa waxa ugu horayn ka war bixiyay xaalada guud ee gobalka isaga oo sheegay in gobalkani gabiley ay dhawaan ku soo biireen dag-mooyin iyo tuulooyin cusub oo ay haatan dagmooyinku yihiin lix dagmo iyo tuulooyinkoodii,.

Waxa kale oo gudoomiye xabiib ka hadlay cusbitaalkani guud ee cusub kaasi oo uu gudoomiyuhu timaamay in gobalkani Gabiley wax wayn uga tari doono xaga caafimaadka..

 

4805672292_945d2a824f.jpg

 

 

Marwo Safiya Aw Aadan Meecaad oo ah gudoomiyaha ururka haweenka MAADEEQ ee gobalka Gabiley, urrurkaasi oo lahaa fikradii dib u dhiska cusbitaalkani,iyada oo marwo Safiya ugu horayn u mahad naqday jaaliyada reer Gabiley ee wadanka finland oo iyagu maal geliyay dayactirka cusbitalkan,waxa kale oo ay safiya ka waran tay dhibaatada ay dhakhtar la,aantu ku hayso guud ahaan gobolkan gaar ahaan magaaladan Gabiley iyada oo sheegtay in marka ay hooyadu umalayso ama ay dhiig baxdo loola cararo hargaysa taasina ay tahay mid dhibaatadeeda leh..

 

4805670656_e934709412.jpg

 

4805042693_eb62aa22a4.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

2 questions:

 

Where did all the money came from to build this amazing building?

 

Why would the foreign affairs spokesmen of Kulmiye, soon to be Minister of Foreign Affairs visit a Hospital wich is being constructed while he just arrived from Kenya a day earlier?

 

I am asking this, because Kulmiye promised a break from old tribal politics. A Minister should not have special tribal interest in certain regions. That was the whole point of having only 15 qualified Ministers. So they would all focus on their own field. I would expect the Minister of Health to visit Hospitals and not the Minister of Foreign Affairs.

 

Will they ever learn from mistakes or always be 'wrong' ones?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this