Sign in to follow this  
Emperor

President Yusuf's Live speech at the crowning of the New King of Beesha D

Recommended Posts

AYOUB   

Oh dear. Why the long faces? Didn't mean to hurt your feelings. As far as am concerned, this thread is not only about Yey's first "ceremonial" role, but also in the boliticks section of SOL. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Honestly what's wrong with all the naysayers, for some reason you either have deep clanish prejudice or you mistaken this for politics. Mase Oday Yey baa meesha tagay ayaa laga careeysanyahay. Again this is traditional event, reer Somali ah ayaa King-gooda caleema saartay, warkana iyagaa internet soo gashaday to preserve their historical heritage iyo Taariikhdooda.

 

Marka xumaanta maxaa keenay?

 

Of all people, Nuune oo ah ragga meesha ugu odaysanaa ayaa meesha lataaganba 'boqor kusheega' Heh?, adeer maxaa kuhelayna ood kacaraysantahay reer dhan oo Somaliyeed traditional elder ay caleema saaranayaan aflagaadaynaysaa...

 

Ciyaalkiina yar yar kala barta waxa laga hadlo iyo waxa kale, I for one would never say anything bad against historically traditional elders of the clans of Mogadishu, Hargeisa, Biadoa or any other Somali tribes.

 

Show some respect hadii kale awalba kaadida waad walaqan jirteenee, halkaa afxumada iyo cayda kasii wata/

Share this post


Link to post
Share on other sites

He was long time politician and would have been better to crown the son of late Boqor Maxamud, but the family decided to pass the crown to gonna be king Cabdullhi and we should congratulate him for that. As for those who are protesting about the D part, he might not be the king for all, but I think the tradition has been there for quite a long time.

 

To the rest of naysayers, tell them who cares your input.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xaaji Emperor, lool adeer, war heedhe waxba kama caraysni anu, cidna ma aflagaadeyn, waxaan ka caroodana maan arag, ee anigu boqorkaas ma aan dooranin, mana caleema saarin, caanana dusha ugama seyrin :D , marka maba aqoonsani bataatanba hadey aqoonsi la'aanteydu wax tareyso, walaa boqor muqdisho, walaa mid Beydhawaabi, walaa mid Barawaani walaa mid waqooyi, walaa mid galbeed, walaa mid Bari, shuqul kuma lihi caana la qasaarsho iyo caleemo geeda laga soo jaro ayaanba ka soo hor jeedaa.

 

Saas ay tahay duqa boqorka laga dhigey waa odey adeerkey ah marka halkaas baan uga harayaa, boqor ku sheeg danbena oran maayo smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^war ma adaa caanaha iska leh, mise geedahaa leedahay? maxaa kaa galay waxa la khasaanrinayo iyo wax kale aada shuqul kuleheen. Ungrateful rube.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

 

LOL@ this CORPORATE SPORSONSHIP--SOMALI STYLE (Golis wey biibtay! :D:D )

 

BOQ9.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AYOUB:

As far as am concerned, this thread is not only about Yey's first "ceremonial" role, but also in the boliticks section of SOL.

This isnt politics you are talking, its gossip. Go back to watching Ricki Lake.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by HornAfrique:

Good luck to the Boqor! Mid dadkiisa, dalkiisa, iyo diintiisa anfaco alle haka dhigo.
smile.gif

dadkiisa ma aha, qabiilkiisa dheh. Qabiilkiisa kii anfaco allaha ka dhigo dheh maadaamo uu boqor qabiil yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this