Sign in to follow this  
General Duke

Guriceel: Heavy fighting erupts Al Shabaab Vs Ahlu Sunna

Recommended Posts

War Deg Deg Ah:- Dagaallo Xoogan Oo Haatan Ka Soconaya Deegaanka Guri Ceel

 

Warka Naga Soo Gaaraya Deegaanka Guri Ceel Ee Gobolka Galgaduud Ee Bartamah Somalia Ayaa Waxaa Ay Ku Waramayaan In Dagaal Xoogan Uu Halkaasi Goor Dhowayd Ka Bilowday Waxaan Dagaalkaasi Uu U dhexeeya Xoogaga La Magac BaxayAl-Shabaab Iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca

 

Wariyayaasha Ku Sugan Gobolkaasi Ayaa Waxaa Ay sidoo Kale Soo Sheegayaan In Dagaalku Uu Yahay Mid Aad Culus Oo Jilbaha Laysu Laabtay Mana Jiraan Wax WaraAh Ku Saabsan Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaasi Oo Ilaa Iyo Iminka Soo Baxaya.

 

Wixii Warar Ah Ee Ka Soo Kordha Dagaaladaasi Adinka Ayaa Noqon Doona Kuwa UguHoreeya Ee Ka War Hela.

 

SBCInternational News-Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

War deg deg ah oo goor dhoweyd naga soo gaarey degaanka Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in goor dhoweyd oo daqiiqado ka hor ah uu halkaasi ka qarxay dagaal kulul kaasi oo dhexmaraya maleeshiyaad ka kala tirsan kooxaha Al shabab iyo Ahlu Sunna oo ku wada sugan degaankaasi.

 

Dagaalka oo qarxay wax yar ka dib salaadii Casar ayaa wararku sheegayaan inuu aad u kulul yahay iyadoo dhinacyada uu dagaalku u dhexeeyana ay isweydaarsanayaan hubka fudfudud iyo kan culus oo ay ku jiraan qoryaha baabuurta saaran ee “Tiknikada” loo yaqaan.

 

Goob joogayaal ku sugan degmada Guriceel ayaa usheegay Warbaahinta Horseed Media in ay ,maqlayaan rasaasta dhawaqeeda weli.

 

Wariyahayaga degaankaasina waxaa uu leeyahay xaalada gudaha degmada Guriceel weli waa ay cakiran tahay iyadoo dagaalkuna uu ka socdo gudaha xaafadaha degmadaasi.

 

Wararka ugu horeeya ee khasaaraha rasmiga ee ka dhashey dagaalkasi ayaa sheegaya in 7 qofood oo rayid ah la dhigey isbitaalka degmada ee Istarliin.

Ma cadda haddii uu khasaare soo gaarey kooxihii dagaalamayey, Horseed Media uma suurogelin inay xiriir la sameyso dhinacyada dagaalamaya.

 

Kooxaha Al shabab iyo Ahlu Sunna waxaa ay dhowaan ku dagaalameen gudaha degmada Guriceel.

 

Wixii ku soo kordha waxaad kula socon doontaan wararkeena dambe.

 

Source: HR Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Ahlu-El-Sunna? Who are they? When did they arrive on the scene? What are the names of their leaders (just in case some here might want to call themselves after them)?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

^^ Ahlu-El-Sunna? Who are they? When did they arrive on the scene? What are the names of their leaders (just in case some here might want to call themselves after them)?

Ahlu-El-Sunna Waljamaacah are Sufiyah sect of Somalia. If you really wanna know their leader mmm Abdullahi Yusuf is the leader, he is big time xerow aw suufi odeygu. And they do follow not spiritually though or maybe that too ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Ahlul SUnnah is claimed by everyone. These are Sufi Tariqas, no?

 

 

neway, when did they get armed militias? they doin xabad dikir tolow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by dhulQarnayn:

^^^What's wrong with being armed? Mise, only your shabab goons are allowed to carry weapons?

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Perhaps, you are lacking in comprehension and understanding due to heavy dozes of Cano Bore sniffing? For it seems like you'are trying make 2 plus 2 into 5; Nobody said anything is wrong with carrying weapons.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this