Sign in to follow this  
Siciid1986

Madaxweyne Siilaanyo oo Ka Qayb Qaadatay Bilawgii Ololeha Nadaafadda Hargaysa

Recommended Posts

Hargaysa-(TogdhNews)-Maxweynaha Soomaaliland Mudane Axmed Siilaanyo ayaa saaka Aroornimadii hore Olole Nadaafadeed oo uu Hor ka caayey ka Bilaabay magaalada Hargaysa ee Xarunta gobolka Maroodi Jeex.

 

Madaxweynaha ayaa hore u Shaaciyey in Guud ahaan Dalka Maanta oo Axada Dalka Fasax ahaan doono loona Dareeri doono Olole Nadaafadeed oo lagu uruurin doono Qashinka .

 

 

Waradii-nadaafada-ee-madaxweyha-mixed.jp

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another Good way to motivate the masses into taking things into their own hands, Mudane siilanyo showing like how it should be done.

 

May ALLAH reward you for the love you have for your Country and Peple

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this