Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Gen. Ilkajiir to Resign ???

Recommended Posts

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamul Goboleedka Puntland Gen. Cabdilaahi Axmed Jaamac Ilkajiir ayaa Waxaa lagu soo waramaya in khilaaf xoogani u dhaxeeya isaga iyo Madaxweyne C/raxmaan Faroole, Khilaafkan ayaa wuxuu imanayaa Markii Faroole ka hoos qaadi waayay talooyin badan uu siiyay Ilkajiir.

 

Khilaafka Labadan Masuul ayaa maalmahanba ka dhex aloosnaa Xaruunta Madaxtooyada wuxuuna haatan marayaa meeshii ugu dambeysay waxaana maalmaha soo socda lagu wadaa in uu is casilo Wasiirka Arimaha Gudaha Gen Ilkajiir inkastoo wararka hada soo baxaya ay sheegayaan in Madaxweyne faroole ka aqbalay Taloooyinkii u soo jeediyay Ilkajiir.

 

Wasiirka Arimaha Gudaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa marar badan kula taliyay Madaxweyne Faroole in uu joojiyo hadalada caadifadeysan ee uu Warbaahinta ka sheegayo kuwaas oo uu sheegay in ay taabanayaan qaabilo gaara islamarkaana kicinaya.

 

Sidoo kale Gen. Ilkajiir Wuxuu kula taliyay Madaxweyne C/raxmaan Faroole in uu Shaqada Warbaahinta faraha uga qaado Wasiirka Warfaafinta iyo Afhayeenka Madaxtooyada islamarkaana uu tix galiyo Wasaarada Warfaafinta.

 

Madaxweyne C/raxmaan Faroole kama uusan hoos qaadin talada Gen. Ilkajiir Wuxuuna u arkay nin isaga ujeedo kala ka damacsan amabase u soo dabcay Kooxaha Sheekh Maxamed Siciid Attam wuxuuna khilaafkoodu gaadhay meel xun yadoo ay wararkii u dambeeyay sheegayaan in Labada Masuul lakala dhex galayoo waan waan laga dhex wado basle Gen Ilkajiir wuxuu ku adkeysanayaa in uu is casilo.

 

Wixii Wara ee kasoo baxa Khilaafka Xoogan ee ka dhaxeeya Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Madaxweyne Faroole Wararkayaga dambe kala soco.

 

 

Laasqoray.Net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shilling   

Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha General Cabdulahi Axmed Jamac "ILKAJIIR" iyo Wakiilka hay’ada UNDP ayaa si wadajir ah xariga uga jaray suuq wayn oo ay dhistay hay’adda UNDP, taas oo ay ka dhistay caasimada Puntland ee Garoowe.

 

November 19, 2010

 

Wasiirka arimaha gudaha Gen.Cabdulaahi Axmed Jaamac ‘ilkajiir’ ayaa si rasmi ah u furay suuqa,waxaana uu sheegay in loo baahan yahay in ay hay’ada suuqa ay galiso albaabo iyo daaqado shabaq ka difaac cayaanka loo yaqaano duqsiga.

 

sawir4.jpg

 

sawir.jpg

 

sawir6.jpg

 

http://horseedmedia.net/2010/11/19/wasiirka-arimaha-gudaha-puntland-oo-xariga-ka-jaray-suuq-cusub-oo -ay-yeelanayso-magaalada-garoowe-sawiro/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shilling   

Duqa degmada Garoowe C/casiis Nuur Cilmi iyo Wasiirka Qorshaynta iyo Xirrirka caalamiga Daa’uud Maxamed Cumar oo iygana goobta ka hadlay ayaa mahad balaaran usoo jeediyay hay’ada iyo shirkadii dhistay suuqaan, inta dhiman oo ah korontada iyo biyaha oo ay tahay qaybtii ay lahayd Dawladda hoose sheegayna inaay dhamaystiri doono markii furaha lagu wareejiyo.

 

sawir3.jpg

 

sawir2.jpg

 

sawir5.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shilling   

Jacaylbaro,

 

Remember pictures speak a thousand words... as you can see these current picture of the General are showing a completely different story.

 

How on earth one can pick a negative news over this positive news coming out of the country is beyond me.

 

"Midi-Midi ku taag" policy ee SOL ka socotaa walee dad badan baa ku aqli belaay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

If this is true, it will save his good old reputation. He should seek a legitimate post in Sanaag rather than Garoowe. UNDP is ready to help all the regions of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I was just asking a question here dee sumuniyoow ,,, :D

 

and even if he opens suuqu it doesn't mean there is no problem ,,, he can even submit his resignation and do his "job" until his replacement arrives. Meesha ma malcaamad baad moodaysaa ,,,,

 

dhiig kar baa ku hayee dhakhtar u tag imikadaa ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

I like how some of these clan minded sites try to entertain their audiences. Knowing that puntland have dealt with the Galgala issues and it is all over. They are indeed running out of stories and are resorting to create speculations, hoping it might one day be true. Too bad for them and the wise ones know that the reality on the ground is far from that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NASSIR:

If this is true, it will save his
good old reputation...

Nassir, in your perspective--when did Mudane Ilka Jir ever have a "good old reputation"? Was he not one of the Puntland officials who oversaw the a$$ kicking of the Galgala miscreants? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this