Sign in to follow this  
General Duke

Courts capture A/qaybdeed HQ...

Recommended Posts

Maleeshiyada maxkamadaha oo saldhig ka qabsadey Col. Qaybdiid

 

Muqdisho- 27.June.2006 Maleeshiyada Midowga Maxaakiimta Islaamiga ee magaalada Muqdisho ayaa xaley saqdii dhexe la wareegay gacan ku haynta saldhig

ciidan oo hogaamiye kooxeedka Col.Cabdi Qaybdiid uu ku lahaa wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

 

Saldhig maleeshiyadkan oo ku yiil wadada Muqdisho uga baxda dhanka degmada Afgooye gaar ahaan halka loo yaqaan Siinka-dheer.

 

Maleeshiyaadka Midowga Maxaakiimta ayaa weerar gaadmo ah oo ay qaadeen xaley saqdii dhexe waxay maleeshiyada Cabdi Qaybdiid kala wageegeen gacan ku hayntii saldhigaasi oo muhiim u ah isu socodka gaadiidka ee Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.

 

Weerarkaasi ay qaadeen Maleeshiyada Maxkamadahu ma ayan jirin cid wax ku noqotey oo ka tirsan labada dhinac, waxaana qadar socotey israsaaseyn mudo la is waydarsanayey.

 

Col.Cabdi Xasan Cawaale(Qaybdiid) wuxuu ahaa hogaamiye kooxeedkii ugu dambeeyey ee ku biira isbahaysigii jirtaan beelay ee la dagaalanka argagixisada waxaa kale oo uu ahaa xubintii ugu horeysay ee ka baxa Isbahaysigaasi markii lagaga awood roonaadey dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho.

 

Ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay Col.Cabdi Qaybdiid oo ku aadan fariisinkan ciidan ee lagala wareegay.

 

Axmed Aar

SBC Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

This group is very organized. small steps but graudually progressing slowly. This is probably the begining of second round, totaly taking over Moqdisho. Overall it is better if one group takeover moqdisho.

Good by warlod Qaydiid we will not listen your cry.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder when will col yusuf join the ranks of this newly captured warlord. Maybe this time badabo will become a new islamic court or ICU

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ You can day dream. I wonder how long Hassan Dahirs new venture will last?

 

The question is why do these courts sign an agreement if they can reach Baidoa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

He is the Only warlord with big guns who remains in Muqdisho. Waa in la safriyaa back to the deserts of Mudug or be captured and brought to a court for his crimes. Ninkaan isagaa ugu xumaa qabqabloo dhan qabiil walbana waxbuu ka laayay. Ilaa iyo hadda wuu soo indha cad yahay. About time they sent him out of town or make him face the music :D

 

He is a huge threat to the security and the well being of the city and its residents.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xarago:

The gradual decline of warlodism era....when will the wind oif change reach Bay and Bakool?

Markee Waqooyi Galbeed iyo Togdheer ka xureyaan the last throes and remnants of the last regime. When they liberate those gobolo, then the 'wind of change' finally reaches somewhere. Otherwise, it ain't gonna reach no where, let alone pass Afgooye, the closest town to Xamar that is warlord-controlled and occupied, but supposedly ignored by the 'maxkamadaha' since the occupier is the Korneel Awey's distant cousin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Positive development, Mahkamaha have to deal with the likes of Qaybdiid and I suggest to include Indha'adde in the list to clear all doubts that they are a mere clan courts that aim not for the common good but clan hegemony.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this