Sign in to follow this  
haldhaa

Ramdaan Kariim my brothers sisters

Recommended Posts

haldhaa   

Waan idiin salaamay dhamaantiin I was away for a while but now I'm back inshaa-allah

I need advice from you waxaa jirta inan ila dhalatay waxey in muda ah wada socdeen wiii oo jaceyl ka dhexeeyay marki dambe wuxuu ku yidhi gacaliso guess what, wax kasto oo aan kuu sheegay oo aniga igu saabsan waa been waayo tijaabo ayeey iga ahayd oo daacadnimadaada ayaan eegaye waanan ku oogaday inaad daacad tahay aad ayaana kuu jeclahay

Marka maxey idin la tahay inay sameyso :confused: just forgive him and move on? mise inay cawda u jarto?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abaadir   

for all those years they were together she did not discover his real identity? Walaashaa meesha aqli kuma haysee ninka ha iska raacdo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
haldhaa   

for all those years they were together she did not discover his real identity? Walaashaa meesha aqli kuma haysee ninka ha iska raacdo

sidaad mooday maaha huuno inta ay is yaqaanaan sanad ma dhama jaceylkooduna waa Love at first site if you know what I mean waan ku barte waan ku caashaqe isku wadan hataa ma joogaan waa Long Distance Relationship

bay the way sorry inaan info-ga idiin wada siin hadaad aragto siday isku yihiin u think that they were in-love noloshoodiyoo idil

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Marka maxey idin la tahay inay sameyso

Hadaan kuu sheego waxey ilatahay inay sameyso, will you promise me inay sameeneyso. :confused:

Share this post

Link to post
Share on other sites
haldhaa   

Hadaan kuu sheego waxey ilatahay inay sameyso, will you promise me inay sameeneyso.

Maya huuno I can not promise inay sameyneyso waayo qof kale oon nafteyda ahayn uma balan qaadi karo I CAN ONLY GIVE HER MY ADVICE AND YOURS marka ayadey jirtaa inay qaadan doonto iyo in kale but still I WOULD LIKE TO HEAR UR ADVISE adigoo MAHADSANTAHAY

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Haldhaa aniga wiilka aan raac sanahay... Aduunka waa is badalay gabdhihiina badankood qaa'inoolayaal ee noqdeen... you can never trust a woman now a days...

Maybe the guy had a bad experience in the past and he got played hard before or maybe he didn't trust your sister because of her back ground..who knows..... But I don't think what he did was wrong... I agree with him...

He played his card the way he wanted and he reached his goal..it shows that he aint a bad guy coming up front at the end and leting your sister know the truth... Now he told her how he feels and explained his reason..is up to your sister to make the next move...but at least now she knows that he is in love with her and she will never question his true feelings for her.....

The world changed and the relationship game changed so waz her next move....she needs to make a move alone with no help and it has to be one that looks both side and very logical....Not one with emotions...

Wareer Badanaa!!!

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

Tuujiska, Ilaahoow advice hanoogu kaa dhiibin, acuuudkoow smile.gif qaw ka tuur bohol ka rid waadi ka xoor, balo

Haldhaa, walaalo haddey cawda u jarto soo baabi'i maayo dareenkay u qabtey asaga oo halkaas iyadu khasaari meyso, haddey xiriirka sii wada wataana ma ay hilmaameyso dhagarta iyo beenta uu ku abuurey, marka waa arrin u baahan falanqeyn iyo in loo shaaheeyo, anigu xaggeyga tala ahaan oran maayo cawda ha u jarto, kaliya waxaan oranayaa xiriirkii siduu ahaa hala sii wado laakin kii hore mid ka dabacsan ha ahaado xiriirka, yeysan nafsadeeda dhan u dhiibanin ninka.

Share this post

Link to post
Share on other sites
haldhaa   

Tuujiyee wrote

Haldhaa aniga wiilka aan raac sanahay... Aduunka waa is badalay gabdhihiina badankood qaa'inoolayaal ee noqdeen... you can never trust a woman now a days...

Maybe the guy had a bad experience in the past and he got played hard before or maybe he didn't trust your sister because of her back ground..who knows..... But I don't think what he did was wrong... I agree with him...

He played his card the way he wanted and he reached his goal..it shows that he aint a bad guy coming up front at the end and leting your sister know the truth... Now he told her how he feels and explained his reason..is up to your sister to make the next move...but at least now she knows that he is in love with her and she will never question his true feelings for her.....

The world changed and the relationship game changed so waz her next move....she needs to make a move alone with no help and it has to be one that looks both side and very logical....Not one with emotions...

Thanks bro I just want you to know there is nothing wrong with my sisters back ground that I'm sure of

nuune wrote

Haldhaa, walaalo haddey cawda u jarto soo baabi'i maayo dareenkay u qabtey asaga oo halkaas iyadu khasaari meyso, haddey xiriirka sii wada wataana ma ay hilmaameyso dhagarta iyo beenta uu ku abuurey, marka waa arrin u baahan falanqeyn iyo in loo shaaheeyo, anigu xaggeyga tala ahaan oran maayo cawda ha u jarto, kaliya waxaan oranayaa xiriirkii siduu ahaa hala sii wado laakin kii hore mid ka dabacsan ha ahaado xiriirka, yeysan nafsadeeda dhan u dhiibanin ninka.

aad iyo aad ayaad u mahadsantahay that is a very good advice

Share this post

Link to post
Share on other sites
murefu   

if ur sis was not capable of discovering his real identity....i may advive not to confuse here self with today'relationships(Xariir, jaceelka walidaa) plus when marriage come into her mind she might have arrangement marriage with one SHIIKH oo qarabada ah lagana hubuyay that he will not cheat on her...

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Nuune, adiga advice iska dhiibo hadii rabtid laakiin keega maxaa u ceynaa???? Playa hatter kaa tahay maxaan dhahaa..xaasidun waxasadaa............

Hadana waxaaba iigu daran lahjada aa lasoo baxday beynaka cuudu bilaah..."haddey cawda u jarto soo baabi'i maayo " waa ku dhaaran karaa kistaas buug aa kasoo xaday..looooooooooool.. bismilaah.....

Haldhaa anigu in aan walaasha dacayadeedo uma aanan ula jeedin walaal, laakiin waxaan iska soo bandhigay fikrada aan aniga ka qabo arinta aad noo soo mowducday walaal.. Raali iga ahoo hadaan wax xad dhaaf ah geystay....

ps. when you look for advice, on't just pay attention to does that you would like to hear..advices are not always does that the ear likes but some times does that you don't wanna know....

Wareer Badanaa!!!

Share this post

Link to post
Share on other sites
haldhaa   

Haldhaa anigu in aan walaasha dacayadeedo uma aanan ula jeedin walaal, laakiin waxaan iska soo bandhigay fikrada aan aniga ka qabo arinta aad noo soo mowducday walaal.. Raali iga ahoo hadaan wax xad dhaaf ah geystay....

don't worry about that bro wax xad dhaaf ah maadan geysan

ps. when you look for advice, on't just pay attention to does that you would like to hear..advices are not always does that the ear likes but some times does that you don't wanna know....

I know that huuno and I thank u for making the time to give me ur advice I really appreciate it thanks a lot

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this