Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Bintiland soldiers defect to somaliland

Recommended Posts

Ciidamo iyo Gaadiidka soo goostay Maamulka Puntland

Monday, 20 September 2010

Ciidamo iyo Gaadiidka soo goostay Maamulka Puntland

Burco-(TogdhNews)-Cidamo iyo Gaadiid ka tirsan Maamul goboleedka Puntland ayaa Caawa Fiidkii isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka ee Jiida hore ee gobolka Sool .

 

 

Ciidaman ayaa tiradooda lagu sheegay in ka badan 200 oo Wata Saddex Baabur oo Tikniko ah, Waxaan cidamada ay dhamaantood ka soo jeedaan Degaanka gobolka Sool.

 

 

Wixii warar ah ee Faah faahsan kala soco Shebekadda Togdheernews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

Khat must be flowing in reer Waqoyi households lately, there seems to be a repeat of certain topics and reactions over and over again. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

The clan enclaves era of popularity has diminished. Its time for people of Northern Somalia to set aside differences and to collectively mobilize towards polital maturity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

horta waa iga suaale militatriga Buntiland ma SSC bay kasoo wadajeedaan?

 

Sabatoo ah dee ilaa labo sano inta hadda lagajoogo marba boqolaal ciidan iyo gadiidkood oo soo goostaan maqlaa.

oo weliba hadda aiy kasii dartay oo marna aad maqlaysid waxaiy u goosteen SSC marna Soomaliland.

War ciidanku farabadanaa :D Haday saa tahaiy dee daraawishatani waa tii Soomaliya oo dhan qabsan lahayd :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this