Sign in to follow this  
Duufaan

ONLF FIGHTS MANY FRONTS

Recommended Posts

Duufaan   

Do you remember ambassador C/asiis what he done to people of region. The young people Cigaal handed to Ethiopian government, accusing just being member of ONLF. That was back than. The ONLF changed it is warfare policy. Since 2004, ONLF burned 55 cars registered Somaliland. Radiolaascaanood received warning from ONLF third time yesterday. This time ONLF is warning anyone who helping Somaliland traders do business in the region will be also target. What else can I say the cheap joke, selling Somaliland backfired, it only woke up sleeping chain. The next could be military confrontation and pure ethnic cleanse, if Somaliland do not rethink it is ill policy to neighbors tribe.

 

Jabhadda ONLF Oo Gawaadhi Ku Gubtay Kililka 5aad

 

Hargeysa, July 01,2005 (Haatuf) – Saddex ka mid ah Gawaadhida Xamuulka oo laga leeyahay Somaliland ayaa bishan June lagu gubay Kilalka Shanaad, sidaana waxa sheegay qaar ka mid ah mulkiilayaasha gaadiidlaydaas, oo u waramayey Haatuf Waxayna intaa ku dareen in Jabhada ONLF oo hubaysani ka qabatay nawaaxiga Wardheer, Ka dina ay gubtay baabuurka lambarkiisu yahay SL; 4857 Nissan.

 

Siciid Maxamed Maxamuud oo ah hantiilaha mid ka mid ah gaadiidka la gubay ayaanu ka waraysanay sidii arintaasi u dhacday, waxaanu yidhi “Anigu waxaan rarka ka qaaday Burco bishu markay ahayd 28/5/05, ka dib waxaanu ka soo laabanay 6/6/05, halkaasi oo aanu habeenimadii ku soo hoyanay magaalada Wardheer. Haddaba, markaanu ka soo baxnay Wardheer ee aanu ka soconay Kantaroolka qiyaas u jirta saddex Killo Mitir ayaa wax naga horyimid niman badan oo hubaysn oo noo sheegtay in ay yihiin Jabhada ONLF, saddexda gaadhi oo aanu is daba soconay nimanka shuftada ahi waxay nagu yidhaahdeen joojiya laba gaadhi ee kale waxay lahaayeen Taarikada Puntland, aniga kaygu waxa uu lahaa ta Somaliland, labadii gaadhi ee Puntland laga lahaa way sii daayeen, kaygana way la hadheen. Haddalada ay ku hadlayeen waxa ka mid ahaa “idinka oo ah ***** ayaad nimankayagii aad ku hayseen jeelasha idina waxaad doonaysaan in adna dhex-martaan. Amarka aanu baabuurta ku gubayno waxaa na siiyey gudoomiyaha Jabhada xoreynta ********iya (ONLF), intaa ka dib waxay gubeen baabuurkayga, labada baabuur ee kala waxa lagu gubay meel 15km u jirta degmada la yidhaa Xarshin oo ay degaan beelaha ***** â€.

 

Haddaba, arinta baabuurka ay ku gubeen Jabhada ONLF waxa ay socotay muddo badan, waxa ay hore u gubeen 36 baabuur oo laga leeyahay Somaliland ilaa hadana xukuumada Somaliland Itoobiya wax war ah oo rasmiya lagama soo sarin daka baabuurta laga gubana wax magdhow ah lama siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this